Suldaanka

Qatari Gov't mouthpiece Aljazeera, on UAE/Somaliland

Recommended Posts

gooni   

Waa mowduuc muhiim ah qofkii wakhti u haya.

Carabta xoolaheedu way kusoo raaxaysteen waana soo afjarmayaan sida  boobkooda ka muuqata.

Waxa laysugu yimid waa agoonta xoolaheedii

Soomaaliya waxaa laga helay dekado aad u badan, macaadinta noocyadeeda kala duwan, batrool iyo gaas badda iyo berigaba, xoolo nool oo sida ugaarta hilib macaan oo dabeecadda ku nool, hawo aan sumaysnayn iyo ciid bikra ah.

Balse nasiib wanaag waxay noqdeen dameer malab la saaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol

That is an uphill one. Suldaanka vs. Al Jeesira, but in the internet age, why not you can try.

I think Al Jeesira is better than BBC now for being propaganda, they are among the few media left that have some in depth info and analysis.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.