Suldaanka

President MBC en-route to Abu Dhabi

Recommended Posts

Build the road Kililka Somaliland that will bring together 10 million Somalis and other neighbors

Don't panic, don't even bother to think regarding the show dog and pony for what goes in HoA.

Never buy into the most abused words in the HoA today -regional integration -lol. Except for the road, port, common security..everything else is empty talk.

With Ghelleh just talk through third person and maybe at weddings and heaven forbid burials of common friend or prominent person, never with dog and pony show kind of trips and visits.

The sooner you finish the big projects the sooner you can approach Turkish, India...not China, Russia, Iran....those are too toxic at this time. Even India, Britain, Turkish are dangerous as America is pressuring them to be solely under its feet, but as small fish you can say oh I was simply swimming and somehow the ocean took me there. I am a poor guy no GPS of my own.

 

This road, port, dry port project may prove to be the most important project for the ages with far reaching consequences. It might even ensure that you will never have big security problem from both Kililka and Djibouti which means most of your borders can be guarded by locals and few militia locals, nothing to spend.

 

  • Like 2
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guess who the Reer Koonfurku hate most these days? It is not Ethiopia, in fact they are in bed with the Xabashi, their President is happily doesn't mind being the Escort for Dr. Abiye Ahmed.

It is not Kenya either, because you can see how much they tolerated Kenya's unwarranted naked attacks, they were turning their cheeks everytime they get slapped on the other cheek. 

And definitely, it is not Eritrea, Uganda, Burundi or all those.

Guess which country is their number one enemy. It is United Arab Emirates and the United Kingdom. 

Now using the old Algebraic formula of elimination. it is not UK or United Arab Emirates per say either. It is in fact, Somaliland. :D 

Now you know, Reer Koonfurka Xabashi wa necebnay... this or that. It is none of that. 

  • Thanks 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qaabkii madaxweynaha loo soo dhaweeyay waa wax qabad wayn oo usoo hoyotay snm

carrabtu way garanaysaa in intaasu dhinac tuuri karto dad khiyaali ku nool

Soo dhawaynta mutarjumka si uu sheekha ugu geeyo, wax wayn bay ka badalaysaa nafsi ahaan nin mudo suuxsanaa.

Awoowe xoolaha ama hantida carabta waxaad ku leedihiin sakada, oo ilaahay ku waajibiyay, maadaama aad faqiir tihiin ayaguna hantiiilayaal, taas qudheeduna waa inuu kasabkeedu xalaal yahay.

Daarta ugu dheer markay dhisayeen hargaysa dusheeda haraad baa loogu dhimanayay iyo gudaheedaba.

Maantana deked balaaran oo ku dhaw 400 meter iyo wado dheer bay dhisayaan faa'iidada kasoo baxdana itoobiyaa lagu qaybin doonaa.

Basaboorka snm'na way aqoonsanayaan

Xoolaha jamhuuriyadana waa loo dhoofinayaa dhawaan

Xookaha jamhuuriyaddu beec gaynayso xagee daaqaan?

Saldhigga military oo kan jabuuti ee maraykanka ka wayn asagana way dhisayaan

Halkaas waxaa kasoo baxaya

Aqoonsi, shaqo abuur, soo dejin iyo dhoofin.

Jiif iyo soojeedba miyaanay riyadu dhamaan? Ilaahow run uga dhig waa istaahileene.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Qaabkii madaxweynaha loo soo dhaweeyay waa wax qabad wayn oo usoo hoyotay snm

Awoowe, waxaan sawirtay neef xoolo ah oo saalo'dii ku dhegtay, dawadii caloosha inta la siiyay meel halkeer ah ducanayaa, cabaadka ka baxaaya yaabaysid. :D

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Allahuma aamiin waa duco fiican suldaan ilaahoow ceebteena astur.

Awoowe gacaliye sidaad u qaadatay xaalku ma'ahan waxaa ceeba in sidii caruurtii hogaamiyaha snm loogu ciyaaro

Mashruuc la bilaabmi karay sanado ka hor yaa dib loogu celiyay roog cas iyo soo dhawayn  waana lagu wada qancay caamo iyo culumo ceebta meeshay ku jirto waa halkaas.

Waxaa la yaab leh waqooyigu wuxuu carabta u dhoofi jiray qarniyo badan ka hor

Ilaa iyo iminkana la taliye fiican oo dhanka carabta odayga looma helin.

Awoowe carab sideedaba ama bataatanba dad ka hooseeya waxba lama qabsato umana qabato taa adeerkaa iga gaarsii

Qisada kale oo cajiibkaa oo hadaba meesha ku jirata waxaa weyaan xusbiyadii shacabka aqoonsi ku maaweelinayay sodon sano yaa ayagii la maweelinayaa sidoo kale

Soo dhawayn ka fiican tan snm puntland bay goor dhaw u samay doonaan sidoo kale ha degdegin walaalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne 

Saaxiib garawshiyada tan ugu fiican waa midda aad qarsataan adinkoo xaqiiqda og

Aniga waa ii sadaqo, hadaan idiin sheego waxii maaweelo ah, inaaydaan umadda wax qabad uga dhigin, oo aad meelaha lagu marqaamo la aadaan 

Baraha lagu kala fikir qaatana aadnan la imaan sawiro iyo soo dhawayn ee aad la timaadaan wax qabad dhab ah iyo waxa laga faa'iiday heshiisyadii hore ee carabta.

Awoowe aniga aragtidaydu waxay ku wajahan yahay soomaalidoo dhan, gaar ahaan snm oo marqaankoodu saa'id noqday baryahaan dambe.

Khaliijku dhaqaalahooda dayax gacmeed kuma samayn iyo aqoon loo aayo.

Waxay ku batrteen sida dawladaha faqiirkaa dadkooda loogu shaqaysto loona bah-dilo.

Snm haday saldhig military iyo dekado isugu darto carab, waxaan hubaa in reer hargaysa derajada sadexaad ka noqon doonaan dhulkay soomaali calankeedii u diideen.

Adeer carabtu waxay soo ogaatay inaysan soomaalidu isku filnayn maskax ahaan ama nabad ha haysataan, ama yaysan haysane, waxayna is tuseen mar haday yihiin dad muslina oo jaamacadda carabta ku jira, inay turkiga iyo reer galbeedka kula tartamaan khayraadka soomaalida koodana dhufays uga dhigaan, macnaha (dhaxal goroyo dhabad baa leh)

Waligaa ma maqashay dal carbtu gacan qabatay oo horumar gaaray?

U fiirso hadalkayga hal sano ka dib yaad casuumaad kale oo ku farxi doontaan ayadoo mashruucii wali wadada kusoo jiro.

Anigoo geel lisaya oo jooga buurtii hoos-wayn, yaa fahamsan takhdiidka meesha ku jira. 

Adinkoo jaamacado sheeganaya lafoole ilaa oxford yaa sawir iyo roog cas oo airport'ka  gadaashiisa la dhigay lasoo shir tagay.

Farmaajo wax wayn buu ka badelay siyaasadda dibadda ee soomaaliya wax qabadka qatar'na wuu muuqdaa wuuna soo dedejiyay..

Kuwa kalana wali waxaa laga sugaya wiishkii konteenarka lagu dejin lahaa iska daa dekad ay dhisaane, taasina waxay ku timid isku mid ma noqon karaan haybad dawladnimo iyo beel iskeed isu boqratay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.