Sign in to follow this  
Emperor

Learn your country's geo

Recommended Posts

Balad Amiin==Ziyaarada Sheekh Nuur Hussen

 

Maana-moofo===Ziyaarada Sheekh Murjaan

 

Mugaambo===Mashruucii Bariiska ee Mugaambo

 

Mashaqo==Ninbaa meesha degenaa naagtiisa ayaa nin kale la seexan jirtey markaa meeshuu kala guurey waxuu u bexshey Mashaqo meel kale ayuu dejistey waxuu u baxshey WURKOOY asaga oo ugu goodinaya ninkii ey ka raaci jirtey.misna dhibaatadi baa daba socotey illaa uu meel kale uga sii guurey oo ku nabad galay waxuuna u baxshey BELEDUL AMIIN--

 

Mareereey==Warshadii Sokorta

 

Hargeysa yareey ==waxaa ku badnaa reer SSC oo meesha aad looga shaqaaleeyey waqtigii Ali Khaliif Galeyr

 

Kumbareera ==Kun yaasiin ama Kunkaaga__meesha waa sixir badneyd marka qofkii maraya waxa la oran jirey ama kun yaasiin xijaab ah ama kunkaaga it means baabuurka deey

 

hada dadkii dhulkaa degana ee beezaaniga ahaa wax waalan oo galgaduud ka yimi cagahana cas yihiin baa nafta u keeney

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

This Thread is very old 2005 bal maxay u soo qufeen. Anyhow I am fortunate to have seen some of the places that the poster was talking about. As a child I visited: Jilib, Faanoole, Mugaambo, Kumbareera, Hergeysa-Yerey. Dhulkaas o dhan waa dhoobeey aad u qurux badan. Laakiin habeenkii Kaneeco aa eber kaa dhigayso. Allah tuulooyinkaasi Kaneeco badanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Miskin;728169 wrote:
Emperor, some of the names are in a different lingo sxb, those can't be in Somalia.

quiet.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

The name of the thread is Learn your county's geo. Ma aha wadankaaga inkir, muran lee maan wadeynaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this