Dalmar1

Breaking News(Treason): Farmaajo after Pressured by Abiy Ahmed finally accepts Kenya's claim to the Somalia Ocean and will abandon the ICJ court case

Recommended Posts

Dalmar1   

(Deg Deg) MW Farmaajo oo ogolaaday in kiiska Badda lagu dhameeyo wadahadal (Xog Muhiim ah)

 

Ilo wareedyo ka mid ah wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa  xaqiijiyay in MW Farmaajo loo sheegay in dowladda Kenya oo cabasho ah aay timid magaalada Addis Ababa. RW Abiye Axmed ayaa u sheegay MW Farmaajo in MW Kenyatta uu ku eedeeyay in isaga iyo kooxdiisa aay siyaasadeeyeen heshiis dhex maray dowladda Kenya iyo RW Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

RW Abiye ayaa sheegay in Soomaaliya aanay hadda dhaqaale ahaan iyo ciidan ahaanba aanay u diyaarsaneyn in aay dagaal la gasho dowladda Kenya wuxuuna ku taliyay Abiye Axmed in MW Farmaajo uu ogolaado heshiiska dhex maray RW Kheyre iyo Dowladda Kenya, kiiska Badda laga soo celiyo maxkamadda laguna dhameeyo wadahal aay garwadeen ka noqoneyso urur goboleedka IGAD.

MW Farmaajo ayaa ogolaaday talada uu soo jeediyay RW Itoobiya, wuxuuna yiri “Aniga waan ku kalsoonahay talada aad na siisaan.

A3E8692B-E0BC-4A09-9777-A3DB3A86BB3D.jpe

Qaar ka mid ah wafdiga MW Farmaajo oo ka gaabsaday in la sheego magacooda ayaa MOL u sheegay in markii uu soo dhammaaday shirka uu MW Farmaajo furka tuurtay, kuna eedeeyay RW Kheyre in uu galay QIYAANO QARAN. Mid ka mid wafdiga ayaa kula taliyay MW Farmaajo in aanu ku degdegin ballanta uu qaaday, uuna ka fekero caqabadda ka dhalan karta haddii uu si sahal ah ku ogolaado hanka Kenya ee ah in kiiska BADDA laga soo celiyo Maxkamadda.

Maanta oo ah maalin Talaado ah, waxaa aay galeysaa taariikhda baal MADOW, waxaa maanta masuuliyiintii ugu sarreeysay dalka aay ogolaadeen in si qasab iyo handadaad ah lagu xalaaleysto BADDA iyo xuduudaha Soomaaliya

Haddaba, waxaan sugnaa waa falcelinta shacabka Soomaaliyeed iyo haddii aay jiraan xildhibaano leh damiir dadnimo iyo mid Soomaalinimo oo ka dagaalama debinka uu Farmaajo u dhigay geyiga Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Farmaajo after Uhuru brutish threat and  Abiy ahmed the Oromo's ''wine and dine'' strategy  finally caves in to Kenya's claim to the Somalia's Ocean and will soon pull out of the ICJ court case, thereby Kenya winning a decisive Victory.

 

Abiy ahmed the Oromo's ''wine and dine'' strategy

image.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
19 minutes ago, Che -Guevara said:

Dalmar 

How much you do you want to bet you will be your own words?

Knowing your treacherous folks, i am willing to bet just anything at this moment of how big of a Treasonous act Farmaajo is doing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 minutes ago, Dalmar1 said:

Knowing your treacherous folks, i am willing to bet just anything at this moment of how big of a Treasonous act Farmaajo is doing.

What's anything? Specifics?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dalmar, waxaa filaayey inaa iska deysay wax ku deg dega aad si dhaqsa ah u gaartid. Muqdishonline meeqo mar beentooda bannaankanu soo baxday?

Calaa kuli xaal:

DF oo war ka soo saartay safarka Farmaajo ee Nairobi iyo mowqifkeeda dacwada badda ee maxkamada ICJ

Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay safarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ee magaalada Nairobi.

Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Kheyr ayaa sheegay in wada-hadallada Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta aysan wax shaqo ah ku lahayn kiiska badda ee yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee magaalada Hague.

Kheyr ayaa sheegay in Farmaajo uu u caddeeyey Abiy Ahmed in kiiska maxkamadda uu yahay lama taabtaan oo uu sidiisa u socon doono, balse wixii kale ee ku saabsan xiriirka labada dal iyo arrimaha diblomaasiyadda lagu xaliyo wada-hadal.

Kheyre ayaa sheegay in mowqifka dowladda Soomaaliya uusan waxba iska beddelin, islamarkaana ay dooneyso oo kaliya in lagu kala baxo go’aanka maxkamadda, islamarkaana mowqifka madaxweynaha uu kaas yahay.

“Madaxweynaha wuxuu diyaar u yahay kaliya in arrimaha xiisadda diblomaasiyeed ee dhowaan dhacay wada-hadal lagu xaliyo, balse kiiska maxkamadda waa sidiisii” ayuu yiri Kheyr.

Wasiirka ayaa sheegay in madaxweynaha uu doonayo in lasoo celiyo wada-shaqeynta labada dhinac iyo deris-wanaagga ka dhaxeeya iyo wixii kasoo hara kiiska maxkamadda.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
1 minute ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dalmar, waxaa filaayey inaa iska deysay wax ku deg dega aad si dhaqsa ah u gaartid. Muqdishonline meeqo mar beentooda bannaankanu soo baxday?

Calaa kuli xaal:

DF oo war ka soo saartay safarka Farmaajo ee Nairobi iyo mowqifkeeda dacwada badda ee maxkamada ICJ

Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay safarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ee magaalada Nairobi.

Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Kheyr ayaa sheegay in wada-hadallada Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta aysan wax shaqo ah ku lahayn kiiska badda ee yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee magaalada Hague.

Kheyr ayaa sheegay in Farmaajo uu u caddeeyey Abiy Ahmed in kiiska maxkamadda uu yahay lama taabtaan oo uu sidiisa u socon doono, balse wixii kale ee ku saabsan xiriirka labada dal iyo arrimaha diblomaasiyadda lagu xaliyo wada-hadal.

Kheyre ayaa sheegay in mowqifka dowladda Soomaaliya uusan waxba iska beddelin, islamarkaana ay dooneyso oo kaliya in lagu kala baxo go’aanka maxkamadda, islamarkaana mowqifka madaxweynaha uu kaas yahay.

“Madaxweynaha wuxuu diyaar u yahay kaliya in arrimaha xiisadda diblomaasiyeed ee dhowaan dhacay wada-hadal lagu xaliyo, balse kiiska maxkamadda waa sidiisii” ayuu yiri Kheyr.

Wasiirka ayaa sheegay in madaxweynaha uu doonayo in lasoo celiyo wada-shaqeynta labada dhinac iyo deris-wanaagga ka dhaxeeya iyo wixii kasoo hara kiiska maxkamadda.

Xigasho

Its still not making sense, why is Farmaajo in Kenya after all that humiliating acts Kenya/Uhuru have done to Somalia, the only reason is that Farmaajo has accepted the Talks between Kenya under Ethiopia inter-mediate outside the ICJ court.

This is by far a treacherous and a weak move done by Farmaajo, Allah ceeb badanaa.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

What a shame on fudeydkii Farmaajo!

Nin ku gardaraysay miyaa gurigiisa loogu tegaa, waa siyaasad xumo taasi. In uu Uhuru Muqdisho yimaado ayay ahayd

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

How I know Farmaajo is doing very good? His agonizing all bad actors. Separatist, anarchist and others who wants to maintain the status que. It seems here Farmaajo is going to extreme length to solve a important problem that effect the Somalia people, special those in Kenya . Farmaajo is a patriotic and will never sign a deal that gives away the Somali sea to Kenya. However I don’t think the issue will be solved anytime soon. The Kenyan government will  not be happy just to wait the court decision. The separist should be happy and wait when Kenya call their leaders to visit Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
WWW.CAASIMADA.NET

Nairobi (Caasimadda Online) – Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo cilmiga Juqraafiga ka dhiga Jaamacadda Minnesota ee dalka ee Mareykanka ayaa BBC-da u sheegay inaanay u muuqan in Soomaaliya…

Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo cilmiga Juqraafiga ka dhiga Jaamacadda Minnesota ee dalka ee Mareykanka ayaa BBC-da u sheegay inaanay u muuqan in Soomaaliya ay wax gorgortan ah ka geli doonto arinta badda.

“Anigu waxaan isleeyahay arinta ceynkaas ah suuragal u noqon mayso madaxweynaha Soomaaliya, waayo dadka Soomaaliyeed oo dhan waxay ogyihiin xaqoodu meesha uu yaallo, gorgortanna kama geli karaan arinta ceynkaas ah,” ayuu yiri professorka.

Kenya ayaa la rumaysan yahay inay doonayso in arinta muranka xuduud badeedka lagu xalliyo qaab hoose, halka Soomaaliyana ay ku adkeysanayso in laga warsugo go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee loo gudbiyay kiiskan.

Professor Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in haddii ay dhacdo in Soomaaliya ay gorgortan ka gasho kiiska yaalla maxkamadda, ay taasi noqon doonto “shil weyn oo siyaasadeed oo soo gaari doona wadanka Soomaaliya.”

Weli Soomaaliya iyo Kenya ayaan dib isugu celin safiiraddii u kala fadhiyay caasimadahooda, waxaana la tilmaamayaa in arintaasi ay ku xiran tahay horumarka laga gaaro kulanka Arbaca dhici doona.

Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa labada ayaa meel xun gaartay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaal xuduud badeedka lagu mursan yahay.

Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay 7-dii Febraayo lagu soo bandhigay xog sahmin oo keliya isla markaana aanay xaraashin ceelal shidaal lagu tuhunsan yahay.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Professor juquraafiga dhiga?

Waxaan qabaa dadka ay soomaalidu aqoonyahanka ku sheegaan inay wax barashada ku diri doonaan jiilka soo socda hadaysan idaacadaha iska dayn oo aysan ku ekaan inay juquraafiga dhigaan si biilku uga go'in

Aragtidayda ku aadan heshiiskaan mowqifka dawladda dhinaca badda way cadaysay, wax kaloo lagu hafto meesha ma yaalaan.

Balse waxa rafanaya waa dad nus gawracan isla markaana wax walba daldalool aan jirin ka raadinaya waxayna heleen idaacado ciyaal carrab la' loo dhiibay.

Mucaaradnimada wadaniyadda wadata iyo tan munaafaqaddu keento isku si loogumo dhawaaqo cid kastoo caano geel cabtayna way garan kartaa ama way kala saari kartaa.

Wadiniyaddu sida hargabka daka uguma dhacdo waa wax la fal gala dhiigga dhuuxa iyo naftaba, laab la kac iyo caadifadna way ka fogtahay

Dhawr ceel oo badda laga helay iyo farmaajo yaa soomaalida wadiniyadeedii soo celisay mar qura waa arrin xaqiiqda ka fog.

Sodon sano oo cid walba loo furay xuduud dhaqan dhaqaale, xagay soomaalidu ku maqnayd? Xagee hurdeen intaasoo sano?

Kenya waxay ku xisaabtamaysaa inay wadankaan baylahdaa wax ka hesho waxaana qabaa, inay isku yaraysay hadayba afar ceel kaliya hawaysatay.

Itoobiya waaba isa siisay gebigiisaba siduu u dhanyahay hogaamiye beeleedkii aan casuumaad ka helina waa hogaamiye ka liita kan beesha kale.

Farmaajo abey ahmed qorraxda wuu u diiday wuxuuna dallad ku geeyay ilaa hooska, waxa beelihii kaloo dhan ka masayreena waa intaas.

Been idiin sheegi maayo hadaad aragto somaali wadan jecel waa waa qof waalan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.