QUANTUM LEAP

Do names go out fashion...

Recommended Posts

Baashi   

Boowe tuma ahayd kolay waa fariid fariid dhashay e? Berrigaan wiil hooga ahaa maba cafiyeen.

 

Maandeeq Qorran Qallanjo Luuleey sidaa wax uma xasuusto laakiin waxaad iila yar ekaatay mid ka mida ah hablaha aan jeclahay sida ay afkaarta u dhiibteen sida Raxmah, Tami, iyo midaan aanan xasuusan magaceeda haatan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashow Haneefah waa Haneefah Abraar. Wax la quuri karo maaha runtii! Waa hore baan ku iri magaca Abraar is ka beddel waa cay'e hadde waad aragtaa inay magac cajaa ib leh lasoo noqotay!

 

ps- haddaad Abraar garanweydo waa ku dhammaatay awoowe, blame your old age!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^usheeg, odayaasha yaa maanta ii soo diray.

 

LoL@Xiin. war cusub, Abraar cay ka fog ee see wax kaa noqdeen adeer, luqadeed wax ku fahantay waa yaabee?

 

Baashi, you weren't too far off but I do see old age is catching up. :D

 

KK...walee waad iga qoslisay, balaayo ku tumi weyday, saad dad aan ogahay ula shekeysaneysay baad si kale inaad wax u akhrido keentey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Baashi:

Maandeeq Qorran Qallanjo Luuleey sidaa wax uma xasuusto laakiin waxaad iila yar ekaatay mid ka mida ah hablaha aan jeclahay sida ay afkaarta u dhiibteen sida Raxmah, Tami,
iyo midaan aanan xasuusan magaceeda haatan.

Its Serenity now :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ma xasuusatid waagaan ku iri Abraar lag fiican ee iska daa yaa Haneefah?

 

Abraar labo micnay leedahay. labaduna ma fiicna :D . laakiin aan kala faaideysannee bal ii sheeg sidaad adigu u taqaanid Haneefay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Jimcaale:

^Booweyaal inanta maad ii deysaaniin.

Ariboowe ma Haneefah aad u fakfakan? Haye adilee shukaami odayaashaan warkooda ka bexee... :D

 

Haneefah, xaanka ogahayhee, ani hal tumid aan aqaan, igaarkaana Tumaa uu dhahay wah...Ani adoo lagu tumaayo maan fiirsan karaahee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Maandheey maxaa ikaa daba dhigay. Odayadan waxay qaniijiyaan looma sahlo.

 

Haneefooy: Magacyada waabad ku dheereysaayee mid aan wadaagno maad noo raadiso. :D

 

Abraar iyo Xaniifaba maba kala yareystaan. Sow Nabi-allow Ibaarhim ma aheyn kii lagu sheegay Xaniifnimada. Abraarta Qur'aanka lagu sheegay waxaan aheyn uma aqaan, Watawafanaa macal Abraar. Saalixiinta Ilaahey iyo Malaa'igta??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

I changed mine as my original was fine when i first got here but realsitically it was an old, habar-ish nickname. I decided it was time to update and get with the program.

 

:D @Boowe/Baaye. Ebedkeey waxaan arki jiray islaamo indhaha isku haayo oo hadalkaas isticmaalaayo. Nin ma arag SOL ka hor. Wallee maalinba wax uun baad maqli.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.