galbeedi

Another honest man killed in Mogadishu, while the Southern elites are sipping tea in hotel Al-Jaziira.

Recommended Posts

gooni   

Allaha u naxariisto ehelkiisiina samir allaha ugu badelo

Muqdisho waa meel dadku isaga xeraysan yahay sumad ma leh.

Gaarigii qarxa taariko ma leh qofkii dhinta faro kaydsan ma leh telefonka qofka iyo No'kiisu isma leh

Ciiddan kasta waxaa ka fiican raad raaca qof kasta lagu samayn karo.

 Xagee seexdaa?

Maguciis?

Goormuu dhashay?

Ma soomaalibaa?

Yaa ugu dambeeyay oo soo wacay telefonkiisa?

Macluumaad faro ma laga hayaa?

Way joogaan dal kastoo ku yaal aduunka dadka xag jirka, balse qof kasta sumaddiisa gaarkaa way kaydsan tahay

Waana sahal in dadka amniga ka shaqeeya ay ka hor tag iyo ka daba tag labada heli karaan.

Muqdisho iyo soomaaliyoo dhan hawl badan yaa ka qabyaa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

The Somali people has been taken hostage by this city for a long time. Why would anyone kill an 80 years old man who dedicated his life for his country and community?.

Waa dad aanay Islaanimo, baniaadanimo iyo Soomalinimo madna kugu bixinayn.

unlike the corrupt members who spent three weeks in Nairobi and one week in Mogadishu hotels, he decided to live among the people.

This town needs tough love. I would bring a curfew from dawn to dusk. eliminate the criminals and their business associates. Those from Mogadishu must hand their killers and criminals or Somalia will suffer for ever. 

Mr. Farmaajo stop aiming the moon and fix your neighborhood in Mogadishu. In Africa, the most important place is the capital. If you build and make it safe all will come. Forget about Bay, Kismaayo or Galmudug, fix the national capital. If you can't change the system , at least try to disrupt and shake the system.

You have 5000 Burundi soldiers in middle Shabbelle yet, you can;t travel to Jowhar. Why you watching this.

Just look at Boosaaso, after few prominent  people were killed, the puntalnd security has dealt harshly the suspects and their associates regardless of their clan. 

How long this thing will go on. Xildhibaan Boqore had already lost a son ten years by the same killers. It seems that men of character who question the status quo have been murdered in this city, again and again.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
HORSEEDMEDIA.NET

Jeneral C/llaahi Xasan Bariise oo ah taliyaha hogaanka ilaalinta canshuuraha ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ciidamada ammaanku ay gacanta ku hayaan shaqsiyaad lala xiriirinayo in ay…

Galbeedi Alshabaab's aim is the destruction of the elite Somalis regardless if they are from the south or the north. You do acknowledge that the city of Mogadishu have suffered the most ifrom Alshabaab or anarchist mayhem.  The people in the capital city should rise up against these senseless killings and should work with police to apprehend these killers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Muqdisho maxay kaga duwan tahay magaalooyinka kale? Waa su'aal aad muhiim u ah

Qof walbaana aragtiisu waa u gaar sida dadka wejiyadooda alle u kala duway bay ayaduna u kala duwan tahay

Aragtidayda

Waxaa marinkii iyo meekhaankii ay muqdisho lahayd, ka lumiyay markii beelu sheegatay 16 degmo oo aad u wayn oo isku magaalo qura ah, hadana soomaaliyoo dhan wadnaheedii ahayd ama wada dhisatay.

Kow

Beeshii sheegatay waxaa ku filaaday hantidii dhex taalay ilaa iyo maalinkii la degay oo wax walba lahaa, waxayna is tuseen inay dawladnimo looga maarmi karo barwaaqdaan la helay ama ha noqoto hanti guud ama ha noqoto mid gaara.

Canshuur lagaamo rabo qofkii gurigiisa sheegta xabad isaga dhufo, haduu asagu doortay inuu meelaan sharci ka jirin af soomaali la yimaado.

Waxaad tusaale kuugu filan ganscsatadu waa labo wajiilayaal odoyaashunu sidoo kale (ilaa man raxìmulaah)

Shacabka caadiga ahna jidka la xiro wuu dhibayaa oo ayadana waxaa is-gaarsiinta looga sheegay ama ay ka maqleen in beesha kaliya la dhibayo reer boosaaso wax mushkilada haysan fooxooda iyo kaluunkoodana dabku ka damin.

See loo xasilin karaa muqdisho?

Walaalayaal iyo wadankaan meel fog buu ka yimid talada ha la wadaago laguma xasilin karo aragtidayda.

Waxaa laysku wadaa xukun adag iyo mid qabow oo is garab socda

Qofkii loo qubeeyo shukumaan baa la siiyaa waa qaacido fiican oo wax lagu wadi karo

Mushkiladda ugu wayn waxaa weeyaan

Matalan,dadka markii la istaajiyo meel lagu baaro oo ciidamada amnigu joogaan maxaa la waydiiyaa?

Ma qabiilkee tahay? Mise gobolkee ka timid? Aabahaa magiciis?

Ciidanka amniga waxaa ugu horeeya oo is bara ayaga iyo shacabka waa aqoonsi uu jeebka kalasoo baxo qofka la waydiiyay.

Aqoonsiga iyo ciidankana waxaa is bara macluumaadka ku kaydsan oo aad u fara badan.

Intaa hadii soomaaliya laga waayo waa duur joog bahalo dilaa ah meel ugu xaraysan tacsina laga dhamaan maayo abid.

Shirkada telefonada dad gaara leh ka warran qof aan sumad lahayn haduu todoba kaar ha maalin ah gadan karo?!

Dawladda iyo ayagu way kala madax banaan yihiin.

Taarikada gaariga puntland snm iyo muqdisho way kala madax banaanyihiin wax xirrir amni ah kama dhexeeyo waa sedexda taariko oo soomaaliya ka shaqayso

Warkayga markii lasoo koobo dawlada soomaaliya waa dawlad ku dhex jirta dawlado kale oo hadafkoodu yahay siday dhaqaalo u samayn lahaayeen ciidankooduna waa wax alle waxaan waxaan dawladnimo rabin.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Waxaa la sheegayaa in ciidamadii ilaalada u ahaa ee  police ka ahaa in dowlada ka qaaday few weeks ago because he joined political party and if that is true then dowlada ayaa dishay xildhibaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
2 hours ago, Apophis said:

The blame lies squarely on farmajo. Id he can’t bring peace to Mogadisho he can’t do it anywhere else. He must go.

Foreign policy is second to domestic policy. He has lost focus and is enjoying the high life. He is corrupt and contemptible. He must go.

In any other society, the top men are held responsible and must pay the price (resign or be ousted). In Somalia, the blame will always be with some boogeyman called Alshabab because that is waxa lagu qaraabto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
22 hours ago, galbeedi said:

The Somali people has been taken hostage by this city for a long time.

RIP the deceased.

galbeedi,

I hate to say I told you so, since you were always against the SFG moving out of Mogadishu. Jowhar or Baidaba for a year even 6 months would put Mogadishu in place and show the big wigs in Mogadishu to behave. When all the money moves out of the city.that would be quickest message. After that the locals would be guards themselves.

In Jowhar or Baidaba, you don't need big money. The locals would do most of the security and safety themselves with pride.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.