Saalax

Broke Somaliland region struggles to pay its workers salaries

Recommended Posts

Saalax   

[Xaasaasi:-] Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta Mushaharaadkii.
 

Monday 18th February 2019 08:49:18
 

 

Hargeysa(Karin News)- Xukuumada somaliland ayaa tahli kari wayday inay bishan Feberuary bixiso mushaharkii shaqaalaha dawladda, Waxaana shaqaalihii dawladda la kowsadey handaraabkii xukuumaddu saartay dalka

Shaqaalaha dawlada ee ka hawl gala hay’adaha kala duwan ayaan ilaa hada qaadanin mushaharkii bisha Feberuary kaas oo aan la garanayn sababta keentay dib u dhaca mudada qaatay eeku yimid.waxaana isqoorsadey catowga shaqaalaha dawladda waxaaney ilaa hadda fasiri karila yihiin sababta uu udabran yahay mushaharkii shaqaalaha dawladda oo muddo dhaaf ku dhaw walina xukuumadda Somaliland arrintan kamay hadal waxaana wer-wer iyo walaacow soo food saaray shaqaalihii dawladda oo iyagu ka cabsi qaba sidii ay usii shaqayn lahaayeen,



Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa xukuumada si adag ugu dhaliilay inay bixin kariwaydo mushaharkii shaqaalaha dawladda.


Afhayeenka xisbiga Waddani oo ka hadlaya mushaharka maqan ee shaqaalaha dawlada ayaa waxa uu yidhi "Bishu maanta 17 ayey ku socotaa, shaqaalihii dawlada ee qaranka u shaqaynayey badankoodu wax mushahar ah may qaadan, waana waxyaabaha cajiibka ah ee aanu caqliga dadku liqi karayn.”



Xukuumada somaliland ayaan ilaa hada faah faahin ka bixin sababaha keenay inay bishan bixi waayaan musaharkii shaqaalaha dawlada, iyada hawl wadeenada ka shaqeeyaa laamaha dawladuna ay wali dhawrayaan inuu soo gaadho mushaharkii ay xaqa u lahaayeen.

Sources Wargeyska SAHAN

KARINNEWS.NET

[Xaasaasi:-] Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta Mushaharaadkii.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.