Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada cirka Soomaaliya oo u dabaaldagaya sanadguuradii 59-ee aas aaskooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada cirka Soomaaliya ayaa maanta u dabaaldagaya sanadguuradii 59-aad oo ah xiligii la aas aaaay.

Munaasabada dabaaldaga ciidamada cirka ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo Muqdisho.

Masuuliyiinta dowlada ayaa lagu wadaa in ay ka qeeybgalaan munaasabadaasi.

14 Feb ee sanadkii 1960 ayaa la aas aasay ciidamada cirka oo qeyb ka ah ciidamada xooga dalka soomaaliya.

003.jpg?w=1000&ssl=1

Dayac badan ayaa laga dareemayaa ciidamada cirka ee soomaaliya tan iyo markii ay bur burtay dowladii dhexe ee soomaaliya.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Ciidamada cirka Soomaaliya oo u dabaaldagaya sanadguuradii 59-ee aas aaskooda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this