Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Toban Kun Oo Qoys Ay Soo Food Saartay Biyo La’aan.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in toban kun oo qoys oo ah dadka Barakacay ee ku nool gobolada bariga Somaliland ay soo food saartay Biyo la’aan.

Cabdikariin Axmed Xinif, guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Somaliland ayaa sheegay in dadkan gurmad degdeg ah loo fidin doono, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this