Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade lagu dilay magaalada Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Mid kamid ah ganacsatada gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Salaad Cabdi Cukaash ayaa caawo lagu dilay magaalada Boosaaso.

Salaad oo xisaabiye u ahaa shirkad ganacsi oo lagu magacaabo Horseed ayaa lagu dilay xaafadda Raf&Raaxo ee magaalada Boosaaso gaar ahaanna nawaaxiga masjidka Cali Bin Abu-Daalib oo uu salaadda ka soo baxay.

Ma jirto weli cid weli cid loo qabtay iyo cid sheegatay midna dilka loo geystay ganacsade Salaad.

Faahfaahinta kala soco Puntland Post

The post Ganacsade lagu dilay magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this