Sign in to follow this  
OG_Girl

How do you imagine other Nomads?

Recommended Posts

Wiilo   

Shoobaro sxb, Ku soo darnoo sawirka Garab Tuujiye, iyo Feebaro hala arkee siday u egyihiin ayagana..........Lol :D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Marax yahee Feebaro is me lee...

Inabaqti lagde baa la iigu magac daraa...

 

I Was Feebaro laakiin magaca waa la ii diiday bay adeer Amiir nooh...

 

Amiir waa ku tuugaa iidaa aan soo ceshto magac ceygii nooh...........! maxa waaye nin yahoo? Raashiyaan rooti loo diiday aaba naga dhigtee...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

wlc sxb....gacma furan iyo suxulo laab laaban baan kugu soo dhaweynay. aniga waxaa la iyiraahdaa ina Baqti lagde..AKA Garab Tuujiye AKA ragyaqaan AKA Gneral Kopra AKA "Ar ka carara"...wax aad jeclaatid iyo wax necbaatidba aniga ayaa iga soo raadsankartaa....

 

Waxaan ahay ninkii ugu horeeyey oo meeshaan ka taagay calanka shiinees. Waxaan ka mid ahaa ragii ugu horeyey ee meeshaan sabaxadeeyey oo geesaga ka murxiyey.. Waxaan mas'uul ka ahay ururka garbo xanuun saariska specialy xaga gabdhaha...

 

Sxb ha ila yaabin hana iga nixin.

 

Hablo badan baa meeshan jooga oo wili iftiimiya, hadii ee kugu firrshan indho waaweyn adna ku fiiri indho weyn oo wili iftiimiya sidii tooshkii..

 

laakiin iska ilaali kuwa dhaha "say walaahi" ileen waa caruuree, iyo kuwa dhaha "xagee ka shaqeysaa" ileen waajeeb ugaaratee, kuwa dhaha "18 baan jiraa" ileen waa cajuuuuuuuuusatul cadiimee...

 

wlc sxb ii baashaal...lol..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks Garbo tuujiye sxb....waa dhawahee, iyaah meesha waa isku dhacee haye lakin usheeg gabdhahaan ha soo fiirinina dheh wilkaan coz waxbaa kasi ah.. waraa holla at you guys later meel usii carariye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

First of all, Wlc Jabarjaan, ku soo dhawaaw Sol,

sida aad aragtaba magacayga waxaa layiraahdaa ina

shimbir dabto, aka Yariista aka

Wiilo.. :D:D

wiilo waxaa la iibixiyay intii faraha iyo

suulasha iga qarqaroofan "Banooni"

daraadiis.. :D

Intaa waa kaftan........Lol :D

 

 

sida Garab Tuujiye u sheegtay in uu in badan Sol

 

dhextaagnaa, aniga mabadna inta aan Sol member ka

 

ahaa......si kastaba arintu ha ahaatee sxb soo

 

dhawaaw....Mininka mininkaadi waaye........Wax

 

qaboow iyo wax kuleeyba iigu imaaw.....Lol :D

 

Haddii aad isku fiicantihiin "Qaxwa Qaraar iyo

 

Xabad moos Bukooni" iniga iigu imaaw.....Lol :D

 

wixii kale ee aad ubaahadid dhalinyarada waa

 

badan yihiin.....koo Quraan kuugu aqriyo, koo

 

canjeero Qaleel ah kuugu soo tuuro, (Garab Tujiye)

 

koo politics sanka kaa galiyo, koo shactaro kuugu

 

wareeriyo, koo iska murmo sidii in wariiri

 

qaniini, iyo koo iska kaa caayo sidii albaab la

 

furay, intaa oo dhan ugu imaaw halkaan (Sol)

 

saaxiib. Warkii oo kuukuusan oo koombo kujiro Soo

 

dhawoow, warkaada iyo kiishadaada biyaha horay u

 

soo qaado, maxaa yeelay intii Sol joogtid war iyo

 

biyo ba waa u baahantay......Fadhi ku dirir

 

gurigiisa aad soo galishi sxb......Safka soo gal....Lol :D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hay i wasn't talking about that, in fact iam happy for u. Allamdullilaah, maashaa Allaah.........brotha, Any children? :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bess.   

shoobaro.....stop sending ur relatives pix to us......we get the idea....they r " a little hard to face..."..... ;)

peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this