Sign in to follow this  
OG_Girl

How do you imagine other Nomads?

Recommended Posts

Qac Qaac   

waraa darawal ma nihin ee faraha naga qaad.. laakiin i have to admit iskay_baro heeso raadis lee ku jirtaa ayaamahaan hadal dhan maba heeso, maxaa ku dhacay qofta tuujiye..

 

Wiilo may fadaase?... maxaas kuu daran, maxaa kuu qaboow kuu kulul.. ramadaan wanaag san akhyaarta cafis iyo saamix.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Of course, waa cafisantahay 100% adigana sidoo kale ayaa lagaa rajaynayaa sxb........Cafwan....

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qaacqac Ilkaha ka jab maku dhahaa balaayayow

Qaaca badan leh sidii

Qorya la shiday

Qarax q****** waynow

Qamuunsanow

Qaaxa weynow

Qub & Qac

Qaamoow

Qankiish hala gaa gubee

Qalooco

Quraanka hala guugu

Qaadee

Qabowso

Quraansho Qabow

Qaniin

Qorweytaalana ku

Qandiirso

Qudbadda haku

Qabatee adoo

Qanshiir weyn

Qaacqac.

:D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ar ma ogeen in aad magacayga saas u jecleed.. i am impressed..

 

wiilo

wir wirleey.

waraeey

war ku go'

wiil jeclaa

wiilo fiilo kugu dhacday ma dhahaa.

wiilo il daran

wiilo wiish isaar

wiilo wiifley

wir iga dheh.

washeensi maku daraa mise waa ka dhaafaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qaacqac Qandha ku dishay ma ku dhahaa

Qombob oo Qalooco ma ku dhahaa

Qandho Qaab daran sidii

Quraanjo Qaanjeer ku taalo Qaxootiyada ka Qaraabato.

Qanjahiisa aa u moodid Qamarji Qamoow Qashiir Qabo

Qaabkiisa aa u moodo Quruwaale Qaawanoo Qanjicil galay.

Qoortiisa aa u moodo Qaraxeey-miinshaar oo Qumanaheedi Qal-Qalooc u galay.

Qob moos oo Qalalay ku Qufac ma ku dhahaa mise waa kaa daayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Raula adi qaskaa kugu nacay nooh..meeshaa qAc iyo wuf..aa ka socoto markaas aa qash qashaade...hada fiiri wekala shiixayaan..qac'qaac aa red handed ku qabaty..suu u ekaaday lee fiiri maskiin..wijigiisa aad u qabto "qurwaale gaajeysan"..Iyo wiilo see hadal QQ ugu waday kilyaha qabsatay daal daraadiis ayaa soo dhex gashay...maraxat.com iga dheh...

 

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab Tuujiye lagaa

Tuuji oo

Tuugso adoo

Tuurweyn

Turturoo oo ha

Tiirsan

Towxiidka Tiirkadhigo

Taakulo Waa sidii oday

Tusbax dheer oo

Tartiibsahaayo.

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Gabdhaha waa loo cudeeyaan, Wiilashana.........Lol

Raula sxbtey

Raaxeyso oo

Roob hakuu da'o

Raaxey sidii

Reexaantiin

Run sheeg

Raxmad hel

Raxmaanka hakuu

Raxmadeeyee

Ruclee

Raaxa ku nooloow.

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, aftahan iga dheh, adiga kooxda waxaa lagugu daraa xilkasyaasha xero awdyaasha kuwaasoo xunbuda cuskada kokley maaxaan, ama maskaxdoodu burqata kolkey mala awaaraan. hoorintaadu waa heer sare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this