Sign in to follow this  
OG_Girl

How do you imagine other Nomads?

Recommended Posts

Wiilo   

raula waa X-sxbtay waaye.........but waa iga dhuumati :confused: ii soo raadiya raula sxbtay

:D

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^^Ar RAULA san RAULA mukati lee maqlaa smile.gif ...unuka maxaas ka rabtiin abooto RAULA..cajiib! Break yara qadaana-leerta...markaas so noqdo waxaan maqlaa le RAULA bakeeri jeebise..ar maskiinta iska dhaafa yaqee ha inka lleersatee :D

 

Wiilo-balaaya kula walaate-mandhay haigu dirin dhallinyarada icon_razz.gif -wariiri badanaa meshaan. ;)

 

arios amigos I have to get back to work! Wiilo-you corny yankee doodle! leave RAULA alone and dhalinyarada iska celi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ardaya keenyatidaan qaanjeerta ugalida geesaha kaga taalo!!............lol.

 

Wiilo kaalay raula xeradii qaxootiga otango in ee nurse ka aheed ma ogtahay?...shanmar ee dhuudhi cagaheega ka bixisay qoftaan...ajar iyo xasanaad ilahey haka siiyo..Raula abaalkeeda malagudi karo...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab_tuujiye........aboowe raula ma aragti waa soo noolaati........mukaatigaa ka dhamaadi.......baluubaantana is kaba dhaaf warkiisa.

:D Yep.....ilaahay ajir haka siiyo Aamiin :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^Amiin...RAULA ilaahi ha uu gargaaro-Amiin :D

 

* just needed this dua after a luncheon with some old scholarship/college Alumnis-I feel very back at home now ;)

 

waraada RAULA shaqo hakadhiganina..cajiib!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

ok, marka maxaan samaynaahee raula noo sheeg waxaan manayno, other then to talk about u sis... :D:D Qaywaaye hadii ilaahay kaa soo badbadiyay Almuni/schoolars wow........ma kaftamaysidee........ :D:D

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

allaaah WIILO iyo RAULA caku yaa dibnaha idinka dhunkada :cool: , laakiin aniga ramadaan baa igu foodhaya oo dhabanada ayaa indinka dhunkan. ;) ..eesh calaa bini aadan baa tihiin, jira oo jooga oo jinkiina la dheela...inoo wada inoo wada waxaanba aad uga helay sidaad u laafyoonaysaan....hana u maleeynina anigoo qura in aan indin eeganayo, ragii odayada ahaa oo dhan baa dhabanada wada heysta oo dhareerka ceshen kari waayey :D:D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^waraa WIILO yey idin sirin. :D .kidding..she indeed deserves all that..for sure. Wiilo thx much and all the guyz as well..

 

Ramadan Kareem ya muslimiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

fanaxleey faceed ka roon raula, abaayo ramadaan kariim to you too....haye ma la arkey bishiii, barri ma ramadaan baaa mise waa sabtida haduu ilaahey idmo...

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hey SHOOBARO waa sii fogaynee Ramadanka miyaa, waraa barri waa soon ee ogow....huh :D just kidding.....Wallaal waan ogaan doonnaa haddii ilaahay yiraahdo.

 

 

Ooooh..........Jizaakalaah dhammaantiin and Ramadanu kariim....................

 

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

HAye! Shoobaro nin yahoo hada xaasleey aa tahay, cunug aa caloosha laguugu sidaa, shaqo iyo guri kala xiran ayaa leedahay, cimri kii ahaana wuu kaa laad laadaa...So! baliiiiiiiiiiiiiiis ilaaheey ka shiix ee bishaaaaaaaan soonkeeda dhameestir..marax waaxid..........47 aa u caga jugleynoosaa markaaas aa "baahi aa i heyso" dhahee sidii cunug raja ah oo qaxooti fadhiya...

 

Raula iyo Wiilo meesha xaaraan aa ku qabsateen see camal....

 

saxiibtee JUXA aa maqan yaaqee.....

 

JUXA meeshaan hadee soo gasho, odayasha dhareeroyo uu "aabe" shoobaro sheegooyo, wee suux suuxi lahaayeen....lol...

 

But 4real you three and old school (iskey-baro) ayaa atariishooyin ka ah SOL....

 

Aniga iyo nuune waxaan nahay booyeesyasha SOL,

 

Qac'qac waxaa waaye shufeerka Admin

 

Shoobaro waxaa waaye "eelaha" SOL soo tuugsado

 

Mutakalimna waxaa waaye Killerka SOL

 

marka atoore la' aan aa meesha ka jirto...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Shoobaro maxaa waa ninacdi miyaa? Lol, adaa na jiclaandoontid :D Aaawi Aqyaartii kale? nuune, Qacqaac sidee camal...............lol

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this