Sign in to follow this  
OG_Girl

How do you imagine other Nomads?

Recommended Posts

Wiilo   

nuune gacanaa kuu taage.........wow :D runti waa naxsannahay..........waxaan ka baqaa in aad igu noqoto kuwii dhahayay gabar kasta waa aqaan........

 

 

Go figure:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo kuguma noqonaayo kuwaas yaah ha nixin, saas ogooow ciddi lee ii taag gacanta haddaa ii taagtid in uu tukko kaa goosto aan ka yaabaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Funny :D nuune walaal ani waa yaabee xagee joogtaa this early.........waabe yaabee ma seexatid miyaa :D mise oday dhamaaday oo kale ayaa hurdadii kaa tagtay....lol :D [too aan kuu soo raadinno saaxiib] waan kuu jeedaa waa kaa dhamaatee.......lol..... icon_razz.gif:D:D

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

middoo curdun ah caga bakayle leh oo caloosheeda la moodo mallaay madaxiisa ii soo raadi ana aqaano saan yeelaayo sidiin u daliigaayo u ceejimaayo u urugenaayo u cakisaayo aan baralaati ka dhigaa zalbatooyadeeda laga billaabo illaa lafta canbuula mareenka macal tan niikada, wiilo ha i danbaajin yaah ramadaan aa soo dhaw :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune xaasiib....dambi maa kuu dhiman......waa tiimbatee.......tiir ku celiyana ma jiree..tubaakadiina kaa dhamaatee......toos u seexo saaxiib.....

 

Oh, waan xasuusti.......raula aa leh discribtion kaas saaxiib......marka warka soo daa soo xaragoo saaxiib..........maxaa isku haysaahee........

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo abbaay ani odey fajiiste leen iska ahay, ee iga dhaaf minja-xaabinta mise gol-dooxid baan kugu sameeyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

ok nuune aboowe waan ku dhaafay haddaba, marka aan is cafinno oo aan made up samayno.(that includes kizzing, hugging......) :D lol, intaana waa kaftan walaal..........but, really waan jeclahay kaftankaaga...........perfacto........ :D:D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ajaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaja....qashitaaaaaaaaaaaaaaan.com..kahaaaaaaaaaaaaaheeeeeeeeee..

 

Tumharaa ayagii sheegii mubaarako!!!

 

Wiilo nuune facaa ma'aha..nuune faciisa reer aaqiraad wa dhaafeen, danbas ee noqdeen...Adina hadaa cudurka la dhaho "aboo fiiri" kugu dhacay.

 

waraa jiri doonee wiishka lee hayeero waraa jiridoonaa....

 

Ani miyaa mise meeshaan jaceel aaba ka abuur mooyo...Salbatooyo jiis noqotay iyo toosh daaf kudhacay aa la sheegoyaa...wareerka aduunka... Shukaansi shiinees intuu ku dheeraaday!!!

 

Ani sheekadaan waxaan jeclaan lahaa in aan dadka SOL dhan ku marti qaado..oo kibiyeeri ka noqdo..maxaa yeelay wexee noqon kartaa Cilmi iyo Caaado..Nuune iyo Wiilo..hadii labadiina la siku dhufto oo jaceel loo qeebsho, waxaa soo baxaayo qac'qaac...loooooool...najoota bil cilmika...

 

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa adi dadka hadday is af garteen, ma dhex galee, kharaar maa ku haayo, mise adigana waxaan kuu raadinaa too, iskay_baro tuujiye meelee nooh.

 

waraa Nuune iyo wiilo. don't worry, ilfuur idinkuma noqoneeno, tuujiyana anaa sii ka xeen hadda.

 

ina keen, ina bakhti lagda, wax aad lagada ma weesay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo abaayadiis muchos grazias for the rigooraha, hadhoowti aan quraan dhurwaa isku akhrinaynaa huuno :D;)

 

ina bakhti lagde aka tuujiye waraa zalbatooyo beel, darbi saar beel :D:D

 

 

Ilaah ha noo danbi dhaafo

intii dhimatay Ilaah ha u naxariisto

janatul fardowsa Ilaahoow ka waraabiyo

muslimiinta Ilaahoow hal mawqif ka wada yeel

gaalada Ilaahoow tawfiiqda ka qaad

dhagartey nala damacsanyihiin Ilaahow ayaga ku leexi

faataxa, boqol wardi soo akhriya

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by nuune/baby

Ilaah ha noo danbi dhaafo

intii dhimatay Ilaah ha u naxariisto

janatul fardowsa Ilaahoow ka waraabiyo

muslimiinta Ilaahoow hal mawqif ka wada yeel

gaalada Ilaahoow tawfiiqda ka qaad

dhagartey nala damacsanyihiin Ilaahow ayaga ku leexi

faataxa, boqol wardi soo akhriya

 

aaamiin aaamiin yaa rab

 

***walks away reading Faataxa and boqol wardi, asks the wife to cook Canbuulo iyo Bun***

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab_tuujiye walaal aniga iyo nuune waan is fahannay marka Xaalka waa sidaa............baryahanba Odeyaashaba xiiso leh..........waa lanacay Wiilasha yar yar.......... :D ........nuune walaal "Cafwan" From Kashka iyo Laabta :D:D:D:D

 

 

Wabillaahi Towfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Abootooy...nuune avitorka Wiilo fiiri..See isha kuugu heysay maaso aa ka kacday isheeda nooh..inama caadi ma'aha...

 

Nuune duco aa noo qeebisay ilaaheey ajar iyo xasanaad hakaa siiyo..laakiin su'aal nooh...

 

Ajar aa sii shaqeesanaa before aan danbi galin maa ka wadaa?...waa shakiye kistoo nooh...maxaan ka ogahay faataxo saan u aqrinaaye oo"tuf" u dhahaaye oo dhulka ugu tufaaye, beer aan soo saaray.....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waxaan uma leen jiray in ajarka la sameeyo right after u sin... laakiin adi tuujiye war aa keentay, before he sins, he does the ajar haye.. waxaas waa sac bacaad lagu lisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qacqaac waraa haysaa, sacna intee ku aragti ani waaba yaabiyee..........lol :D ..........

 

Waraada ma aragteen SHOOBARAA soo noqdi.......ani waabi yaabitee shinbir maa dabaaye.....lol armaa xinaaqaahee waa la kaftamooyaa.........lol :D

 

Heeeee, raula na waa dhuumati :D looqlooq maroobaa ku jirtaa miyaa ani waabi yaabiyee :confused: .....hala waydiiyo..siimaa ka seesaa ee ha loo diro "Siim"

mise mukaatigaa ka dhamaadi ee jir jirihowsaa ani waabi yaabiyee.......... :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this