Dalmar1

Abiy Ahmed Exposes his hate for Somalis, as he Names Border Commission of 41 Members giving Tigrays 12 while Somalis get 1 a Girl with an Oromo Mother

Recommended Posts

Dalmar1   

image.thumb.png.0ecf749f0e7a197fac22fd115d7266cb.png

 

Tallaabadii uu qaaday Abiy oo caddeysay dagaalka uu ku hayo Soomaalida

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo dhowaan magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka xudduudaha iyo dib-u-heshiisiinta ee dalka, ayaa 41 xubnood oo gudigaas ka kooban yahay Soomaalida ka siiyey 1 xubin oo keliya, halka Tigreega laga siiyey 12 xubnood.

Xubinta Soomaalida la siiyey waa gabadh dhalinyaro ah oo hooyadeed Oromo tahay taas oo aan wax badan kala socon khilaafaadka Soomaalida  iyo Oromada, arrimaha xuduudka iyo qaddiyadaha la isku hayo.

Xubnaha guddigaas ee dhanka diimaha waxa uu ra’iisul wasaare Abiy ku soo daray baadariyaasha madaahibta Kiristaanka oo dhan, halka Culimada Soomaalida aan waxba lagaga darin oo doorkii Islaamka la siiyey wadaaddo oromo ah.

Arrintan ayaa la leeyahay in looga goleeyahay in dhulka lagu muransan yahay Oromadu qaadato, maadaama aan Soomaalidu miiska wada hadalka iyo dib-u-heshiisiinta joogin.

Dawlad deegaanka Soomaalida iyo Madaxweyne Cagjar ayaa iyagu ka aamusan arrimahaan, waxaana shaki laga muujiyey waxa uu Madaxweyne Mustafe Cagjar ka aamisanyahay dhulka lagu muransan yahay.

Aqoonyahan Faysal Rooble oo ah qoraa ka faallooda siyaasada Geeska Afrika ayaa wareysi uu bixiyey kaga hadlay waxa ay arrintan ka dhigan tahay iyo inay caddeyn u tahay dagaalka uu Abiy ku hayo Soomaalida

https://www.caasimada.net/tallaabadii-uu-qaaday-abiy-oo-caddeysay-dagaalka-uu-ku-hayo-soomaalida/ via @caasimadda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

It is shameful. I don't believe cagjar will say or do anything. He is busy plotting his next survival move. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 hours ago, Holac said:

It is shameful. I don't believe cagjar will say or do anything. He is busy plotting his next survival move. 

Exactly.

If he was for Somali autonomy he should have opposed this measure, at least in comment.

This committee is bypassing the house of federation in which the Somali have fairly equal number with Tigray and half of Amhara.

The criterion in house of federation is one member for every ethnic and one more for every million people in the Ethnic.

Even though Tigray and Somali are equal in total numbers, Somali is one Ethnic, but Tigray is 4 Ethnic there for Tigray has 3 more members in house of federation than Somali. Which roughly translates to 6 members for Somali and 9 members for Tigray.

The committee is unconstitutional and is side lining the federal system where all constitutional and ethnic issues are supposed to be dealt with.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.