Saalax

Massacre done by sections of SNM in Somaliland region remembered in Borama (4 February 1991)

Recommended Posts

5 hours ago, Oodweyne said:

Arintan meesha kuqoran-na, waa iska “propaganda” la doonayo in SNM iyo magaceeda lagu burusheeyo, oo wax weyn maaha. Sababta oo ah qaar wali “cuqdad” qabo ayaa caruurtaas yar-yar soo kalifey oo wax weyn haka soo qaadina.

Cheapest form of propaganda. I would love to debate anyone on this topic. 

The SNM's history is very clear for anyone who studies it. It did a lot of extra ordinary things including taking 'peace' and 'forgiveness' when it could actually do what the USC did in the South. It opted to relinguish power and transfer it to civilians, when other movements around world are power hungry. 

They guaranteed equality for all, including leadership, when its peers were clan mafias. Case in point, its top braz were made up of many different clans including USC clans (before they branched off), (Southern D*R clans), Borama clans and **WAIT FOR IT*** even members from Sool clans. In fact, Garaad Jamac (the senior  Grand Garaad of Sool) came to Baligubadle when he saw the writing on the wall for Afwayne regime in 1989 and asked to join the Guurti which was then headed by Sheikh Ibrahim Shiekh Madar.  His inclusion in the Guurti was a catalyst that made sure the SNM didn't go into Buuhoodle or Sool region for revenge attacks. 

Borama and Laascaanood are the two regional capitals that people never got uprooted because of civilwar. And they were the two weakest towns that could have been ran over if the SNM had bad intentions, like the USC or other armed clan movements. 

Only a fool will try to muddy SNM's image, because SNM's stands head and shoulders above any other armed movement. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
War @galbeedi meeshii yareed ee qoysland wayba walatay kooxihi Abdi Iley ba ka dilaacay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, Che -Guevara said:

Salaax, inkaarqabe baa tahay, look what you started😋

 

I didn't start anything it was a open goal. >Remembers Siad Bare massacre against civilians in Waqooyi galbeed but denies the deaths of other civilians in Awdal region. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 hours ago, Che -Guevara said:

Salaax, inkaarqabe baa tahay, look what you started😋

Come, again, mate. Is that the best retort you could cobbled together? Poor lad, no wonder cowardly conduct is the vocation in which your Pirate's Tolka practices to their heart's contents.

In other words, all that is in here, mate, is that of "historical record setting", whereby those who are born cowards are being told the "blood-written glorious history" of the then SNM and how (unlike your ilk) these SNM's freedom fighters actually never have had the "misfortune" to run away from their shadows, or to run away from any heated battle in which they may have engaged-in during the "war of liberation" of Somaliland. Is that too much for you grasped it, mate? 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr.odweyne

Saxiib waan ku salaamay, ma snm markii wax laga sheego unbaad soo toostaa?

Waan kugu raacsanahay dadka gedo kasoo jeeda markay hargaysa joogaan waxba kama sheegaan snm sababtoo ah qabiil degaankiisii jooga oo hubaysan waa inaad khalad iyo saxba ku raacdaa si aan naftaada dhib usoo gaarin

Kuwa reer hargaysa haday ayaguna gedo tagaan siyaad bare way u duceeyaan waa iska caadi.

Balse dadka waawayn xaqiiqda way la socdaan waxaan isku haysano waa jiilkaa noo soo baxaya oo cuqdada lagu marin habaabinayo sida tilaabo suldaanka iyo kuwo kaloo badan.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Gooni

Wakhti badan kugu khasaarin maayo, sababta oo ah hadal-tiriska naxliga ee aad ku hadaaqeysaa waa waxa aad u tahay Ina Gumeed fuley ah. Iyo sababta aad miciin uga dhiganeyso "afku-ciil-bax". Mar haddii aad xinniinyaha ka madhan tahay oo aad rag iska celin kari weyday.

Laakiin waxaan ku odhan "cuqdad" ma qaado ninka guuleysta ee dhulkiisa dhacsada ee aan waliba loo talin. Ninkaasi waa nin ay taariikhdu "sharaftey", oo ay ka dhigtey "Nin-Hanweyn". 

Waxaase "cuqdad" u dhow in uu qaado ninka tolkii la xukumo, sida Reer Gedo iyo tolkaa Mareexaan, oo ah dad la xukumo maanta oo ay Kenya ku xukunto gobolkooda Gedo una taliso. 

Waxaa kale oo "cuqdad" u dhow in uu qabo ninka adeerkii Afweyne "fuley" taariikhda Soomaali Maxamed galey noqdey. Gaaar ahaan markii uu "laajinimo" uu ku dhintey isaga oo "baxsad" carar ah. Oo ay dantu ku kaliftey in uu nafta ku aamini waayo dalkii iyo dhulkii uu u talin jirey ee Soomaaliya la-odhan jirey.

Waxaa kale oo "cuqdad" in uu la tiicayo oo uu qabo u dhow ninka madaxweynihiisa maanta jooga Villa Somalia ee Ina Farmaajo la yidhaahdo ee Inaadeerkii ah uu yahay nin "magan-dumar" ah. Oo ku hoos nool "googarad" hoosteed. Oo Xamar ku jooga gabadh uu qabo "wakiilnimadeeda".

Ninka sifahaas leh ayaa "cuqdad" u dhow in uu la taahayo. Ee bal isweydii oo muraayadda isku eeg in aad ninkaas tahay iyo inkale. Maadaama aan kuu hubo in "xerta SNM" ah ee halkan SOL ah joogta in aan midkoodna aheyn rag "taariikhdaas mugdiga" ah ay agtooda taalo.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

I watched speech the other day by  Geldoon, every somali community have their own reality, sheeko guri, and blaming the others, Every community believe they are righteous.

We can not all be right, There has to be truth finding commission as part of reconcilliation. The crimes of Somali millitias are well documented.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Borama Suldaan warns Muuse Bixi to release the jailed youth

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 2/8/2019 at 10:01 PM, maakhiri1 said:

I watched speech the other day by  Geldoon, every somali community have their own reality, sheeko guri, and blaming the others, Every community believe they are righteous.

We can not all be right, There has to be truth finding commission as part of reconcilliation. The crimes of Somali millitias are well documented.

We are not talking about mafrish stories here. There is an objective truth supported by numerous reputable and unbiased sources. 

Certain communities aligned themselves with the dictatorial regime of Afweyne, this would include the Awdal community. It is understandable, this was a safe bet at the time. We have actual reports of the Borama not being damaged by SNM by actual refugees from Borama. We have reputable sources clearly stating that the fighting in Dilla was between SNM and remnants of Afweyne's army stationed there. 

Everything points to SNM chasing Afweyne's army in Awdal (just like they chased them in Togdheer and Woqooyi Galbeed, Sool, Sanaag) and once that threat was eliminated inviting the people of Awdal to Berbera for peace talks (again, like they invited other communities). 

People of Awdal were forgiven their role as accessories to the genocidal regime of Afweyne. 

Claiming that "each community have their own reality" is just a weak attempt at obfuscating the issue. There is one reality, and one history that some simply choose to falsify because it does not fit their narrative. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jufo yar oo la yiraahdo abokor jaamac, yaa dhibka u gaystay beel cariiq ah ama reer boorame,  ka dibna odoyaal baana ka fujiyay oo dhex galay si aan loosii layn waa ihaano ama xaqiraad inteeda le,eg.

Lafaheena xuso kuwiinana hasoo hadal qaadinina waa ihaano kale.

Waa dadka ugu nabadda jecel uguna aqoonta fiican soomaalida sida la qoray.

Magaaladoodana cid looga dilo mooyee qof kuma dilin sidaan taariikhda lagu sheegay.

Marnaba kama aysan hor imaan riyadaan aqoonsiga wayday si loo wada noolaado oo dhib u imaan.

Dad aan dhib looga baqayn inaba, maxaa keenay in la aamusiyo oo wiilashooda aqoonyahankaa mujrimiin lagula xiro jeel madaw?

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now