Saalax

Massacre done by sections of SNM in Somaliland region remembered in Borama (4 February 1991)

Recommended Posts

Dhalinyaradii Boorama oo xus u samaysay dadkii maatida ahaa ee Jabhadii SNM Boorama Ku Xasuuqday
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is good to commemorate the victims of 1991.

Forgive but not forget. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
29 minutes ago, galbeedi said:

It is good to commemorate the victims of 1991.

Forgive but not forget. 

 

Indeed. It seems the Awdal youth are waking up now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax,

they might be waking up in terms of media and making their case , but i wouldn't expect any problems from AWdal these days. 

The people had moved on . 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi

Saxiib waa wax wanaagsan in lays cafiyo, oo horay loo socdo, waana daawada soomaalidoo dhan u baahan tahay. 

Balse waxaan marnaba meesha qaban in lafaha reer binuu-isxaaq kaliya shuhadaa noqdaan oo reer awdala lagu khasbo inay indhaha isku qabsadaan sanadkiiba mar faataxadana u akhriyaan snm kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Galbeedi

Saxiib waa wax wanaagsan in lays cafiyo, oo horay loo socdo, waana daawada soomaalidoo dhan u baahan tahay. 

Balse waxaan marnaba meesha qaban in lafaha reer binuu-isxaaq kaliya shuhadaa noqdaan oo reer awdala lagu khasbo inay indhaha isku qabsadaan sanadkiiba mar faataxadana u akhriyaan snm kaliya.

Intii reer Awdal dagaaladii foosha xumaa kaga dhimatay Rabbi ha u naxariisto. Reer Awdal waa dad gob ah laakiin mujrimiintii reerkiina u badnayd ee adeeradaa iyo ilmaadeeradaa ku jireen wax caffis ahi iyaga kuma haboona. Waa in lagasoo aargoosto. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tilaabo

Sodon sanoo snm dab afuufaysay iyo kala fogaansho soomaaliyeed aargoosi uga badan, waana dhaqan ay dadkii fiyoobaa ku talaashay.

Dadkii reer awdal oo xaq darada ku dhintay iyo kuwii qaxootiga ahaa ama ganacsatadii iyo xataa shaqaalihii dawladda oo hargaysa lagu xasuuqay, xuskoodu waa ka mudan yahay kan snm aragtidayda sababtoo ah maysan hubaysnayn.

Waxaa laga yaabaa inaad dhaltay 90kii ka dib, madaxana laguugu shubay in xoriyadda jamhuuriyadda ay snm keentay.

l rumayso ama ha i rumaysan snm waxba maysan xorayn

Waxay ahayd jabhad aan hadafkeedu muuuqan oo mujrimiin u badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooniyoow, wixii SNM iyo reer Awdal oo dad deegaan wadaaga ah ka dhex dhacay ama ha xumaadaan ama ha fiicnaadaan waa laga wada hadlay waana laysku af gartay. Laakiin kuwa aad adigu shicib iyo ganacsato aan hubaysnayn ku sheegtay waxay ahaayeen fulaydii mujrimiinta ahaa ee adeeradaa u badnaa oo mujaahidiintii SNM gacanta usoo galay iyagoo caruur iyo dumar iyo waayeel xasuuqaya. Rabbi daalimiintii adeeradaa iyo ilamaadeeradaa ahaa uma naxariisto. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalkii ehliga ahaa waxa dusha eeda oo dhan looga saaraya taliskii Maxamed Siyad Barre oo beelaha hubka isugu dhiibay.

@galbeedihadii aanu taariikhda ka been ka sheegeen, isba waa qiraya in beesha Awdal Clan kaalin buuxda ka ciyaartay dagaalkii Siyad Barre ku so qaaday beesha SNM. Dadkii Beeralayda aha eee Reer Gabiley iskama dhiman ee waxa laayay ciidan beeleedkii Siyad Barre hubeeyay ee Borama ku abtirsada. 

Hadii laga hadlaayo dagaalkii beelaha, dee inaad qirtid beesha Awdal Clan hiil iyo hoo la garab istaagtay Dawladdi Maxamed Siyad Barre. 

Kuwa caruurta ah ee taariikhda waxba kala socon, ayaa lagu jahawareeriya xuska 1991kii. If we open the books, no one is a saint. 

Mida kale, Magaalooyinka beesha SNM dadkii loot gareeyay waa la ogyahay. Reer Borama did most of the looting, second were the O-clan and then the rest of Somalis. Hargeisa dhagaxa kali ah ayaa lagaga tegay. For example, we left our home fully intact one morning, thinking we will come back in a week's time but never did. And the same one true for almost 90% of hargeisa's residents. All that were looted.

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka, reer Awdal didn't loot anything and if it occurred, it was very small. It was actually the SNM inter-clan looting that caused biggest damage to Hargeisa. Taariikhda akhriso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's well known that militia loyal to afweyne that was doing the looting and they were mostly from awdal and also  Somali abow oromos they were searching people at wajaale fleeing to Ethiopia robbing them from their belongings.There was no such  thing  as inter SNM clan looting from the  1980s  up to 1991. The SNM was one front and always  one front.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is against our tradition . we didn’t loot and will never loot. Sometimes, the Habro boys lose   their head and start false accusations just to be defensive. For them every thing is internet public relations, and will throw something, who knows it might stick. No Awdalite went to Hargeisa to loot, people were trying to leave Hargeisa because of the indiscriminate killings.

Most of the people have settled and moved on after the peace but since everyone is using their victim hood, The Awdal people wAnt to tell their stories and their loses.

The Awdal community was always defensive. Also there was  evidence that theEthiopian tanks of Mengistu had shelled and were between Dila and Borama.  We didn’t even organize ourselves until late when the crazy guys killed people in mosques in Wajaale. 

The war wasn’t only in Dila and Borama area. We have been defending the coastal regions from the Djibouti border all the way to northern Lughaya. We were fighting the Djibouti community who were also helping SNM and we did hold that area until a peace treaty was signed.

Despite all of that the biggest destruction of Hargeisa and Burco took place during the war between theHabro. We went to Sheikh, Berbera, Burco and Hargeisa to save the crazy Habro who lost their mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now