Peace Action

Farmaajo with his Somali body guards

Recommended Posts

Peace Action, wax cusub ma'aha waxaan laakiin. Farmaajo iyo Kheyre have professionalized ciidamada ilaaliyo. Long gone is the days of those rag-tag militias on pick-up Toyota trucks with their dabajeexs with long snake-magazines on their shoulders. Now, it seems, every jaamac in every maamul goboleed is trying to copy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Those bodyguards came with him from Muqdisho. Sometimes they wear dhar militari u gaar ah with koofiyado gaduud. Ra'iisul wasaaraha too has his.

They look like dad xoogahoo tababaran as they should be.

I also noticed ra'iisul wasaaraha Xabashida, Abiy Axmed, started using guards like this, with their koofi gaduud signature, too, after ciidamadii militari ilaalin jiray go'doon sameyeen last summer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
7 hours ago, Apophis said:

After 2 years of nothing I guess this is seen as progress.

2 years is not a big deal mate; look at us: 28 years of "dawladbaanu nahay" mantra and in all those three decades haven't managed to govern a village properly. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
8 hours ago, Tallaabo said:

2 years is not a big deal mate; look at us: 28 years of "dawladbaanu nahay" mantra and in all those three decades haven't managed to govern a village properly. 

Dee Talaaboow sowdigan ku digtey walaalaheenna Koonfuria. Reer baa curradkoodii dhintay dabadeed islaantii dariskaa tidhi “curradabba loo soo gelyoo, kaygiinna kab baa ka luntay” kolayba nin baa warkaa ku masabiday qof dumara- anigu Waxaan qabaa nin baa hadalkaa yidhi (wixii xunba Xaawaa leh)

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, maakhiri1 said:

What is wrong with bodyguards? I still  miss the story 

Nothing just the shame of the Somali president protected by Amisom personal guards rather than the capable Somali solders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
15 hours ago, Barwaaqo said:

Dee Talaaboow sowdigan ku digtey walaalaheenna Koonfuria. Reer baa curradkoodii dhintay dabadeed islaantii dariskaa tidhi “curradabba loo soo gelyoo, kaygiinna kab baa ka luntay” kolayba nin baa warkaa ku masabiday qof dumara- anigu Waxaan qabaa nin baa hadalkaa yidhi (wixii xunba Xaawaa leh)

Barwaaqooy abaayo, beryahan SL waan ku kacsanay. Samirkaan u hayay siyaasiyiinteeda iyo odayaasheeduba wuu dhamaaday. Qoomkaas ina bahdilayna wax loo samro maaha runtii. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.