Che -Guevara

Lafta-Gareen: Don't Just Rent, integrate

Recommended Posts

4 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Che, according to this xildhibaan, Reer Koonfur Galbeed should have political representations in the new Deni dowlad.

Good points. Specially "Wasiiro aqoon iyo tayo leh oo kooban". Deni must be having tough time fulfilling his promises regarding his cabinet hence the request for delay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sadex arimood oo lagu arkay soomaaliya burburkii ka dib looma fiirsado arimo badan oo jira awgood.

1- Somaali laga codsanayo inay is dhex galaan.

2- Labo madaxweyne oo isa soo dhawaynaya oo salaan sare fuulay, salaan sharafna ka qaadanaya ciidamo soomaaliyeed.

3- Siyaasi loogu sacabinayo inuu dawladda markaa jirta lugaha qabto si meel madaw afartii sano'ba mar loogu tartamo.

Tuulo kasta oo ku taal gobolada dhaxe, bari iyo waqooyi waxaad maqlaysaa suuqa RRA'da yaad ka helaysaa alabta noocaas ah oo raqiis ah.

Waxa wax iibsadana waxaa u badan dumar maxaa diiday inay guursadaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.