Apophis

The good Sheikh is back

Recommended Posts

Finally, me and Apophis agree on something. 

He cleaned Mogadishu and all the way to Marka. He introduced to politics almost all of the current players: Farmaajo, Cumar Sharmaarke, C/weli Gaas, Fiqi, C/raxman C/shakur and many others.

Hassan Sheikh undermined his second term to finish the job.

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 minutes ago, galbeedi said:

Finally, me and Apophis agree on something. 

He cleaned Mogadishu and all the way to Marka. He introduced to politics almost all of the current players: Farmaajo, Cumar Sharmaarke, C/weli Gaas, Fiqi, C/raxman C/shakur and many others.

Hassan Sheikh undermined his second term to finish the job.

I felt he was really invested in bettering the country. Remember, unlike Farmajo and his qurbojoog crew, and Hassan Sheikh and his looters inc, Sheikh Sharif actually fought for this this country. 

To me the good Sheikh is a modern Somali hero. Plus he went away, took some time off and went and learned something many would never even think of.

He has mastered fiqi and cilmu dunya. The perfect leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Most of all he was a decent man who faced some of the most  difficult times in Somalia. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Of course. If he doesn't clean up the mess in Mogadishu  and the two Shabbelle , i will demand his ouster.

This is not a game. You can't just come in to be called president, fly around , talk about building things and then leave without heavy lifting and retire in foreign land..

The cheap talk of that " Every president has done something" is useless. They haven't done enough to lift a nation from the mess. We need a  systematic change .

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

In Farmaajo, you have a president that came with thousands of police, military , intelligence and other security ministries that was ready to be deployed.. He got taxes from the ports and the airport while millions are pouring from those who brought him in.

Imagine C/laahi Yusuf living a make shift house in Baidhabo and zero infrastructure in Mogadishu. Yet Somali soldiers were protecting him.

Yet, after two years, he can't even visit Bakaaraha. Despite the propaganda, our president is protected by Ugandan tank. go figure.

Che, ma waxaad rabta in aanu " Noolow ma daale qaadno reerkii oo gaajoonaya"

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think we had enough of trying new guy in every election, to me sheikh shariif is a good candidate at least I never heard anybody accusing him corruption or qabiiliste.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shekh shariif waa lasoo arkay

Sheekh cali mahdi waa lasoo arkay

Sheekh c/qaasim waa lasoo arkay

Sheekh xasan sheekh waa lasoo arkay

Maxaa kalifay in raadkii caga caddaanta lagu soo maray dib loogu noqdo?

Sababta kaliya oo mowduucaan shekh shariif amaanta loogala dul dhacay waxay ka timid sidaan filayo worlord'kii adeerka iigu aadanaa yuu saaxiib dhaw la ahaa.

Ma garan karo Dr.Galbeedi quruxda uu sheekh shariif kusoo arkay meeshay ka timid ayadana.!!

Ma jiro madaxweyne soo maray soomaaliya burburkii ka dib oo bakaaraha tagey, xataa kuwii lays lahaa beeshoodaa u badan.

Bakaaraha meel madax weyne loo diro ma'ahan.

Waa isku rarantii dawladii hore jabin jirtay oo kale waxaa ka buuxa suuq madaw, dollar madaw, tuug madaw, wadaad madaw iyo masas kaloo noocyo badan.

Waxaan qabaa in farmaajo ugu yaraan sideed sano maamulo dalka iyo ka badan hadii dastuur fiican la helo.

Sababtuna waxay tahay waxuu u muuqdaa inuu labo midab oo qudha ka yaqaan midabada oo dhan oo ah caddaan iyo madaw.

Balse kuwii nasoo maray midabadoo dhan, way wateen waxayna keentay, jah wareer, in dalku galo una ekaado shirkad meel saxaraa looga guuray.

Qabiilkii haddii la diiday in laga gudbo, maxaa noo diiday in loo barto siday shaqada u kala leeyihiin?

Nin usoo labistay sida reer galbeedka oo xusbi furtay, oo shahaadada uu wax ku doonayaa beel tahay, hadana u sharaxan hogaan soomaaliyeed, misana aan wiil yaroo beeshiisa isbaaro ka wareejin karin, maxay tahay waxa lagu taageeraa oo aan indho la'aan ahayn?

Soomaalida waxaa ku waajiba inay saburto.

Saburku wuxuu u qaybsamaa labo waa "iimaan" iyo "mahadnaq alle.

Dawladaan waa labo jir, labo jirna ilmo kuma hadlaan.

labada sano ee ugu horaysa waxay ka shaqaynayaan siday qodaxda sokeeye iyo shisheeye dhigay ayagu lafahooda uga ilaashan lahaayeen

Labada sono ee dembe siday wadooyinka uga nadiifin lahaayeen

Afarta ugu dambaysa shaqo dhab ah, yaa laga filan karaa haddii alle idmo

Sideedaa sano  aduun iyo aakhiro mid baan galaynaa. 

Lakiin hadii la yiraahdo ilmo af-guduud ha la ag fadhiyo sodon sanoo kale waa ha dhiman hana noolaan.

Tusaalaha ugu yar gal-mudug usoo qaadobwalaalayaal. 

Labada madaxweyne oo isku haysta Gal-mudug waa ilmo adeer wada dhashay beel ahaan, Awoowgoodna waa ina fawdo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, Che -Guevara said:

Say he's selected after Farmaajo"s term, I will give you six months before you oppose him.

What do you suggest? We become permanent boot licker like you?

When they do right they deserve silence, when they do wrong they should be hounded to sleeplessnes. Like your boy Farmaajo.

 

  

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, galbeedi said:

Of course. If he doesn't clean up the mess in Mogadishu  and the two Shabbelle , i will demand his ouster.

This is not a game. You can't just come in to be called president, fly around , talk about building things and then leave without heavy lifting and retire in foreign land..

The cheap talk of that " Every president has done something" is useless. They haven't done enough to lift a nation from the mess. We need a  systematic change .

Most of these people think politics is a lets hold hands kumbaya kind of thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, gooni said:

Shekh shariif waa lasoo arkay

Sheekh cali mahdi waa lasoo arkay

Sheekh c/qaasim waa lasoo arkay

Sheekh xasan sheekh waa lasoo arkay

Maxaa kalifay in raadkii caga caddaanta lagu soo maray dib loogu noqdo?

Sababta kaliya oo mowduucaan shekh shariif amaanta loogala dul dhacay waxay ka timid sidaan filayo worlord'kii adeerka iigu aadanaa yuu saaxiib dhaw la ahaa.

Ma garan karo Dr.Galbeedi quruxda uu sheekh shariif kusoo arkay meeshay ka timid ayadana.!!

Ma jiro madaxweyne soo maray soomaaliya burburkii ka dib oo bakaaraha tagey, xataa kuwii lays lahaa beeshoodaa u badan.

Bakaaraha meel madax weyne loo diro ma'ahan.

Waa isku rarantii dawladii hore jabin jirtay oo kale waxaa ka buuxa suuq madaw, dollar madaw, tuug madaw, wadaad madaw iyo masas kaloo noocyo badan.

Waxaan qabaa in farmaajo ugu yaraan sideed sano maamulo dalka iyo ka badan hadii dastuur fiican la helo.

Sababtuna waxay tahay waxuu u muuqdaa inuu labo midab oo qudha ka yaqaan midabada oo dhan oo ah caddaan iyo madaw.

Balse kuwii nasoo maray midabadoo dhan, way wateen waxayna keentay, jah wareer, in dalku galo una ekaado shirkad meel saxaraa looga guuray.

Qabiilkii haddii la diiday in laga gudbo, maxaa noo diiday in loo barto siday shaqada u kala leeyihiin?

Nin usoo labistay sida reer galbeedka oo xusbi furtay, oo shahaadada uu wax ku doonayaa beel tahay, hadana u sharaxan hogaan soomaaliyeed, misana aan wiil yaroo beeshiisa isbaaro ka wareejin karin, maxay tahay waxa lagu taageeraa oo aan indho la'aan ahayn?

Soomaalida waxaa ku waajiba inay saburto.

Saburku wuxuu u qaybsamaa labo waa "iimaan" iyo "mahadnaq alle.

Dawladaan waa labo jir, labo jirna ilmo kuma hadlaan.

labada sano ee ugu horaysa waxay ka shaqaynayaan siday qodaxda sokeeye iyo shisheeye dhigay ayagu lafahooda uga ilaashan lahaayeen

Labada sono ee dembe siday wadooyinka uga nadiifin lahaayeen

Afarta ugu dambaysa shaqo dhab ah, yaa laga filan karaa haddii alle idmo

Sideedaa sano  aduun iyo aakhiro mid baan galaynaa. 

Lakiin hadii la yiraahdo ilmo af-guduud ha la ag fadhiyo sodon sanoo kale waa ha dhiman hana noolaan.

Tusaalaha ugu yar gal-mudug usoo qaadobwalaalayaal. 

Labada madaxweyne oo isku haysta Gal-mudug waa ilmo adeer wada dhashay beel ahaan, Awoowgoodna waa ina fawdo.

 

You wrote all of that to defend the refugee from Bufalo, oo afsomaliga manta Villa Somaliya lagu barayo.

 

sheikh sharif waa halyey, Farmaajo boqolsana hadu haro, magari dono.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Apophis said:

What do you suggest? We become permanent boot licker like you?

When they do right they deserve silence, when they do wrong they should be hounded to sleeplessnes. Like your boy Farmaajo.

 

  

There's a little to nothing in reality but you are welcome to continue barking. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Opo

Saaxiib maanta mucaarad waad noqon kartaa sababtoo ah dawlad baad u egtahay.

Shalay waxba lagama sheegi karo,hadaadan is caruuraynayn.

Farmaajo waxaa laga bartay wada shaqayn, hufnaan iyo inuu caalamka ka diido waxaysan soomaalidu geyin waana faa'iido ay ka dhaxli karaan madaxda asaga ka dambaysa

Axmad madoobe iyo shekh shariif shaqadoodu waxay ahayd inay arday badan aflixiyaan oo quraanka kariimka ah noo baraan waana shaqada ugu fiican oo qof bini aadam ah qabto.

Dadka laguma waalo waxaysan shaqo ku lahayn.

Waxay ahayd inay wasaaradda arimaha diinta shaqo ka bilaabaan marka hore ka dibna ay agaasime ku xigeen, wasiir ilaa sidaa ku socdaan

Balse cumaamadda tuura Mis frayzer baa banaanka idiin taagan waa waxyaabaha dalkeena hoos u dhigay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 hours ago, Apophis said:

sheikh sharif waa halyey, Farmaajo boqolsana hadu haro, magari dono.

On what basis? Track record please of delivery during his tenure 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now