Sign in to follow this  
Deeq A.

Jaamac Shabeel Oo Ka Soo Horjeestay Shirweynaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Ee Lagu Qabanayo Magaalada Boorama

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Jaamac Shabeel ayaa kasoo horjeestay shirweynaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo la sheegay in lagu qabanayo magaalada Boorama.

Shabeel wuxuu yidhi khilaaf ayaa ka jira xisbiga dhexdiisa, waxaana uu dacwad u gudbiyay guddida diiwaangalinta ururrada siyaasadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this