Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Facebook Addiction

Recommended Posts

Aaliyyah   

I know that is irremovable. But you could say SSC ha noolato, hanbalyo iyo salaam. In one line.

 

I like it the way it is.. Thats fine bt thanks for the suggestion lol...

 

How far mars is from venus?

Bashir,ever heard that song meeeet me half way black eyed Peas.....so earth would be the meeting half way point lol

..since mars is pretty far from venus :)

 

 

Blessed yeah sis same here I decided to leave last year in July, and look at me I'm still here. lol..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

I have a suggestion like bashir yaa caaliya :D

SSC way hanaqaaday

horumar bay gaadhay

hawada iyo dayaxa sare bay
maraysaa

Ha nolaato SSC

Hanbalyo ayaan leenahay SSC!!!!

:D instead of marasa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

*Blessed;682986 wrote:
Oh, a compliment. I'm a sucker for those. So, err. Completely out of curiosity, how much are you offering?
:D

In the low 50's, *Blessed. But it's possible for us to increase it, since you deserve more than what we are offering.

 

 

Pretty good idea, Aliyah. See ya soon. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Whats the difference between maraysa and marasa?? I think its the same idea.

 

Anyways, I CHANGED my signiture now :)

 

Bashir loool

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Somalina;686620 wrote:
16380710150370188380564.jpg

Are you in al-faraj team yaa somalina:D

Once I was sahasom family But i no more use facebook, I am a WAYN addict if you know

Share this post


Link to post
Share on other sites

One day anigoo xuduuda angola joogo oo hadane lacagta iga goday, nd don kno wat 2 do whr 2 go even luqada portugeska ma aqanin dadka angolanka ne luqadas le yaqanan luqad kale haku shegin waa, 3 dayz baan jogay anigo buskud iyo biyo lee isku cunayo, markaas baa waxan argay naag cadan iyo ninkeda, she waz about 50yr ninka baa ka yaraay, anigane waxa igu program saneed dadka cadanka in ee beer jilcan yihin so i asked them in ee i caabiyan baabur bee ka wateen iyo bur iyo sambus meel ee ka geene ma aqanee, waxan ku dhahay iam 18yr old,my name z hebel hebel, i need ur help, baahi baa inta igu dishay, she said ' what kind of help baad rabtaa? I said ' baaburkiina igu qada waxa cuno iyo lacagna isiiya because am lyk ur son... She said ' f off u ain't lyk my ****in s0n, biyo bee indhaha iga shubtay xaasid sanaa walee ma cafin leheen if she waz in xamar cadey alla yaa jubo iyo bar fiat ii dhex geeno wax cadan ah ha i tusin....

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

lol Fisher:p I am like ur son Inaad dhahdo ma eheen. You are very biyuutiful inaad dhahdey eheyd:D

 

bal kanaan meel kasoo helee ila fiirsha :D

 

Adduun la wareerka,

Facebook isu dhiibka,

Alladaa sifaheeda,

Khaawisad asturnaanta,

Isbiriinka Jacaylka,

I miss you da dhacaysa,

Inaabti naxariista,

Walaal bal odhaahda,

Huuno bal albaabka,

Confirm isu dhiibka,

Ifafaalada muuqda,

Inantaas arageeda,

Commentkeeda i deeqay,

Facebook is-macneynta,

Mukur weeyi is-doonka,

Cidladaa amakaaga,

Computer la ag jooga,

Profile ku agmeerka,

Album daawo baruurta,

Pagekeed ku ag suuxa,

Older Post ashqaraarka,

Ibtiladaa ku gedaaman,

 

Anigaa bal is idhaahda,

Allow yaa bal maruun,

Allow yaa inantaasi,

Arrinkeeda hagaaja,!

Yaa dee Inantaasi,

Isbiriinka ka daayoo

Aasbaroo bal ku eega....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hhhh go0d gabay waaye lakin Abaaa wyre alaabahaas waa weynka waa mala fahmaayo n0oh teeda kale xarafka (dee) ha i maqashin iga ilaali s.land ba ku necay n0oh marke kula hadlayan camanka bee ka qabanayan markas bee kuso jedinayaan, faro ka hadal bee yaqanaan but waxan maqlay in ee naga go,een maxa ka jira bro

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

kalluumeyste sxb middaa ma sheegi karo:p

tanna ila fiiriya

 

Friends kaaga badi , dadkana faallee facebookaw adigaa leh

Fiidkiyo dhan ku feejignaw, hana ka faaruqin facebookaw adigaa leh

Friendskaaga faq-faq, fiirina profilekooda facebookaw adigaa leh

 

Farsamo gaaleed iyo muslim faafintiis facebookaw adigaa leh

Fariimaha is dhaafiyo, become a fan taada oo badata facebookaw adigaa leh

Abwaan faahfaahintiis iyo funny pages facebookaw adigaa leh

 

Dul fadhi, food kana yaree facebookaw adigaa leh

Dad isku wada fac ah , faashilnimadana ka siman facebookaw adigaa leh

Fanaan heesihii iyo gabay falanqayntii facebookaw adigaa leh

 

Xaas la furo iyo fawda qoys facebookaw adigaa leh

Family is naca iyo fuxshi wada socda facebookaw adigaa leh

Salaadaha fogee , fidnadana fuli facebookaw adigaa leh

Share this post


Link to post
Share on other sites

The kenyan police iyo somalidu wapi kibandha yako? Iyo baadho figa baa ka dhaxeyso runtaa! Wowkii kale waxan lahaa zambia markan imid meqaa soo dishay baa le yiriye because they believe hadad xamar ka imatay in aad wax soo dishaye runtaa! Wowkii kale waxan lahaaa...anigaa iila timid qaadow adigaa leh oo lasoo copy gareeyay anne waxas kama yeeline kan baa kula soo baxaye............cont waaye next time baa la dhameystiraa n0oh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this