Holac

Is Puntland dead?

Recommended Posts

gooni   

Markii laga tago kaftan siyaasadeedka puntland

Puntland waxay sheegataa in badan, inay hooyo u tahay federaalka soomaaliya. 

Hooyana waxaa ugu horeeya oo laga helo waa xadaano.

Xadaanadu waxay ka bilaabataa marka ugu horaysa oo ay dhugato ama eegto ilmaha ay dhashay.

Puntland dhaqankeedu wuxuu ahaa sanadihii badnaa oo lasoo dhaafay hooyo aan arag waxay dhashay, mana sheegi karto wiil gabar midkuu ahaa.

Eegmada koowaad ee hooyada waa dastuurka iyo maxkamadii ilaalin lahayd, oo ah heshiis isku hayn kara dalkoo dhan. 

Waxba kamaysan qaban arintaas, si ay ilmaheeda u korsato.

Kama go'in soomaaliya inteeda kale sida snm, kumana jirto talo ahaan tayo ahaan midnaba.

Shaqada ugu fiican oo ay qabtaan waa in shantii sano mar la doorto jufadii doorka lahayd.

Waxaan aaminsahay dabeecadda iyo fikirka ku kooban beeshayda inuusan dal iyo dad bad-baadin karin, haddaysan la imaan hogaamiye aragti dheer oo geesi ah, iimo muuqdo odoroskayga sida wax u socdaan, balse magafe waa alle oo waan khaldami karaa.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 minute ago, gooni said:

Shaqada ugu fiican oo ay qabtaan waa in shantii sano mar la doorto jufadii doorka lahayd.

Tolka iska dhaaf Gooniyoow. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
On ‎01‎/‎21‎/‎2019 at 9:25 AM, Xaaji Xunjuf said:

Galbeedi isn't  that bad he is just an irrational unionist  who believes Somaliland  needs Mogadishu. When it's it's other way around.

Galbeedi waa xalaal-quute xasuus iyo xarbi badan, xog badanna haya.  Xumaan ka foq ninkaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.