Sign in to follow this  
Hibo

This topic is for ciyaal xamar kaliya

Recommended Posts

jaaluut   

cashflow, wax oo ciyaal waraf ladhoho majiraan baaba.

doorooyinka hadaa aqoonin ragii layaqaanay maba tihid.

 

cumda , aniga geedka jacaylka zoonihiisaan daganaa, godkana kaalshaan ku dheeli jirney, beerta isbitaal madiinana waa udhici jirnay.

khaliif tuug , mashiidiyo, ciise dheere, iyo faarax guluus aan isku xaafad aheen.

 

intaasu waa inta waagii la ahaa ciyaal xaafad,

hadana odayaashi xaafadihii baanu noqonay!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
murefu   

Holwadaag in da house..xamar waala xumeeyay yaa xaal mari doono....waa murefu from ciyaal GOOOOOOOFF..ninki yaqaano aya yaqaanoo.biya aarow aan u xisay...biraha...barxadi..beerta...but you guys you told form ..wabari ...hodon...boondheere..ciyaal xamar saas laguma yaqaano...bondheere ka xagee..hodon ka xagee...wardhiigley ka xagee..qaar naga mid ah kaliya aya sheegay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

So, this topic is for ciyaal xamar kaliya ?

 

All I know is the place is Somaliaonline and that includes all of us proud Northerns

 

As for "ciyaal reer xamar" there all full o'****

 

icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Straight from casabalbalaare between African village and the Sheikh C.Suufi Masjid....boy do i miss that xaafad, and the dugsi. There was just so much luv and peace in that area.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Wah! Naga qaleeya nooh, see waaye idinka qaarkiin. Yaa idin weydiiye Xamar xumeeskeed iyo xaalkeed--su'aasha xaafadee dagneed waaye. Hadii aa Ciyaal Xamar aheen, neerta nasiiya, baliis. Xamar waxaa xumeeyi soo galatooy iyo faradheer oo Geel iyo gaari gacan ku imaadey oo shanta gees ee Soomaaliya kaga imaadey. Marti daahdey maxaa la dhihi karaa hee??!!

 

Soomaali mar horee dhahdey, "Makulaal qoor qabad caano maku dhanto!" Maryooleey Xamar soo galey marti daahdey waaye, marti daahdeyna maxaa ku sameen karnaa, ma burin karnee?

 

Lakiin insha allaah, Xamar will once again shine and rise! Xamar is, after all, owned by ALL SOOMAALI!!

_______________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
farey   

i was born and raised cabdicasiis , it was really paradise the beach bars pubs casinos and night clubs ,sports arena ets .

I am home sick now

Share this post


Link to post
Share on other sites

mmmmmmmm....xamardaawo dacaladaaaa....damn..too bad if u aint represent xamar.dont hate uz...mmmmmmmmm....wht do i remember growing up in xamar.mmmmm....born in waabari..live in howlwadaag near baar u bax...moving to huraawaa..for sure...u all heard or know about hurawaa....i grw up hurawaa near sos.iskoysa baarwalaalaha..warshada barafuunka..ekes koontarool...near warshada baastada.i went mohamed warzame zio.tht was my elementary school...we have wone 3 straight title called "kadis" inculuded last one.man i miss mohamud warzame zio.....maxaa jalaado raqay dhaaxaa cunay...bajiyo..mmmmm.na nac luubaani..oo meekaloo madax rif....lol...i m just wondering whre my hommiez at.....hollllla if u all heard me..big upz.......to my hommiez hurawaaaa....holla

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miriam1   

Salam

 

Both my parents have roots in Burco, where naturally i have one to million family members, never been there but i couldn't resist posting somting this nationalist pride is sooo cool..inshallah when i go there next year i will be able to truly represent!

 

Peace ! !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Finally i was like damn...i know atleast one of y'all heads from B-TOWN....

Uh-oh.....burco peepz in da house....GO-GO-GO...LOL you know i had to act retarded when i see my home city..... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
jabir   

i was born and grown up xaafada madiino gaar ahaan quracleey.....opposite school hoose dhexe jabuuti...........holla madiino people :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this