Suldaanka

Modern Camel farming - this is dream lifestyle

Recommended Posts

gooni   

Geellu waa xoolo barakaysan.

Shaqadiisuna ma dhib yara waxaa igu cusub maro ama tuwaal naasaha looga tirtiro intaan la lisin, waa aqoon qurbo joogtu soo kordhisay sidaan filayo

Geella naasihiisa iyo digadiisu isma gaaraan, digadiisana sayntuu ku firdhiyaa haduusan xanuunssnayn markuu fadhiyana inta badan naasuhu dhulka  ma gaaraan waa haybad u gaara

Waxaa jira dad ula dhaqmay sidii digaagii oo meel ku xareeyay si ay dhaqaale caanihiisa uga sameeyaan magaalooyinkana ugu  beec geeyaan.

Waxaa igu maqala inay siiyaan buskut dhacay iwm waxay u arkaan nafaqo ay caano badan uga heli karaan taasina waxay keentaa in digadiisii isu bedesho dareere waana lagu khasbanyahay xataa in la iska dhaqo intaan la lisin.

Waxaan ku arkay geel ku xaraysan oo aan sidaa usii badnayn magaalada "oog" kuray agtaagnaana wuxuu ii sheegay inuu daaqsin geeyo oo fiidkii un soo xareeyo.

Iima saamixin inaan caano ka cabbo safar iyo suunka surwaalka oo igu dhuuqsanaa dartiis.

Ciidda soomaalidu waa "bikro" ayadaana lagu faro xalan karaa waxaadna ku garan kartaa markii dhibic roob ah ku dhacdo udgoonka kasoo baxa.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Stunning and amazing. That is our true lifestyle. We totally forgot about our roots and we came from. We are all chasing burgers in the Western world.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.