Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Mural oo ka hadlay go’aankii xiriirka ay ugu jareen Aqalka sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay go’aankii dhowaan ka soo baxay Aqalka sare oo ay xiriirka uga jareen golahooda aqalka hoose.

Mursal ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin go’aankaasi isaga oo sheegay in aan hadda loo baahneeyn khilaafaad cusub.

Waxaa uu sheegay in ay dhankooda diyaar la yihiin wada shaqeeyn ay la yeeshaan aqalka sare.

Dhowaan aqalka sare ayaa sheegay in xiriirkii wada shaqeeyneeyd oo ay la l haayeen xubnaha aqalka hoose ay guud ahaan joojiyeen.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Gudoomiye Mural oo ka hadlay go’aankii xiriirka ay ugu jareen Aqalka sare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this