Che -Guevara

Nigel Roberts to be appointed the governor of the Somali Central Bank

Recommended Posts

Xildhibaanada baarlamaanka wey diidi karaan, siiba sharciga in la rabo la badalo, taasoo baarlamaanka loo soo wado toddobaadkaan. Sharciga la rabo la badalo:

Maxaa ku qoran xeerka ay DF dooneysa inay bedesho ee Bankiga Dhexe

Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkan lagu wadaa inay baarlamaanka federaalka ah hor keento wax badalka “Xeer Maamul Bankiga dhexe”, iyada oo arrintn ay horudhac u tahay in qof ajnabi ah loo magacaaba guddoominta bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Sharci No. 130, qodobka 4aad waxaa uu ka hadlayaa maamulka bangiga dhexe oo faqrada 1aad ee qeybta 4aad ka hadlaya maamulka sida; inay ka koobnaadaan guddoomiye, ku-xigeen iyo 5 kale oo fulinta ku jirin.

Qeybt hadda la badali rabo waa faqrada 2aad ee qeybta 4aad oo ku qoran:

(1) Waa inuu noqdaa qof hufan oo:

Soomaali ah.

Heysta shahaado ama aqoon u dhiganta oo  nidaamka maaliyadda, lacagta iyo guud ahaan xisaabaadka.

In aaney wax ka hor istaagaya sida ku qoran, qodobka 14aad ee xeerkan

(2).  Looma magacaabi karo guddoomiye bangi ama ku-xigeen isaga oo  aan heysan

Shahaado Jaamacadeed oo xagga maaliyadda, sharciga, lacagaha iyo dhaqaalaha la xiriirta.

Qof aan heysan khibrad ka yar 12 sano.

Waa inuu maamul ka soo qabtay hey’ado maxali ah iyo dowli ah….

(3). Shuruudaha kale ee maamulka waxaa ka mid ah guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa waxaa magacaabaya madaxweynaha kadib markii ay soo jeediyaan golaha wasiirrada, isaga oo 4 sano xasfiiska heyn-doona, marka uu qofka shaqada ka tagayo waxaa uu qoraalka u dirayaa madaxweynaha.

Haddaba, xukuumadda federaalka ah ayaa dooneyso in la badalo qodobka dhigaya inuu Soomaali yahay, waxaana muuqa inuu booska qaban-doono qof ajnabi ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

IIMF. If it is true,  They controll most of central banks of  world, to safe guard their money .This will be a period of time and probably good for today Somalia. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 minutes ago, Samafal said:

what is that to do with Cadaan governor, Sir? kkkkkkk

would be strange to see signature of foreigner as governor on Somali shilling ? 

Maybe he should be given Somali Citizenship.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

What this Khayre guy is cooking?

This has no business in central bank.

First of all, he e hasn't worked in any bank, and he is not an economist who has any experience about monetary policy or banking in general. Of course he got a degree in Agricultural economy in order get a job within NGO's and others.

Second, he was fired before by the world bank. Third he was a member of the fake Som Oil company created by former members  of British conservative party who will be crushed in the Brexit deal this coming Tuesday.

Finally, he is not A Somali citizen.

We know the treacherous Brits are putting their foot down on the neck of  " Nabad iyo Nolol" but that doesn't mean  they have to give the shop away.

There are many qualified Somalis who have extensive international banking and fiancé management experience. If you want to hire a foreigner, at least get one of those There are world renown currency experts 

This must not be allowed.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.