Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi ka hadlay xaalada uu dalku maraayo oo xabsiga Burco la dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   
saleebaan-300x169.jpg

 

Siyaasi Saleebaan Ibrahiim oo ka mid ah Xisbiga Waddani kuna nool magaalada Burco ayaa saaka si argax leh ay ciidamada booliska ee Burco xabsiga ugu taxaabay iyada oo dad goob joog ahina ay sheegayaan in si xun loo jidh dilay xiligii la qabanaayay.

 

Siyaasi Saleebaan ayaa wararku sheegayaan in uu todobaadkanba xukumadda Muuse Biixi uu ku dhaliilna in ay qaar ka mid ah beelaha Burco wada daga qaarkood isku dhufanayso.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this