Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Yaa haray, yaa haray?

Recommended Posts

Marka laga reebo 2da nin ee reer Bay iyo Bakool inta tagtay waxaa looga badiyay doorasho oo ay aqbaleen natiijadeedii. Madoobana haddii uu doorasha galo oo looga guulaysto waxay ila tahay iska inuu aqbali doono. Ma fahmin jubilation-ka aad ku jirtid boowe!

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 minutes ago, Che -Guevara said:

From what  I understand the government is amassing troops and already have OG replacement in mind.

Sheekada waxee u egtahay yaa ku hor maraayo Jubbada Dhexe ay heysataan Barbaarta, been beena looguma saari karo unless ciidamo cirka ka caawiyo ka qeyb qaataan. Jubbada Dhexe Awmadoobe tolkiisa ma degano ka ahayn qeyb ka mid ah Bu'aale. Probably mid ilma adeer yihiin lagu badalaa, probably Ciilmooge.

I have nothing against Awmadoobe ka ahayn how he blindly ignored (while profiting) the mass scale and unchecked deforestation of Jubbooyinka since 2011, whose profits were equally going to Barbaarta, Kiikuuyada generals and his supporters. It hadn't happened like this even during the worst years of warlordism.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Ahmed Madobe will win this game of throne against reer Gedo and there is nothing Farmaajo can do about that, the man Farmaajo has less then 2 years left i doubt he will have the time, allies nor the funds to raise for the Buale operation, in the end it will be reer Gedo that will pay politically for Farmaajo's arrogance.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   
9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Jubbada Dhexe Awmadoobe tolkiisa ma degano ka ahayn qeyb ka mid ah Bu'aale.

Sheekadaa xaafadda miyaa looga sheekeystaa?  Buaale, Saakow, Salagle, iyo Dujuma madoobe tolkiisaa degan. Bal tag oo tirakoob soo samee. 

On another note, there will be elections in Jubaland on August, if Madoobe loses, he will go. If he wins, he will be there for another 4 years. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Madoobe intii tagtay asagaa ugu liita haduu isku dayo inuu jubaland god waraabihii ku celiyo mar kalena, asagoo garku ciroobay geed hoostiis waa lagu waraysan.

Balse aragtidayda taasu dhici mayso idinka alle.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

No one can remove Madoobe. He will win the elections decisively as Farmaajo's Nobad and Nolol will have no way of bribing the the MPs. The MPs will have no choice as Jubba his own creation. He is amassing troops to take over Jubada Dhexe.

This is not weak KG where the president does not control anything and can be unseated by government who rely on Ethopian troops. Yes Ethopian troops. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Samafale walaale

puntland waxaa ka dhacday doorashadii ugu qurux badnayd oo beelu is doorato abid

Waana ugu hambalyaynayaa walaalaheen, laakiin wax meesha qabta ma'ahan inay jubaland la jeclaadaan warlord isu arka hogaamiyihii kuuriyada waqooyi

Tan konfur galbeed shariif sakiin nin ka takhdiid badnaa hogaamiye kama noqon soomaaliya, daciifna ma ahayn sidaas oo ay tahay duullal hoose yaa dhabarka ka taabtay waana iska tagey asagoon dhib iyo dagaal ku samayn reer KG.

Madoobe hadduu doorto inuu xoog kusii joogo wax badan yaa ka halaabaya soomaaliya gaar ahaan reer jubaland waxaana u roon inuu iska lugeeyo intaysan qoraxdu sii kululaan, meeshu garoowe ma'ahan boowe.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

Shariif sakiin wax tabar ahba ma lahayn. Xataa wuxuu kariwaayey inuu Airportka kaceliyo kuwa ladamacsanaa jabka. Marka ha isku meetaalin labada.

Tankale, cidu Farmaajo waa madaxwayne Somaliyed, maxaa daba dhigay may dantooda gartaan oo maamulkooda wax laqabaan, oo gedada baaba ah oo waxba kajitin dhistaan. Siyaad bay ku daba dhubeen kana waa kudaba dhumayaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
35 minutes ago, gooni said:

waa kugu raacsanahay, hadii Sakiin laga adkaadey, Madoobe meel fog ma jiro

Share this post

Link to post
Share on other sites
31 minutes ago, gooni said:

Samafale walaale

puntland waxaa ka dhacday doorashadii ugu qurux badnayd oo beelu is doorato abid

Waana ugu hambalyaynayaa walaalaheen, laakiin wax meesha qabta ma'ahan inay jubaland la jeclaadaan warlord isu arka hogaamiyihii kuuriyada waqooyi

Tan konfur galbeed shariif sakiin nin ka takhdiid badnaa hogaamiye kama noqon soomaaliya, daciifna ma ahayn sidaas oo ay tahay duullal hoose yaa dhabarka ka taabtay waana iska tagey asagoon dhib iyo dagaal ku samayn reer KG.

Madoobe hadduu doorto inuu xoog kusii joogo wax badan yaa ka halaabaya soomaaliya gaar ahaan reer jubaland waxaana u roon inuu iska lugeeyo intaysan qoraxdu sii kululaan, meeshu garoowe ma'ahan boowe.

Boowe, awood badanidaa markaad Axmad ku amraysid inuu iska lugeeyo. Boowe ma waxaad moodey odeygu gacmaha inuu baruur ku sito?😀

Share this post

Link to post
Share on other sites
15 minutes ago, Samafal said:

Shariif sakiin wax tabar ahba ma lahayn. Xataa wuxuu kariwaayey inuu Airportka kaceliyo kuwa ladamacsanaa jabka. Marka ha isku meetaalin labada.

Tankale, cidu Farmaajo waa madaxwayne Somaliyed, maxaa daba dhigay may dantooda gartaan oo maamulkooda wax laqabaan, oo gedada baaba ah oo waxba kajitin dhistaan. Siyaad bay ku daba dhubeen kana waa kudaba dhumayaan.

Walaale, dhibta ugu weyn oo reerka heysata baryahaan waa middaas.  Farmajo oo naf la caari ah oo siyaassadii Soomaliya oo dhan uu ku maamuli lahaa ka hoos bixi rabto oo tiisi la dhacdhacayo ayuu ka sugayaa inuu ummada Jubaland xoog ugu maquuniyo oo uu hoos geeyo reerkiisa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Tolmooge adeer,

Sidaad moodayso ma'ahan, xaalku wuu ka duwan yahay sida qurbo joogtu wax ugu sawiran yihiin iyo waaqiciga dhulkii ka jira.

Jubaland waa sadex gobol oo laysku daray, waana gobolo ilaahay nimco badan ku manaystay, waxayna ka mid yihiin gobolada ugu fiican oo soomaalidu degto.

Waa gobolo ay ku noolyihiin qabaa'iilo kastoo soomaaliya, taas macnaheedu waxaa weeyaan waxaad ka helaysaa nolol ka qurux badan, jufo magaalo wayn degtay.

Adeerkaa axmad sanado badan yuu u dhaxeeyay jawaanka dhuxusha ee dekadda hor yaala iyo aqalka uu ku hoydo, oo kenyaatigu ilaaliyo, waxba kumasoo kordhin goboladaas quruxda badan, haba yaraatee

Miyaad sheegi kartaa hal shay oo intuu joogay wax un ka dhaqaajiyay?

Maamulkiisu wuxuu ka mid noqday naafada dayacan, ayagana dawladda federaalku way ku guda jirtaa siday u heli lahaayeen xaquuqdooda.

Haku sirmin tuutaha reer miyir walaal.

Waxaa laga yaabaa inay kugu noqdaan ninkii reer bariga ahaa oo bur saliidka hawadu ka buuxdo cantuugay oo yiri boowe kanu aa beentiise mid kale ma haysaa?

Si kastaba dagaal sokeeyo idinka alle wiil danbe nooga dhiman maayo.

Odaygaan, mid wax dhaqaajin kara waa in lagu badelaa muhiim ma'ahan sadexdaa gobol, kuu kasoo jeedo iyo beeshiisa midnaba.

Waxaan rabaa inaan kuu sheego arrin ay soomaalidu wada ogtahay hadana iska indho tirayso.

Farmaajo wuu ka shacbiyad badan yahay maalinkii la doortay maanta rumee ama ha rumayn.

Sababtana waan kuu sheegi aragtidayda hadduu qabiilayste yahay waxay isku beel noqon lahaayeen Dr. gaas iyo madoobe oo dastuurka soomaaliya isku beel ka dhigay.

Hadduu tuug yahayna waxaa la maqli lahaa islaantiisa oo afarta jardiino iibsatay, iskool banaadir'na carbuun ka bixisay.

Dr.Gaas wax kale ma eersan, waana kii iska tagay asagoo dhidsan 

Quluubta shacabku xataa waxay dhex geli kartaa xildhibaano tuugo iyo musuq maasuq ku caan baxay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.