Che -Guevara

Villa Somalia is happy, only Madoobe left

Recommended Posts

gooni   

Apo

Siyaad barre allaha u naxariisto

Hadii lagu eedeeyo inuu dad somaaliyeed dhul siiyay ama dejiyay waxaadan garanayn sida xaal dhaqankiisu ahaa

Buurdhuubo waxuu ku aasaasay barakacayaal ka yimid galbeed waa wadnaha gedo haday maanta yiraahdaan qabiil kalaa iska leh way ku khaldan yihiin hargaysa ilaa jalaqsi ilaa raas kabooni somali baa leh

Ujeedkiisa waxaad ka garan kartaa inuusan ahayn qabiili, ee uu ahaa soomaali

Baardheere haddaad adigu leedahay maxaad u leedahay anigaa iska leh? yaa kaa raray? goormaad ka guurtay?

Berigii dagaalada sokeeye, dadku qaxay yaa ina cumar jees dadkii wadada ama dariiqa u galay asagoon fahamsanayn ujeedada dagaalkii usc.

Waxaa u tagay odoyaal waxaana loo sheegay in dagaalku uusan ahayn in la badelo siyaad barre iyo nadaamkiisa oo uu dagaal qabiilaysi yahay, wuu fahmi waayay.!

Hadaba wixii "rag"ah, la dagaalama oo ha la nabad geliyo dumarka iyo caruurta ayadana waa fahmi waayay.!

Aakhirkii waxaa fahamsiiyay usc markii ciidankiisii xabadda lagu farooriyay ayagoon wali caanihii afka saarin.

Sodon sano ka dib raadkii axmad madoobe yuu ka muuqdaa iyo taageerayaashiisa wali waa faham waa iyo garan waa iyo anigaa iska leh.

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

Ninkaa la hadleysid horta isweydii Rabigeena casiiska ah ma aaminsanyahay jiritaankiisa. He doesn't, for he used to mock Quraanka Kariimka iyo diinta Islaamkaba on here SOL years ago. Asagoo shaati weyn qabyaalad huwan soo noqday, yaab. Xataa diinlaawiyaasha qabyaalad kama tagaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
18 hours ago, gooni said:

Apo

Siyaad barre allaha u naxariisto

Hadii lagu eedeeyo inuu dad somaaliyeed dhul siiyay ama dejiyay waxaadan garanayn sida xaal dhaqankiisu ahaa

Buurdhuubo waxuu ku aasaasay barakacayaal ka yimid galbeed waa wadnaha gedo haday maanta yiraahdaan qabiil kalaa iska leh way ku khaldan yihiin hargaysa ilaa jalaqsi ilaa raas kabooni somali baa leh

Ujeedkiisa waxaad ka garan kartaa inuusan ahayn qabiili, ee uu ahaa soomaali

Baardheere haddaad adigu leedahay maxaad u leedahay anigaa iska leh? yaa kaa raray? goormaad ka guurtay?

Berigii dagaalada sokeeye, dadku qaxay yaa ina cumar jees dadkii wadada ama dariiqa u galay asagoon fahamsanayn ujeedada dagaalkii usc.

Waxaa u tagay odoyaal waxaana loo sheegay in dagaalku uusan ahayn in la badelo siyaad barre iyo nadaamkiisa oo uu dagaal qabiilaysi yahay, wuu fahmi waayay.!

Hadaba wixii "rag"ah, la dagaalama oo ha la nabad geliyo dumarka iyo caruurta ayadana waa fahmi waayay.!

Aakhirkii waxaa fahamsiiyay usc markii ciidankiisii xabadda lagu farooriyay ayagoon wali caanihii afka saarin.

Sodon sano ka dib raadkii axmad madoobe yuu ka muuqdaa iyo taageerayaashiisa wali waa faham waa iyo garan waa iyo anigaa iska leh.

Xisab ba so socota marka isdiyariya. Dadki galbeed lagaso raray waanu ognahay in ay reer cabudwaq is heyb ahayen. Dadkale baa loogu magacdaray. Bardere waa la oga cidi dagneyd oo xogi kacanka loga barakaciyay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Here is my opinion about Jubba.

I do believe for security and national unity reasons , the Jubba region must be headed other than Non Madoobe clan at this stage of Somali being unstable. When the country becomes safe and stable anyone regardless of clan could lead.

But, at this crucial time it is a national risk for Ahmed Madoobe people to lead Jubbaland. They are backed by a foreign power and God forbid if war of national territory breaks between Kenya and Somali, the Ahmed Madoobe people will probably fight beside the Kenyans against Somalia.

You need A Somali clan that isn't loyal to Kenyans in Jubba. It could be anyone: Reer Gedo, Water Maaal people or even the Harti group.

Maadama ay yihhin Reer dhabarka Saaraya Kenyaatiga waxa ay khater ku yihiin jiritaanka dalka iyo xuduudihiisa. 

Some people from Madoobe clan even wanted to name the region Azania in order to eliminate the known Somali name and eventually separate from the republic.

Dadka raba in ay Soomaliya ka go'aan Somaliland keliya ma ahan ee qolya kale ayaa jira.

I welcome anyone who could refute my insinuations or has different take on this issue.

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, galbeedi said:

Regardless of whatever hallucinations and delusions Galbeedi seems to be suffering from, this has got to be the  most foolish and disgusting suggestion ever penned on SOL which attempts to collectively demonize a  large segment of Somali society.

Shame on you Galbeedi.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Tilamook,I apologize.

I have no intension of generalizing and it is not correct to demonize the  loyal Somalis of Jubba (OG) who are patriots like everyone else. 

They fought and cleared the Jubba from Al-Shabaab which made Kismaayo peaceful. I should probably have said that we need an OG  nationalist who is  anti Kenyan. 

The thing is Ahmed Madoobe faith is connected with the Kenyan army and he might follow what ever they do.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
12 hours ago, galbeedi said:

Here is my opinion about Jubba.

I do believe for security and national unity reasons , the Jubba region must be headed other than Non Madoobe clan at this stage of Somali being unstable. When the country becomes safe and stable anyone regardless of clan could lead.

But, at this crucial time it is a national risk for Ahmed Madoobe people to lead Jubbaland. They are backed by a foreign power and God forbid if war of national territory breaks between Kenya and Somali, the Ahmed Madoobe people will probably fight beside the Kenyans against Somalia.

You need A Somali clan that isn't loyal to Kenyans in Jubba. It could be anyone: Reer Gedo, Water Maaal people or even the Harti group.

Maadama ay yihhin Reer dhabarka Saaraya Kenyaatiga waxa ay khater ku yihiin jiritaanka dalka iyo xuduudihiisa. 

Some people from Madoobe clan even wanted to name the region Azania in order to eliminate the known Somali name and eventually separate from the republic.

Dadka raba in ay Soomaliya ka go'aan Somaliland keliya ma ahan ee qolya kale ayaa jira.

I welcome anyone who could refute my insinuations or has different take on this issue.

That is rich. Your clan is the only clan to support a foreign entity against the Somali people. Stop projecting your treachery unto others.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
9 hours ago, galbeedi said:

Tilamook,I apologize.

I have no intension of generalizing and it is not correct to demonize the  loyal Somalis of Jubba (OG) who are patriots like everyone else. 

They fought and cleared the Jubba from Al-Shabaab which made Kismaayo peaceful. I should probably have said that we need an OG  nationalist who is  anti Kenyan. 

The thing is Ahmed Madoobe faith is connected with the Kenyan army and he might follow what ever they do.

Qahotis from all over Somali were welcomed and cared for by Kenyan Somalis. If it wasn’t for them millions more would have died Rwanda style. They have done more Somalis than your little clan ever will.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dabrow   
13 hours ago, galbeedi said:

Here is my opinion about Jubba.

I do believe for security and national unity reasons , the Jubba region must be headed other than Non Madoobe clan at this stage of Somali being unstable. When the country becomes safe and stable anyone regardless of clan could lead.

But, at this crucial time it is a national risk for Ahmed Madoobe people to lead Jubbaland. They are backed by a foreign power and God forbid if war of national territory breaks between Kenya and Somali, the Ahmed Madoobe people will probably fight beside the Kenyans against Somalia.

You need A Somali clan that isn't loyal to Kenyans in Jubba. It could be anyone: Reer Gedo, Water Maaal people or even the Harti group.

Maadama ay yihhin Reer dhabarka Saaraya Kenyaatiga waxa ay khater ku yihiin jiritaanka dalka iyo xuduudihiisa. 

Some people from Madoobe clan even wanted to name the region Azania in order to eliminate the known Somali name and eventually separate from the republic.

Dadka raba in ay Soomaliya ka go'aan Somaliland keliya ma ahan ee qolya kale ayaa jira.

I welcome anyone who could refute my insinuations or has different take on this issue.

Jubbaland is a bufferzone for Kenya no matter who is at the helm but it can be transformed into serving Somalia interests and being connected to Mogadishu instead of Nairobi. But it will require a total makeover and re doing everything from the start. If you are building a house the foundation must be good but in the case of Jubbaland is not stable and will crumble. Kenya will not stay forever and Alshabab will not go away unless a concentrated effort is made.

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Apophis,

i did not said anything about Somalis in Kenya. My criticism is about Madoobe and those surrounding him which are paid and armed by Kenya.

besides, why do you assume that the only Somalis who live in Kenya are OG. There are millions of Somalis from G...Re, Deg...d, and others who live from Wajeer to Mandheera.

as Dabarow said, at the moment the Jubba is buffer zone for Kenya. No debate about that.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Apophis   
1 hour ago, galbeedi said:

Other Somalis live in Kenya, yes, but they are the minority. 

And you specifically said OG community are traitors. Don’t back peddle now.

Farmajo is an American, Siyad Bare was an Ethiopian, Khyre is a Norwegian and the incoming central bank is a white Brit but an OG with a Kenyan passport is the enemy.

give me a break.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

apo

Allaha ku hadeeyo awoowe galbeed iyo bari somaali baa leh hana ku riyoon waligaa in reer meel yeesha uu horumar keeno.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.