Dalmar1

Farmaajo brings reer Gedo and Barre Hiraale together in Mogadishu, as Jubaland Showdown is near.

Recommended Posts

Dalmar1   

And in Gedo its the same all over, Farmaajo gathers and prepares his clan for the upcoming fight for Jubaland and expelling big foot Madobe's people from Somalia.

image.png.b013dd9fc4ef2600ee1ea98d4ea2235e.png

 

 image.png.e0fde9b1f16f8f7744d45ca1c23b18e0.png

WWW.CAASIMADA.NET

Garbahaarey (Caasimada Online) – Shir muddo ku dhow toddobaad magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo uga socday dhaqanka beesha Sade, ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray …

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Meeshan dagaal qabiil dib uga dhici maayo balse waxaa jirta inuu dhaqanka madoobe oo u muuqda qar iska tuur.

Kismaayo kuma dayan karto garoowe waa magaalo ilaahay xaalkeeda ogyahay waligeedna ka dhici mayso in beel ku takri fasho.

Suurta gal noqon mayso inay jigjiga soo baneeyaan oo kismaayo kula dagaalamaan somali kale waana caqligii onlf kula dagaalantay sbasiiniya aakhirkiina xisbi loogu taliyo xataa ku wayday.

Farmaajo wax dan ah ugama jirto inuu la dagaalamo puntland iyo jubaland ayadoo beelaha muqdisho sheegtay ay ka sugayaan in meekhaanka caasimadda  beeshooda lagusoo wareejiyo.

Farmaajo wuxuu u baahan yahay inuu helo dad nadiif ah oo dhisi kara dalkooda iyo dastuur lagu dhaqo dadka soomaaliyeed.

Haduu waayo dadkaas aan kor kusoo sheegay, wuu ogyahay sidaan filayo inaysan dagaal beeshiisu la gasho walaalahood ilmo caano dhame aysan wax faa'iido ah laga dhaxlayn.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.