Sign in to follow this  
Peacenow

Somali Airlines OLD PICS

Recommended Posts

nuune   

^^ haa sxb, saacadaan diyaar uma nihin bambaano :D Maadeey afar suun ayuu xiranyahay halkii suuna la eg ashuun biya madoow ka buuxa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, awoowe sawirka hore inaa peacenow ku raaco aa u malaynaa. Sarta oo saddexda biyaano intee airport uga taalaa? Ha naga waalin hee!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nuune, ha kaa saarto! :D , halahaan waxaan ku maqnaa sawirka & webka aad ii dirtay (intaan fiir-fiirinaaye, waxa ii soo baxday inuu calaaqo weyn la leeyahay kan: (Author's homepage) kuu ah! :D

 

Weli wax baa iigu kaa dhiman, waase lagu soo qaban :D

 

Norf, Anigu-runtii-waxaan kuu heystaa: Ciyaal Macno maleh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Gheelle.T:

Nuune, awoowe sawirka hore inaa peacenow ku raaco aa u malaynaa. Sarta oo saddexda biyaano intee airport uga taalaa? Ha naga waalin hee!!

Gheelle, adu ma adaa Suuq Bacaad soo dhaafey waligaa horta, meel uu airportka ku yaalo ma aadan u dhawaan, hal mar unbaad Buula Xuubeey siyaaro u timid markaasna sabatul wiido darteed ayey aheyd :D

 

 

Maadeey shakigan kugu alxaman mid kaa soo fuqi doona ma ahan, ee ciisaa budiinaa muusaa budiinaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, abaay dhaxan aa sheekh noogu duugnaay, markaas aan jimco kasta soo mari jiray(hadda al-shabaab aa naga dumisay) :D

 

Warkas ka bax ee sawirka Airport Italy ah hanu khaldin cadde!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Gheelle.T:

Nuune, abaay dhaxan aa sheekh noogu duugnaay, markaas aan jimco kasta soo mari jiray(hadda al-shabaab aa naga dumisay)
:D

:D:D xerta xaaji baaruud aw cusmaan aan ka tirsanaa aniga, everyday waxey noo aheed sab :D illaa Caliyaale aan sab u aadi jirney, markii iigu fogeyd illaa Hiilweyne gabbalkaana noogu dhacey, tuugaar(qurac) weyn ayaan hoos seexaney.

 

 

Maadeey, hadana ma waxaad leedahay nuune waa xabashi, hadda unbaad ugu darneed waligaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool, baxaraa gelinee!, Adeerkaa inuu ina adeerkiis Xabashida u dhiibo, adna aad aniga intaad igu dirtid F1 u dhigaad rabtaa! :D

 

Nuune, waa kuu qalleynaahe, safarkaagi darraad, sawiradiisa soo post-garee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Gheelle :D

 

Maadeey, ha sugi waayin anaa sawiradii adduunka soo dhajin doonee, kuweed rabtaa, Warta dhowr sawir baan ka hayaa ee sheego xaafadaad ka daganeyd Warta mise reer Warta ma tihid oo Jalalaqsi ayaad inooga timid :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BUKURR   

Waraa jaajuskaan Maaddeey la dhaho meesha laga bixiyo waaye. Marna bilcaamaheena noo dhaaf yuu na dhahaa, hadana sawir sheekadiis yuu keenay.

 

Alankeey maadeey, se fedaas arriirow, inna goofke kii laseede, se feelle lekiin tumme ye fedaasse :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this