Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Isqor bilaa liis

Recommended Posts

gooni   

Cadnaan saaxiib

Snm xaqiiqda kama jawaabto waa cudur waa hore ku dhacay khiyaali yaysan kugu daalin

UN'ku haduu soomaaliya u aqoosan yahay labo dal kursi buu snm ka siin lahaa jabuuti iyo ruwanda dhexdooda.

U qaybsanaha arimaha soomaaliya waxay gadaal uga dareen iyo somaliland waana marqaan iskiis ugusoo degay.

Ujeedkooda markii lasoo koobo waa...

Nin ingiriis kasoo jeeda yaa koonfurta laga cayriyay  wax walba waa uga darantahay, ehelkooda dhabtaa waa ingiriis koonfurta soomaaliyana waa cadawgooda.

Waxaase la yaab igu noqotay sababta gaaladu u aqoonsan la'dahay nidaamka sidaa u jecel, xataa misliyiin way u ogolaadeen inay caruurtooda dhunkadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA Isqor bilaa qaat

1 hour ago, maakhiri1 said:

Mourad1 had a point, this was not SL fight.

 

 

It will have been  better for Somaliland to keep quiet, now they look bad siding with foreigner UN civil servant against their own Somali people. The UN has no choice but to replace him with someone who has more diplomatic skills and knows how to navigate the crazy Somali politics.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
3 hours ago, gooni said:

Cadnaan saaxiib

Snm xaqiiqda kama jawaabto waa cudur waa hore ku dhacay khiyaali yaysan kugu daalin

UN'ku haduu soomaaliya u aqoosan yahay labo dal kursi buu snm ka siin lahaa jabuuti iyo ruwanda dhexdooda.

U qaybsanaha arimaha soomaaliya waxay gadaal uga dareen iyo somaliland waana marqaan iskiis ugusoo degay.

Ujeedkooda markii lasoo koobo waa...

Nin ingiriis kasoo jeeda yaa koonfurta laga cayriyay  wax walba waa uga darantahay, ehelkooda dhabtaa waa ingiriis koonfurta soomaaliyana waa cadawgooda.

Waxaase la yaab igu noqotay sababta gaaladu u aqoonsan la'dahay nidaamka sidaa u jecel, xataa misliyiin way u ogolaadeen inay caruurtooda dhunkadaan.

Gaalada reer galbeedka waxay aduunka ugu necebyihiin dabadhilif bilaa mabda'a ah markaa nimanka weli ma fahamsano arintaas sidee gaalada dabada uga dhaqayeen the last 27 years and still nothing to show.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne stop digging. Of course we are all Somalis. In this particular case, the secessionist enclave looks foolish even to their own people by siding with the UN official.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qaacidada koowaad oo dadka aqoonta leh lagu yaqaano waa xanaaq la'aanta.

Ciyaarta feerka ama feedhku waa la mid, midkii xanaaqa waxaa ka luma tarkiiska ama degenaanta maskaxda waxaa la bata xargaha meesha ku oodan.

Awoowe oodweyne ninka tagay ingiriisbuu ahaa mid kalaa imaanaya oo hawshii halkii kasii wadaya.

Waraaqihiina gadaal uga dara sidii caadada ahayd u qaybsanaha somalia iyo somaliland, waa isla meeshii kii yimaadaba waa adeerkeen anagoo isku duuban.

Su'aasha uu waydiiyay dfs sababta dad u dhintay roobowna loo xiray waa su'aal uu, u waydiin karay, xaqna u leeyahay, laakiin ma ahayn inuu xafiisyada hoose ka bilaabo.

Dadka dhintay iyo xarigga roobow waxaa laga rabaa inay dfs uga jawaabto shacabkeeda sababta ay ku dhacday

Dadka dhintay ma hubaysnaayeen?mise waa mudaaharaad ay ku cabirayeen taageradooda?

Roobow maxaa ku qarsoon? oo ay ku haystaan? wixii ku qarsoon maxkamadu hanoo sheegto.

waxaasoo dhan waa arimaha gudaha soomaalida ayagaa laga rabaa inay is waydiiyaan.

Balse ma qurux badna in nin shisheeya ah iska kaa riixo oo reerkaaga ha iska maamusho adoo meesha taagan, waana sida ka muuqata aragtida snm, carabtuna ninkaas oo kale waxay u taqaan dayuus.

Tijaabooyinka aduunku kuugu talo galay way badan yihiin waa layska fiiriyaa waxaan kugu haboonayn, wayna kuugu garaabi waxaysan ayaguba qaateen, xataa hadaysan afka ka sheegin.

Dhakhaatiirta waxaa u sahlan inay daweeyaan qof hadli kara qof kooma ku jira hawl badan yuu ku kalifayaa. 

Dfs ee hadda jirta way hadli kartaa la mid ma'ahan sidii kuwii ka horeeyay oo kale, sharaf soo celintu waa dagaal ka xoog badan kan xabaddu laga dhaxlo.

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isqornimada that is based on calaacal iyo beseeching to shisheeye is still on. What do they think Qaramada Midoobay is? A corporation like Starbucks that can open any franchise where they deem it and wish. Soomaaliya waa dal madaxbannaan, a member of Qaramada Midoobay itself as well.

_____________________

Somaliland oo warqad ay ku qoran tahay dalab culus u dirtay QM kadib Haysom

Maamulka Somaliland ayaa horey uga soo horjeestay ceyrintii dowladda Soomaaliya ay ku sameysay wakiilkii xoghayaha Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Haysom.

Todobaad kadib Somaliland ayaa sheegtay inay warqad codsi ah u dirtay Qaramada Midoobay, taasi oo ah in wakiil gaar ah loo Soo magacaabo deegaanada maamulka Somaliland.

Tan iyo sanadkii 1991 Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay ka go’een Soomaaliya inteeda kale, waxaana ay shaaciyeen inay yihiin dal madaxbanaan, walow aysan helin aqoonsiga caalamka.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud ayaa sheegay inay codsi u direen Qaramada Midoobay kaasi oo ah in loosoo magacaabo wakiil u gaar ah deegaanada Somaliland.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu cadeeyay sida ay kaga xun yihiin go’aankii dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay Nicholas Haysom, taasi oo shaki badan dhalisay, maadaama ay sheegan jireen inay yihiin dal ka go’ay Soomaaliya.

Dadka taxliiliya siyaasadda Soomaaliya ayaa sheegaya inay adag tahay in Qaramada Midoobay ay wakiil u magacowdo Somaliland, iyadoo aysan helin aqoonsi caalami ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.