Dalmar1

Captured Ethiopian OROMO Colonel that participated in the Clan War says that Mustafa Cagjar has send him and a Battalion to aid his clansmen's

Recommended Posts

Dalmar1   

image.png.45f1c5b8a5ea0a07c7e9d2591234e006.png

 

Korneylkii Ethiopian-ka oo Mustafa Cagja soo direy oo labada gacmood ka xiran kadib markii lagu qabtay dagaalkii Kaxandhaale

image.png.52c6cc2dd4ded68e1d3336a8985d2adb.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

VIDEO: Another Captured Oromo Soldier send by Mustafa Cagjar and his bigfoot people, its a disgrace  Mustafa that was acting and talking so much about Somalinimo and Somaliweyne is just another Qabiliste/Clannist that is involved actively in a clan war where he is even sending Oromos to help/support his clan in Somalia.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

If true this is more from Mogadishu and Addis Ababa rather than Jigjiga.

BTW During Iley time militia are not allowed to have machine guns, technicals etc...only a gun since to reduce the destruction and death when nomads fight over water well or grass lands.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 minutes ago, Old_Observer said:

If true this is more from Mogadishu and Addis Ababa rather than Jigjiga.

BTW During Iley time militia are not allowed to have machine guns, technicals etc...only a gun since to reduce the destruction and death when nomads fight over water well or grass lands.

 

Good point, If he was from Jigjiga, he would have been SOMALI

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Che -Guevara said:

I saw those very videos and pics except they were being used for another context regarding some other skirmishes.

it is age of fake news and fake news manufacturing, Dahir Alasow, like anarchist Dalmar will report anything and make up stories.

Most likely ,they are  poor Oromo refugees dressed with militry uniform for this stunt.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Certain folks here are trying to hide the very facts of how Foreigner Fighters from Ethiopia are used to participate clan wars, they say that this is fake but gentlemen i bring proof and hard facts, so let this folks who say that this is a propaganda bring proofs likewise and until then let them shut up.

Taliya of the liyuu police militia

image.png

https://www.facebook.com/100012412234953/posts/595831054173964/

image.png.e67ef5f7c75f8f209f8ad2c57c49c4aa.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cheeseman trying to take a leaf from Ina Yey's short lived dream to use "Xiniinyo Xabashi" to subjugate and bring Mogadishu under his clans' control. 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Galgaduud iyo mudug caam ahaan dagaal beeleed kuma cusba.

Taariikhda reer miyigoodana nabad aqalkooda kuma ladin, waa taariikhda inta la ogyahay

Waxaana dhici jirtay in odaygu islaantiisa, ku balan sado geed dugisi leh hoostiis markuu u baahdo. 

Qof kastaana wuu garan karaa in wiilkii halkaa ku calool galaa, uusan shiikh diinta faafiya noqonayn, in kastoo alle hadeeyo qofkuu doono qofkuu doonana baadi ka dhigo.

Kaxandhaale waa xuduudka itoobiya la wadaagto soomaaliya. 

Xadka labada beelood waayadii hore lagu kala xadayn jirayna wuxuu ahaa, si aan dhib u dhicin wadada dheer in beelu ka degto qorax kasoo baxa beesha kalana qorax u dhaca.

Waxa laysku haystaa waa qorax u dhac meeshii ugu dambaysay.

Kuwa soke way ka indho adkayeen kuwa shishe waayadii hore dhaqan ahaan.

Waxaana dhici jirtay ayadoo colaad xuni, jirto uu tuuladii colkiisu deganaa uu "subbag" usoo safarsado

Markaad waydiiso war soo ka baqi maysid in lagu dilo ama dhib ku gaaro wuxuu ku jawaabi jiray...

Aryaa ninka raggaa aa dhashaa aana dhindhaa.!!

inkastoo lahjadoodii fiicnayd ay hadda badeleen oo idaacado badan furteen, hadana indho adaygoodu waa tan keentay inay kaxandhaale iyo dac-dheer kula dagaalamaan dadkii waligood degenaa.

Aragtidayda dhib kuma jiro in dadka xoolo dhaqataada hayaamaan oo meeshii biyo iyo baad ay xoolahooda uga heli karaan ay tagaan, dadku waa soomaali aakhirka, xadna makala leh, laakiin taasu waxay imaan kartaa markay diinta iyo caqligu shaqaynayo.

Dagaalkan wuxuu uga badelan yahay kuwii hore waxaa hor boodaya ama qaribaya, siyaasiyiin iyo ganacsato og inaysan xalaal cunin caruurtodana ku masruufin abid.

Ciddii horay ugusii raacaysa xisaabta alle way soo dhawaynayaan somaalidu waxay tiraahdaa dadkaasoo kale wayso uma dhawrna 

Kornayl iyo ciidan itoobiyaana dagaal beeleed tuulo ka dhacay inaan lagusoo qaban karin cid kastaa way garan kartaa waliba asagoo jufo kale la safan

Waa ajande siyaasadeed oo ay ula jeedaan sidii c/lahi yusuf yaa farmaajo'na, itoobiyaan adeegsanayaa.

Oromada caagga ku badelanaya dharka duuggaa waa wada kornayl ayayday baan ka maqlay.

Gal mudug alle unbaa nabad ka keeni kara qof nabad ka keeni karaa maanta aduunka ma joogo.

laakiin waa la qaboojin karaa waxaana qaboojin kara dadka ay nabadda iyo colaadu ka go'do oo ah kuwa dhibku haysto, ugu yaraan inay sugaan inta dumarku dib u dhalayo wiilal kale.

Mahad salaad iyo c/shakuur iyo fiqi caruurtooda sariir jilicsan bay ku seexiyeen Tv iyo tallaajadna way ag dhigeen qabiilka waxay ay u arkaan jaranjaro dawlad lagu dumiyo hadafkay is tuseen waa intaas

Walaalaheen snm qaybta bidixda fog dad muslina oo dhintay lagama dul mashxarado itoobiya marna waa nooga sokaysaa koonfurta marna waa cadaw beek lagu xaduuqayo waa munaafaqad.

Waxaa kaliya oo soomaalidu afka ka tiraahdaa ilaahaw intii dhimatay u naxariiso inta noolna cafimaad degdega  sii, haday ducadaas niyadooda ka timaaddo si saxa waa horaa dagaaladu joogsan lahaayeen sababtoo ah ilaahay wuxuu daahiriyo waxaa ugu wanaagsan qalbiga asagiina wasakh yaan ka buuxinay.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.