cadnaan1

Reer baydhabo after finding out the election result

Recommended Posts

Holac   
14 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Cadnaan, widaay waa i kan. Howshii ayaa iga badatay. About afduubkii iyo subsequent xulashadii ka dhacday Baydhabo, qof walba maankiisa shaqeynaayo wuu arkay meesha inay xataa xulasho ka dhicin laakiin loogu shubay qof gaar ah.

Unlike other maamul goboleed, Koonfur Galbeed under the leadership of Shariif Xasan did not have a sufficient army of their own. Shariifka did not create one, never intended to create one. His sub-clan are traditionally non-armed and he didn't trust other clans in Koonfur Galbeed, the few guards and militias keeping in check were his reer abti, Rooboow's clan.

However, Koonfur Galbeed had ciidamo booliis ah, controlled by Laftagareen's adeer and father-in-law, Gaashaanle Mahad C/raxmaan Aaden. These police forces waxaa biilo Qaramada Midoobay, loona soo mariyo dowladda dhexe.

There were also ciidamo militari based in Koonfur Galbeed, for Gedo, Bakool and Baay. But those soldiers wages were paid by again dowladda dhexe, for dowladda dhexe's military actions.

Shariifka wuxuu isku haleyn jiray Xabashada and used them against his political opponents. Alas, he never thought the same Xabashi would be used against him, which happened. This same Xabashi forces were used against Rooboow for their kidnapping and subsequent rendition of him to dowladda dhexe. Rooboow's little militia were no match for them. Even if they were no match, still wey shirqooleen, calling him a meeting for all the candidates and then Xabashi soldiers arresting him secretly when he arrived, while his militia were outside.

I had never seen Reer Koonfur Galbeed being this mad politically about what happened in Baydhabo - they were unanimously united against the actions by dowladda dhexe. Even those who were usually apolitical were furious. Reer Koonfur Galbeed qabiil xadaaradiisa ama qabyaalad been been kuma qaadaan because usually waa dad nabad jecel, wax walbana nabadda ayee ka hormarsiinayaan.

So ninkaan Laftagareen meesha la keenay hadduu sidii Shariifka ku socdo, for not creating a regionally self-sufficient army (which I believe he won't), then the same fate that befallen to Shariifka awaits him, while he has zero credibility, too.

This is second major political blunder dowladda dhexe committed after Qalbidhagax's disastrous rendition fiasco. However, having said all that, Soomaaliya iyo dowladeeda horumarkeeda waa Koonfur Galbeed horumarkeeda. Marka horaa loo soconayaa, regardless the little disagreements with dowladda dhexe. Guul ayaa leenahay Soomaaliya iyo dowladeeda. Soomaaliya does not need useless isqabqabsi now.

MMA, what happens to Roobow now? Is he going to be sent to Guantanamo?  Reer Baydhabo are honest people. Roobow completely forgot that Famaajo and Kheyre will do anything for political survival. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, Holac said:

MMA, what happens to Roobow now? Is he going to be sent to Guantanamo?  Reer Baydhabo are honest people. Roobow completely forgot that Famaajo and Kheyre will do anything for political survival. 

Its mission accomplished. He might even be asked to serve in Federal government at some post.

Payback from the region will come at the most inopportune time for Federal Government. Political machinations, corrupting, buying votes...is something, but humiliating a region is grave blunder that has high price.

To make matters worst election in Puntland will be taken as comparison for Farmaajo actions or inaction and difference between the two regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, Holac said:

MMA, what happens to Roobow now? Is he going to be sent to Guantanamo?  Reer Baydhabo are honest people. Roobow completely forgot that Famaajo and Kheyre will do anything for political survival. 

At worse, it could be another Xasan Daahir Aweys scenario - a minimally supervised house arrest, with all the amenities, including internet access. I think waala sii deynaa in the next few weeks, with under the table compensation. Will he accept that and keep mum? I don't think so. Si xun ayaa loola dhaqmay, especially using Xabashi mercenary army to kidnap him. Also keep in mind he has a militia that is based in Bakool. Those heavily armed restless militia could easily rejoin Barbaarta once again.

In the other days, warar suuqeedka in this week are reporting:

Dadaallo lagu sii daynayo Roobow oo ka socda Muqdisho

Xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeedda degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay dadaallo kala duwan oo la doonaayo in lagu sii daayo wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, sida ay sheegtay idaacadda Risaala ee Muqdisho.

Roobow ayaa ku xiran Magaalada Muqdisho, waxaana soo xiray dowladda dhexe ee Soomaaliya ka dib markii uu Baydhabo ka bilaabay Olole ku aadan Musharaxnimadiisa xilka Madaxtinimada Koonfur Galbeed.

Roobow ayaa hadda ku xiran Muqdisho, waxaana soo xiristiisa ka dhashay banaanbaxyo ay ku dhinten dad badan, kuwaasoo ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Wararka ayaa sheegaya in wada-hadallo ay u socdaan madaxda sare ee dowladda iyo siyaasiyiinta dowladda ugu jira beesha **** iyo **** ee uu kasoo jeedo Roobow.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ay Caasimada Online la xiriirtay ayaa sheegay inaysan ka war-hayn qorshe lagu sii daynayo Roobow oo go’aan laga gaaray, balse waxa qireen inuu jiro dadaalka ay wadaan siyaasiyiinta ku beesha ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 12/23/2018 at 5:14 AM, cadnaan1 said:

Well said MMA 

You are one of the few true wadani oo daacad ka tahay in musiibadan laga baxo oo aan firinin dan qabill.

Waxaan araknaa badanaa fake wadaniyiin calankan buluuga indhaha kaa galinaya at the same time qabyaalad u dagaalamaya.

Widaay, daljaceylnimo waa la igu soo koriyey. Aabahey - Rabi ha u raxmadee - asagoo arkaayo ururkii qabiilka ku dhisnaa ee HDM oo xataa ilma adeeradiisa iyo qaraabadii kalena ku jiraan ayuu ku biiray, kana doortay ururkii gobonnimodoonka ahaa ee SYL in mid 1940s. He could have easily joined HDM.

Xataa, now remembering, our villa in Xamar always had Soomaaliya's coat of arms on the top of the wall. So it was firmly ingrained in all of us kids in our family, unconsciously one might say.

This was what hung on our wall on our home before I was even born into the civil war and beyond:

sqjxck.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.