Duufaan

Gabre #2 is fired

Recommended Posts

5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dowladda dhexe is proven correct by this revealed email between those corrupt individuals.

ESZ4-Kms-Uc-AED3i3.jpg

 

Good riddance,  This Matt was virus,  agent, sent to undermine  and destroy Somali Gov, and to get more.of.Somali society, he married Somali girl.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

It is very strange that a Somali election in a small Somali dusty town (No offence for Baidoa here) is covered by Washington post in favour of former terrorist and killer Mukhtar Robow. 

According to this spy and the so called monitoring group that was the most newsworthy event in Somalia. That must tell you something.

Did they ever mention the sham election in JUbba boycoted by the opposition? I do not think so.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Oday Gooni,

 

Dadka magafuhu ku dhacayo saxaaraha LIbya, iyo wiilasha iyo gabdhaha badaha ku dhimanaya, dadka ugu badani Burco iyo Boorama ayey ka tegeen.

Ninkan London casiirka ku cabaya, caynaanka hay ayaa la yidhi oo waa " Gaas dhagoole" . Cid dhimanaysa waxba kama gelin ama Gedo ha joogto ama Gabiley.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
2 hours ago, galbeedi said:

Oday Gooni,

 

Dadka magafuhu ku dhacayo saxaaraha LIbya, iyo wiilasha iyo gabdhaha badaha ku dhimanaya, dadka ugu badani Burco iyo Boorama ayey ka tegeen.

Ninkan London casiirka ku cabaya, caynaanka hay ayaa la yidhi oo waa " Gaas dhagoole" . Cid dhimanaysa waxba kama gelin ama Gedo ha joogto ama Gabiley.

Mr. Galbeedi
Odweyne wakhti hore bay doodaanu na dhex-martay nin gar qaadashada yaqaan ma'ahan, waxaan u malaynayaa waxa uu cabo inay casiir ka duwan yihiin.

Fikirkiisu wuxuu ka bilawdaa, kuna dhamaadaa inuu is bar-bar dhigo beel ama labo goboloo soomaaliyeed.

Sodon-sano oo waqooyigu nabad iyo horumar haystay, waxaa ka faa'iido batay sadexda sano oo farmaajo talada hayay oo waliba lugaha lagu dhegan yahay.

Lagama yaabo inay kuu markhaati furaan.

Ciyaalka cadhadu ku gashay liibiya iyo gabdhaha soomaaliyeed oo ku qaawan ayagoo irmaan oo jeelasha ka buuxa, badankoodu waxay ka yimaadeen burco iyo hargaysa, waana gob aan qarsan waxa ay soo mareen. 

Hogaanka snm xataa hooyooyinkood umasoo celin karaan ciyaalkaas.

Waxay kaala doodayaan reer gedo anagaa ka fiican gabdhahooda xoog baa lagu kufsadaa afrikaan yaa ku neefsada, kuweenuna ayagaa kufsiga doonta oo saxaraha bay noo joogaan ceebna ma'ahan.

Hadaad tiraahdo war waan wada lunay ee sida aan isu dhaano waxay ku jawaabayaan... 

Waa in gaalo nagu dhex jirto markaan wada hadlayno sababtoo ah, labo jamhuuriyadood oo isku darsamay baan ahayn ingiriiska ka dib.

Markii gabadha soomaaliyeed ay yurub tagto oo timaha la kala baxdo, gaalna gacanta qabsato waxaa kaliya oo ay daahir ku noqon kartaa inay aqoonsiga raadiso.

Beri haduu mid reer koonfura helo codkuu habeenkii ka maqlo yuu subixii ku hadli 

Gaal gabdho nagu kala jeclaan maayo ee allaha nawada asturo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 12/19/2018 at 8:44 PM, Duufaan said:

Well, that is not gone happen. All these talks about Ethiopia and Eritera  is overreaction created by Somalia government oppositions. Baydhabo is good example where they prodicted disaster but election ended  peacefull and successfull. In fact much of security was done by Somali forces rather the Ethiopian. Specially Ereteria which does not have a boader with Somalia will not likely have much influence in Somalia politics. Somalia is making slowly improvements. Amison forces will be reduced gradually but will only replaced. Somali forces. The stability is slowly returning in Southern Somalia which closes the doors  the need of more foreign forces. The horn reaproachment will stay more empty rethoric.

Duufaan,

Do you still stand by what you wrote here years ago?

There is more Ethiopia and in more places.

AMISOM has not reduced from then.

Djibouti is now least involved than in any other time in the past 3 decades.

Baydaba became worst example of arresting ones local opponent using Ethiopians.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

VOA iyo BBC waxaa maamusha wariyaal aad u liita aragtidayda shaqadoodana aan ku filnayn.

Laakiin waxaan ku dawoobaa markay dhahaan waan isku daynay inaan xakuumadda federaalka cid ka helno laakiin way noo suurtoobi wayday.

waa kalmadda ay ahayd inay is waydiiyaan,,,, maxaa naga khaldan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.