Saalax

Former Somaliland "foreign minister" calaacals that Farmaajo Government sanctioned Somaliland region

Recommended Posts

Saalax   
6 hours ago, gooni said:

Suudaan iyo soomaliya farqi aad u wayn baa u dhaxeeya, garaabada iska tufa walaalayaal.

Dadka wax aqoonsada xafiiskoodu ma muqdishuu ku yaal?

Muxuu yahay wada hadalkaan aad ku waalateen?

Haddaad u sheegteen inaad soomaaliya ka xorowdeen 90kii maxay idiin aqoonsan la'yihiin?

Walaalayaal waalidda waa la dawayn karaa hagoogta iska qaada oo dadkiina dhinac karaaca.

 

 

 

:D

 

Waan ku qoslay.  South Sudan and Sudan were not even the same ethnic group or had the same religion plus South Sudan had oil hence the western interests.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ethnicity doesn't  make countries U.S coperation and US coperate lawyers by dinka  and neur tribes. To get their resources.  South Sudan was a done deal  by uncle Sam. Even john  garange wanted one state but  cia  took him out.  Tigre  in Eritrea and Ethiopia are the Same people. Yet the border Abyssinian Italian  treaty defines their border clearly.  Gooni  ama jaahilbukayahay  Ethnicity borders iyo mawduuucyadaas. Sabaabto ah he believes  Somaliland was part of Italian trusteeship. Waawaali.  If you ask koonfurians  what are the borders of Somalia  they willl say between raascaseer and raaskambooni. Xita  geographies garanmayaaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wada hadalku waa markhaati fur un.!! ee dad afrikaan gumaysto wada hadal loogama baahna!!

Waxaan u gartay waa nala fariisteen qudha inuu hadafka snm yahay soo sidaa soo ma'ahan biyo dhacaagu?

Suudaan lagama fiirin dhaqaale luuqad iyo waxaan ka bitibitisiinayso

Sudaan waxaa laga fiiriyay diinta aqoonsiga ka horna waxaa saxaafadda iyo kaniisadaha loo sheegay  inay adoon u yihiin khartuum oo carab muslina

Hadafka koowaad oo aqoonsiga keenay waa kaas awoowe.

Snm waxay ku dooday inay ahaayeen sidoo kale adoon la gumaysto xoriyaddeedana ku keentay qori caaradiis balse ay wali yihiin muslin sax ah si loo aqoonsado

Ilaahay amarkii marnaba marqaanku ma tusin in taariikhdeena caalamku naga badiyo.

Wada hadalka aad doonaysaan hadduu noocaas yahay jaadkiina iska cuna awoowe gaaladana u sheega inaysan aqoonsigiina ku xirin meel afrikaan gumaysto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni  inad  isyeelyeelysid ama  inay aqoondarradu  kadhabtahay  baan  garanlayahay.. horta  waxa muhìim ah inad ogaatiid hadafka at  qarbiiyintu the west kalayeeihin sudaan and  south Sudan.  Waxay ahayd  shiidaal   iyo kheyraadka  dabiiciga.  Diin  iyo luqad iyo waxaas oo dhani wa secondary splm  labbajeer bay  dagaalgashay in the 60s  and 80s  in the 1980s  ayey  tageero badankaheshay waddamobadan 2005  Nairobi maraykan baa miiska soofadhiistay Oo hawsha dhamyey dowladi Bush ,oo qawmiyad nimo sidu  Oodweyne kusheegey Germanic  tribes are many Austria deutchland the Dutch the upper Germanic languages in Denmark.  Anaga lanama gumeysan wala  saancadaale wala tumaal talyaani ah. Somalilands  protectorate bay ahayd. 1960 isku biiriid be dhacday deeedna lasonoqosho gobonimadi iyo qarannamiadi ba  dhacday xuduudunawa  the  Anglo  Italian  border. Anaaga  wala  kniisad catoolig  bajiray wala baadari. Wala  anzelooti iyo benituo mussuulini. Inagu waynu  so kala  adkaanay adiga iyo adeerka afweyne  Daniel arap moy  bay magangalyo weydiisteen deedna wuu  diiday nijeriya ayu  u qaxay inagu  kala  adag.  Maantana  yuweri muusafanin ama inankayare eeh gaalamadowda eeh axmed abiye baad marba tidhahadan hebel noosoqabo  sida  roobow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

lubnaan

nigeria

kosovo

lubnaan waa dad faransiisku dastuur u sameeyay kuna heshiiyay in gaalku madaxweyne noqdo siiba maaroonigga suniguna wasiirka kowaad shiicaduna baarlamaan

Waa dal aad u yar mana qaybsami karo

nigeria waa dad ku heshiiya awood qaybsi iskuna maamula maysan dhicin in gaaladu xoriyad waydiisato muslinka umana dagaalamin

Kosovo waa meel reer galbeedku ku qayilaan muslin iyo gaalna isku si usoo dhaweeyaan.

Soomaaliya gumaystihii wuxuu kasoo reebay hangoolkaas yar ee badda ku teedsan waana hantiyi waynay 

waa caqli xumo in snm aaminto in inta beeshoodu maamusho, yaa dahabka soomaliya laga helaa laguna aqoonsan doonaa aakhirka ayagoo iska qayilaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

This is probably the most difficult period for Somaliland as far as diplomatic outreach/recognition is concerned? I don't think Somaliland ever experienced this before. The Horn is changing. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Holac the political order in Addis Ababa  changed  and abiye axmed and qeero and jawar did a good campaign  he made peace  with afewerqi. That is the only thing that has changed  what complicated  The situation is the Saudi  khaleeji involvement  in the conflict in terms of money and finances. Now what does that mean for Somaliland  foreign policy in terms of Ethiopia. Our diplomatic office is still in Addis Ababa   The bole road led by Axmed  cigaal  led by a senior Somaliland diplomat who was our ambassador in China  during  ina  rayaales  reign. Cheeseman and abiye and  afewerqi  meeting in gonder in Addis Ababa   has zero affect on Somaliland. Because we never had any relations  with  The koonfurians for almost 30 years. The last time a Somaliland leader saw afewerqi  was if I am correct during the south sudanese independence ceremony  back in 2011. Somaliland relationships  with Kenya is improving  allot baashe is in Kenya  and Kenya  will be engaging with Somaliland on allot of key issues . Mps from Kenya  have  arrived in hargeysa few days  ago. Somaliland has a bright future.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Safiirkeena shiinaha yaa cod muuqaala laga hayaa asagoo sii galaya aqalka shiinaha

Dr.baashana, iminkuu ku mashquulsan yahay sidii qaadka miirawga ah loo gayn lahaa hargaysa

Xafladdii caleema saarka ee south sudan yaa madaxweynaheena laga casuumay madax afrikaana oo badana, wuu kala hadlay qadiyadda gooni u istaagga waxayna noo ballan qaadeen in xaflad kasta oo caleemo saara lagu casuumi doono.

Walaalayaal marqaanka hadduu saa'id noqdo dadka fiyow waa idinka cararayaan, ugu yaraan khiyaalka nus nus ka dhiga si ay maaweeladu usii socoto

Sodon sano koonfur shaqo iskuma lahayn waa sax

Aqoonsi ma hayno waa sax

Nabad fiican baan haysanaa allaha noo siyaado waa sax

Itoobiyo uma baahnin hadana waan ka seexan la'nahay jaceelkeeda waa sax

Ingiriiskii arinteenii dib buu u dhigay intay yurub kala baxayaan waa maaweelo

Marqaanka xad u yeela mudabayaal aqoonsigu waa nimco alle bixiyo wuuna idin siiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Itooobiy Marna idinka u  yeedha oo yidhaha soo  gala Marna idinka yidha wano  cadow. Marna  tigre reerxamasien ayaad  jeclatan marna  tigre adwa.  Mar gaalamadow baad u qushuucdan. Gen gabre idinka tageereye.  Marba ki  idin  yimada waxed  is tidhahadan xiiniyhisa anu ku meelmarno. Ileen  wala ga  itaal  roonyahay eh. Bal  axmed abiye iyo aferwerqi wax ha idin  taran. Ama  ugaandhees ama Burundi iyo sanweynti. Meyd maxa u  dambeya  kalasi  sido.  Qalbidhagax  oo ad isku reer Tihin ayaad gacanta u gelisay abiye Axmed  deedna intu idin bah dilay Ayu sii daaayey ileen aw kiiraaale bila damiir baad tahay.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

الشهادة ورقه تثبت انك متعلم لكنها لا تثبت ابدا انك تفهم

 Waa xikmad aad u qiimo badan qofkii sameeyayna asiibay.

Xaqiiqda qofka khusayso yaa la doonayaa inuu ku gar qaato, it is not trolling.

Safiirku wuxuu ka dambeeyaa markii aqoonsi yimaado ka dibna wuxuu matalaa dalkiisa asagoo sharaf iyo karaamo looga gudoomo waraaqihiisa danjiro-nimo

Balse hadii aad qof badeecad ama ganacsi u doontay oo ku dhoofay basaboor somali ah aad ku sheegtaan safiirka snm waa torolling sax ah iyo qar iska tuur

Erayga ina gumeed igama xanaajiyo wakhtiga la joogo, beri aan ka xanaaqi lahaa way isoo martay.

Soomaalida oo dhan aduunka kale waxaa looga yaqaan ilmo-gumeed.

Haddii aad dariishad gaal iyo muslin istaagto oo aad tiraahdo aniga iyo caruurta iyo xaaskii yaa isku kor bakhtiyayna ha la caawiyo, soo ina gumeed ma tihid?

Awoowe qiso yar yaan kuu sheegayaa

Anigu qurbo joogtaan ka mid hay beri aan dhoofay meel laga shaaheeyo agteeda yaa waxaa soo fariistay nin kabo-tole ah, kamana fogayn meeshaan fadhiyay

Wuxuu jawaan ama jooyad kalasoo baxay qalabkii lagu mudi jiray kabaha sida mudac, dubbe yar iyo dun uu ka diirayay taayar baabuur oo dhamaaday.

Xoogaa yar ka dib asagoo shaqadiisii isu diyaarinaya yaa waxaa u yimid wiil yar oo uu dhalay sidaan filayo, wiilka waxaan ku qiyaasay ilaa toban jir

Wuxuu gacanta ku wataa jeeg yar oo kuwa caanaha lagu shubto ah, wuxuu yiri aabe hooyo caanay iisoo dirtay.

Odaygii si deggan buu ugu sheegay wiilkii aabe haddaan soo fariistay meesha walina waxba imasoo geline orod oo iisoo jiiree inta jeegga meesha iska dhigtid....iska tag wiilkii

Isla markiiba gabar kab laalaadinaysa yaa u timid adeer ii fiiri kabtaan,,, intee? waa intaa... haye.

Mid kale sidii oo kale, hadhaw yaa wiilkii soo noqday asagoo neef tuuraya oo soo ciyaaray wuxuu isugu dhiibay jeeggii caanaha iyo lacagtii

Anigu shakhsi ahaan in kastoon waligay qaxooti noqon gacanna aanan xafiis sadaqo bixiya u taagan waxaan ninkaas ka bartay dhawr arimood oo macno fiican

Tan koowaad arsaaqadda alle bixiyo inay kuu imaan karto xataa haddaad geed hoos fariisato

Labo inay farsamadu tahay waxaad ku noolaan karto oo kugu fillan kaana korin karta gacan hoorsi

Sadex in soomaalida laandheeraha sheegta "gun" yihiin oo ay sadaqo gaalna gobonimo u yaqaanaan qofkii shaqaystana "gun" u yaqaanaan.

Awoowayaal xaqiiqdu waxaa weeyaan safiir, madaxweyne, qarran, intaasba waad ka been sheegteen.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.