Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir ka tirsanaa XFS Oo goor dhow Oo is Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdifitaax Ibraahim Geesey ayaa goor dhow ku dhawaaqay in uu Is Casilay.

Xildhibaan Cabdifitaax Ibraahim Geesey oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa si rasmi ah u shaaciyay Is Casilaadiisa.

Waxaana sheegay in uu isku Casilay sababo uu ku sheegay faragalin ay dowladdu ku heyso arrimaha K/ Galbeed iyo xariggii Sheekh Mukhtaar Roobow Cali.

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa jiray xiisado xoogan oo ka taagnaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, kuwaas oo ka dhashay xariggii Musharrax Roobow.

The post Wasiir ka tirsanaa XFS Oo goor dhow Oo is Casilay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this