Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is-casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Xubnaha Guddiga qaban-qaabadda doorashadda maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inay is-casileen.

War qoraal ah oo ay soo saareen, taasi oo uu ku saxiixnaa Gudoomiyaha Guddiga Shaacir Cumar Bayle ayay ku fahfaahiyeen sababta.

Guddiga ayaa sababta is-casilaadooda waxay ku tilmaameen inay salka ku hayso xariga ay dowladdu ugeysatay Mukhtaar Roobow Cali iyo faragelin iyo hadaad ay tibaaxeen inay kala kulmeen dowladda dhexe.

Hoos ka akhriso qoraalka

48358710_485514561937779_2284610370234482688_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_eui2=AeHJDKV9V8uLDS7ECdF9-f-mLdbwhdybhx9JZG8d0otzRIHfbhGA8q8XCEIkTZNewuH5MlxywHP--qHdMVFaBUEVosP62IpmlasmZGBm1_fDVw&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=4b977714261eba4181e87342653cd16a&oe=5CB0FA65

The post DEG DEG: Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is-casilay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this