Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Wretched secessionist's plea

Recommended Posts

Waraaboow ayaa ku dhacay Dhurwaagii xumaa Soomaali naceyb lagu ogaa. He is accusing dowladda dhexe inay baabi'ineyso ama ciribtireyso 'isirka' ummada Soomaaliyeed because of xiriirka Eritareeya iyo maamulka Xabashada la wanaajiyo. He also accused dowladda dhexe inay dekadihii dalka Itoobiya siisay. Oh, the irony. Isma oga markuu shalay lahaa, 'Wiilka Adisababa ku dhashay ayaa iga xiga kan Xamar ku dhashay.'

Dekedii Berberana markii la damcay Xabashada iyo Imaaraadka shaarbaha weyn la siiyo gabi ahaanteeda wuu ku faraxsanaa. Maanta uu iska dhigaayaa qof danaha Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed u hadlaayo. He seems like he wants his Xabashi master to come back to him and misses them desperately. Markuu afkiisa baas furtaba iyaguu soo qaadaa.

He is so desperate for Xabashi connection, he would support anything, even including the failed mooshin by dowladdiid and pro-isbaaro groups.

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

A lot of secessionist politicians were supporting the failed mooshin.  That is how you know Farmaajo is doing good work.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waraabe waxaa ka maqan qaybta kaydka ee maskaxda oo ilaahay ku abuuray aadanaha kaliya.

Nin xun ma'ahan haduu doono snm buu hor istaagi oo ku oran karaa meesha waxba kuma haysaane dadkiina dhinac ka raaca.

Way isaga qayilaan majaajiladisa

Noolaha kale  ilaahay ma siin garashada kaydka fekerka iwm

Dareen way leeyihiin oo haddaad gubto ama disho way xanuunsan, raxmada way leeyihiin oo dhashaado lagama ag maro,

Garashada baqdinta way leeyihiin way kala yaqaanaan meesha u roon oo gabaad iyo dugsi u noqon karta,

Qofka quudiya way ka yaqaanaan dadka kale (subxaana-laah)

Odaygaan anigu shakhsi ahaantayda waan dhagaystaa waxaana ka mid ahay dadka si fiican u dhuuxa hadaladiisa, xikmadu waxay ku jirtaa dadka waalan waa maahmaah carbeed oo sax ah.

Hadaladiisa is burinaya muhiim ma aha, maadaama qaybta kaydka ee maskaxda uu ka xanuunsan yahay.

Xikmadda hadalkiisa ku jirta yaan idiin fasiri aragtidayda

Baarlamaanka soomaaliya waxaa ka buuxa dad kasoo jeeda W/galbeed oo u dhaartay inay soomaaliya midnamadeeda muqadas tahay kitaab ama musxafka kariimka ah gacanta saaray inay dhawri doonaan,ilaahayna been la hor istaagay.

Been idiin sheegi maayee kuwa snm la jooga yaa ka mabda'a fiican, waji qudha oo la mayri karo bay leeyihiin.

Motion'kan qaybtiisa ugu badan waxay ka timid nimankaas oo adeegsanaya lacag shisheeye dilaaliin macruuf ah iyo qaybta jilicsan ee baarlamaanka.

Qaar ka mida mucaaradka waa dameeru dhaan raacday ma yaqaanaan farqiga u dhexeeya qarran jira oo jiri doona iyo farmaajo.

Sol dadka wax ku qora labo nin yaan hadal qiimo badan noo sheegay hadda ka hor.

Mid wuxuu ahaa @maskiin-macruuf.

Wuxuu sheegay in jawaari loo darsan doono,wuuna ku saxnaa.

@suldaanka oo noo sheegay inuusan farmaajo sanadka cusub joogayn inuu ku xilo furay iyo in kale ma sixi karo. 

Ma filayo inay ku talo gal ahayd inuu sirta reerka fashiliyo balse xanaaqa fadhi ku dirirkaa unbaa la yara jiidhay.

Oodweyne iyo caruurtiisa kale waa jiir haan ku waynaaday jaamacadda cayda lagu barto bay kasoo qalin jabiyeen waxayna leeyihiin snm baa ka xanaaqday in itoobiya lala midoobo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.