Dalmar1

Farmaajo in panic as he blames Turkey's Erdogan for his own Political bad doings.

Recommended Posts

Dalmar1   

MW Farmaajo oo ku eedeeyay dowladda Turkiga in ay ka danbeeyso mooshinka laga keenay

 

image.png.30f41de4df5d59e5ea253be482b209b8.png

Madaxweyne Farmaajo oo caawa la kulmay qaar ka mida xildhibaanada isaga taageersan ayaa si aan gabaad lahayn u eedeeyay dowladda Turkiga. Farmaajo ayaa yiri turkiga waxaa ay soo abaabuleen gadaaalna ay ka taagan yihiin Mooshinka loo gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Mid ka mida xildhibaanda ayaa ka biyo diiday eedeynta uu soo jeediyay MW Farmaajo ayaga oo xasuusiyay taageerada joogtada ah ee dowlada Turkiga siiso Soomaaliya. Hadalka ka soo yeeray MW Farmaajo ayaa waxa ay sii fogeynaysaa xaaalada cakiran ee ka jirta dalka Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay kalsooni daro ku abuuri doontaa dowlada Turkiga oo ah dowladda kaliya ee sharafteeda iyo karaamadeeda dul dhigtay Soomaaliya.

Dhanka kale Farmaajo ayaa qaatay go’aan uu kula saftay dowladda Itoobiya iyo xulafadeeda isla markaana  uu ku go’doomiya dowlada Jabuuti  oo ah dal ay naga dhaxeyso taariikh walaaltinimo oo soo jireen ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Holac said:

This can't be true. 

But one thing is true.

Turkey is very disappointed at Formaajo.

By now Somalia should have had 25-30 thousand soldiers with the same training, same operating procedures, same uniform ways of doing things professional.

This failed mostly for weakness of government.

Turkey was prepared to train soldiers and security folks not only at the base but anywhere chosen and fairly protected places across the country.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.