Sign in to follow this  
Aaliyyah

FB..halaal or haraam

Recommended Posts

Somalina   

^^^War reer Waamo-yaashaan maxay ugu qalalaan Xamar mar kasto!

 

BOB, how many times we gotta do this?

Waa oynee hadoote, marka horena soo joog ma yeeleysid! ee see camal.

 

Maalmahan time ma haayo, laakiin waa kuu soo noqonaa mar aadan filaneyn, si suprise camal. Haddaan SOL ku nacsiin Nina Nasir Cali magaceyga (kan aabahey iyo kan awoowgey-ba ku dar) lama dhaho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

tuujiye faxyaasha aad horay usoo wadane marka bob rabtid inaad boobsiisid waraa igaarka facaa waaye ee garbasaaraha iska soo reer barxada kaligaa iskeen

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by NinaNC:

^^^War reer Waamo-yaashaan maxay ugu qalalaan Xamar mar kasto!

 

BOB, how many times we gotta do this?

Waa oynee hadoote, marka horena soo joog ma yeeleysid! ee see camal.

 

Maalmahan time ma haayo, laakiin waa kuu soo noqonaa mar aadan filaneyn, si suprise camal. Haddaan SOL ku nacsiin Nina Nasir Cali magaceyga (kan aabahey iyo kan awoowgey-ba ku dar) lama dhaho.

Horta cid kasta Xamar waxee rabtee dhahdaa mana arko adiga iyo KK oo juuq dhahaayo laakiin maalintii aniga la iga maqlo Xamar booto iyo waabsi aa nafta la iiga qaadaa...eesh haada? JB maalin walbo ayuu Xamar dhulka ku jiidaa juuq iyo jaaq uma dhahdaan adiga iyo KK...why? maka cabsaneesiin q@ldaankaas? reer Barigiina waxeeba taagan yihiin...Boowe Xamar waa halkee? marka adiga iyo KK ha idinku taagnaato...Xamar Xidigeeda Waa Dhacay oo Xaal Qaata:D :D

 

 

P.S Cabdoow...Tuujiye waa kuwa dadka qaniino kadibna xagto markee dagaalamaayaan..typical ciyaal Xamar bajaq bajaq... :D:D

 

 

Peace, Love & Kismayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Facebook ayaa ah alaada cusub oo aduunka meel dhow u soo dhigay dadka isticmaalo taa oo keentay in Jaceelo laga abuuro waxaana aad u xiiseeyo dhalinta yar yar iyo kuwa waaween intaba iyadoona xiliyadaan danbe dadka xiiseyo intarnadka ay aad u isticmalaan Facebook.

 

 

Aalada Facebook ayaa intabadan leh qasaaro waloow faaidana ay jirta waxaase badan qasaarahiisa waxaana ka mid ah qasaarahiisa in uu dumiyo qoosas muda dhisanaa waxaana arintaas maanta siweyn uga qoray saxafada Sweden in qoosas badan ku bur bureen isticmaalka Facebook

 

Bur burka qooska ayaa lagu macneeye in nin iyo Haween is qabaa mid kood uu helay qof ay horey isku jeclayeen mudana kala dhusanaa waxaana ay isku arkeena ay tahay Facebook taana waxay keentay in labadii is qabtay midkood helo xeeriirkiisi hore ama Jaceel horey u kala dhumeen taana waxay keentaa in qoftii horey loo qabay ay xaajigeedii hore ka dareento isticmaal badan oo Facebook oo mashquul badan oo ku bixiyo isticmaka intarnadka

 

Joornaalka Daily Mail ayaa qoray in Mareykanka qoosas badan isku fureen isticmaalka Facebook iyadoona jaceelkii hore kala dhumeena ay dib isugu soo celiyeen xiiriir kala habaabay mudo tana ay keentay in furiinka ku soo bato dadka isticmaalo Facebook

 

Facebook ayaa waxaa ka dhaco wax yaalo xun qisadii ugu xumeed ee kadhacday waxay aheyd in niween oo 55 sano jiro uu gabar 13 jir ah ka barta Facebook beena u sheegay in uu da yar yahay sidaana xiiriir kula sameeyey gabartii yareed taana waxay keentay in uu u diro Rigaalooyin badan gabartiina soo jiito sidaana uu maalin ku casuumay gurigiisa halkaana ugu tinid kadib gabartii markay aragtay in uu nin weynyahay isku dayday in ay ka fakato halkaana ku faraxumeeyey kadibna uu jar jaray hilibkeedii ku duugay meel duur ah

 

Hadaba isticmaalka Facebook ayaa waxaa moodaa Soomaalida in ay xiligaan aad u isticmaasho oo waqti badan ku bixiyaan waloow Soomaalida u istcmaasho Facebook in ay isku cayaan ama qof lagu soo bandhigo ceebtiisa halka aduunka intiisa kale loo isticmaalo in leesku dhaafsado araahyo muhiim ah

 

:D:D hadda fb xaaraan mise xalaal :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Tuujiye waxaa u sheegtaa dhooraha in Facebook laga il baxay hada oo la isticmaalo BB. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Adiga oo biyo ceel lagugu soo koriye, sidee iigaga hor mari kartaa ilbaxa? meesha aad adiga ceelka u tagtid si aad iskaga waraabisid sidii lo'dii, aniga tuubo biyo ayaan bakeeri baraf ku dhex jiro hoos dhigan jiray.. Kuuntadil canbuulo waaxid!

 

Facebook hadii laga tago, aniga tayuubkeega waa banjaray oo retired mode aan galay looool... halahaan kaban hadii la isa sii jiido, waa la isku milmaa abaa lool... I like my BlackBerry and my BBM for now and thats it!

 

 

waraa Fufaa! qamarjiyahoo Bob oo ee ka dhamaatay aa gadaal kasoo riisee yaah? feero anyaxaan aniga waa afuufaa waa ogtahee ee adiga waxaad heysid keen.. Sankaadaan Holac! kakeenaa runtii like Oday Cabdule said lool qandha kula duf badnaatayee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Dhacdada facebook ee isbuucan

 

Gabadh iyo wiil Isla dhashay oo isku aabe iyo isku hooyo ahaa ayaa muda xiriir kulahaa Feecbook iyagoo xittaa isla gaaray Jaceyl aan waligii la arag lana maqal xaalku wuxuu ku bilaawaday Wiilka iyo Gabadha Reerkooda waxay daganayeen Danmark waxayna markii hore ahayeen kuwa ku nool hal guri ah, kadib danbe wiilki wuu weynaaday oo wuxuu u wareegay dalka Ingiriiska dadiisu waxey aheyd 24 jir halka Gabadhana aheyd 20 jir

 

Xaalka markuu halkaa marayo ayaa habeen habeenada ka mid ah ayaa isagoo baaraya Gabdhaha facebook isticmaalo ku arkay Gabadhan oo uusan u qabin iney walaashii tahay, kadib markuu ku darsaday waxey wall ka ku sheekeystaan dhowr mar, akhiiran waxaa ka dhacay xiriir hoose iyo warqado jaceyl la isu gudbiyo

 

Ogow gabadha iyo wiilku waa isku aabe iyo hooyo, balse labaduba sawirro waxey isticmaalayaan been sida facebook u badan, sheekadoodu waxey isula wareegeen MSN

maadaama xaalku uu marayo naftaa ku dooratayoo cid kale xamili weyday,

 

wax badan baa lagu xariiray msn ka, qofna qofka kale jaceyl xad dhaaf buu u qaaday, sheekada marki intaa mareysay baa la yiri sawirkaagoo taagan, iyo hebel sawirkaagoo taagan, (wuxuu midba midka kale yiri wejiga unbaad ka quruxsan tahay)

 

wuxuu wiilku jiid jiido wuxuu ku yiri gabadhii mar uun jirkaaga hoose i tus haddii aad dooneyso wajiga qarsee (illeyn camerada msn ka) ayaa shaqeynaaye waxey diido ooy tiraahdo Walaalow iga daa iyo iga qallee kuma tusi karee akhiiran wuu ogoleysiiyay iney tusto jirkeedu wajiga mooyee, isagana wuu tusay (waa iyagoo dhar qabee ogaada) :D sheekada abaayo(xamari accent) jir baa kugu yaallo iyo aboowe jirbaa kugu yaallo ayey mareysaa, xaalku waa qardho dhexe Not bari dhexe, habeen habeennada kamid ah waxaa leys tusay meel walbo oo jirka ugu qaalisanaa, iyo weliba iyadoon dhar la wadan, intaan wejiga eheyn iyagoo mid waliba midka kale ka cabsanaayo in laga duubo oo lagu soo bandhigo masraxa (youtube) ama megavideo :D

 

war waxba yaanan hadalka sii badinin Reer SOL yeysan iga caroonine akhiiran waxaa la is tusay wajiyadii :P maxaa yaallo dee meesha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

wyre;185848 wrote:
:D
iska dhici reer xamarka saas baa lagaa rabaa
:D

Adiga yaa joog ku dhaha. JB iyo co intaad ku dayo is leedahay god dheer oo miino ku qarsantahay ha ku dhicin lee.

 

Xamarna afkaada ka leexi haddaad dagaal rabin... CX are on vacation now, laakiin marnaba ha is dhihin waa dul marin kartaa heesahaga bilaa dheecanka leh. You have been warned Kenyati-yaho.

 

Car keena magaalo ka qurux badan magaladeena... and while aad raadineysiin biya kulul oo bleach ku jira qurquriya dhaqso.

 

aerialviewofaushelicopt.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Somalina;680945 wrote:
Adiga yaa joog ku dhaha. JB iyo co intaad ku dayo is leedahay god dheer oo miino ku qarsantahay ha ku dhicin lee.

 

Xamarna afkaada ka leexi haddaad dagaal rabin... CX are on vacation now, laakiin marnaba ha is dhihin waa dul marin kartaa heesahaga bilaa dheecanka leh. You have been warned Kenyati-yaho.

Nina aniga dagaal waan ka cabsadaa sideydaba, Xamarna waa meel cajiib ah allaha noo wanaajiyo, aniga although am not reer xamar balse xamar agagaarkeedaan ku dhashay, xamar maan xumaan u quuri karaa :D laakiin waxaan lahaa dadkan is maagan ee budhadhka isu haysta kala celi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Fiiri, adigoo dad isku diraaye uun baan ku arkey ee maad joogtid rijaalyaho Kenyatiga ah!

 

CX uma daahaayaan waamooyiin maqaar rafaadsan oo aan is difaaci karin. Adiga waan ognahay meeshaad ka soo jeedid, marka on behalf of CX you have been warned.

 

Soo jiif ayaa lagaa heli doonaa ogow, sida BOB iyo Haatu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this