Sign in to follow this  
Aaliyyah

FB..halaal or haraam

Recommended Posts

FB maaba caashaq loola dhacay hadda ,,,, lool :D

 

 

Watch out ... there will be news from an Asian country that someone got married to the FB .... could be Indian :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

To my opinion FB is as u use it

Ingiriiska jajabsiga ah haka caroonina waxaan ka wadaa FB beryahan shukaansiga gabdhaha iyo wiilasha ayuu fudeyd ka dhigay lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wuxuu yahayba I cancelled my FB for good, at least, untill 2020.

 

 

Tuujiska, waraa iska xir your FB account ku dhahay, waligaa shaxaarinimo maka dhamaaneesid, xataa abbaay Koolo wee iska deysey :D

 

 

PS: FACEBOOK in Af Soomaali, specially the gadaal-gadaal one is: Koob Cafe(read CAFE in Somali and not coffee).

 

Koob-Cafe is an ancient Somali name, and it is 2 words combined together which makes one beautiful one, it means markuu ninnka naagta la aqal galo habeenkii, kadibna ee waaga u baryo around bacdal Salaad Subax la joogo balse dhulkuna uu yahay wali mugdi ayaa naagta uu qabo wax ay habeenkii tagey meel u dhigtey cunto ka koobaan hilib luqmad oo subag ku dhax jiro, hilibkan waxa uu ku jiraa baaquli weyn oo u eg koob, gabadhaa intey ku rafaado iney hilibka ka soo gurto baaquligaa weyn si ay ninkeeda u siiso ayaa isagaa intuu caawiyo baa wuxuu soo qaataa qaada alwaax ka sameesan oo sidii fandhaal camal ah, intuu hilibkii iyo subagii ku soo xaaro ayuu ku soo ridaa saxan meesha yaalo, iyadna markaa waxey sii diyaarineysaa dab yar oo lagu diiriyo hilibka iyo subaga, actionka uu ninka sameenayey ayaa waxaa la yiraahdaa Koob-Cafe, another word, Koob-Qufe, ama Koob-Dhufe, labadan is qabto marka ay isku hubsadaan hilibkii iyo subagii khaasatan ninka ayaa asagoo neef-tuuraya xambaarta naagtiisa tunta uu ku wato kadibna uu ku tuuro sariirta, waagii ma baryin wali oo waa mugdi, halkii bey biyaajooyin kale ku galayaan markaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Originally posted by nuune:

Wuxuu yahayba I cancelled my FB for good, at least, untill 2020.

 

 

Tuujiska, waraa iska xir your FB account ku dhahay, waligaa shaxaarinimo maka dhamaaneesid, xataa abbaay
Koolo
wee iska deysey
:D

 

 

PS: FACEBOOK in Af Soomaali, specially the gadaal-gadaal one is: Koob Cafe(read CAFE in Somali and not coffee).

 

Koob-Cafe is an ancient Somali name, and it is 2 words combined together which makes one beautiful one, it means markuu ninnka naagta la aqal galo habeenkii, kadibna ee waaga u baryo around bacdal Salaad Subax la joogo balse dhulkuna uu yahay wali mugdi ayaa naagta uu qabo wax ay habeenkii tagey meel u dhigtey cunto ka koobaan hilib luqmad oo subag ku dhax jiro, hilibkan waxa uu ku jiraa baaquli weyn oo u eg koob, gabadhaa intey ku rafaado iney hilibka ka soo gurto baaquligaa weyn si ay ninkeeda u siiso ayaa isagaa intuu caawiyo baa wuxuu soo qaataa qaada alwaax ka sameesan oo sidii fandhaal camal ah, intuu hilibkii iyo subagii ku soo xaaro ayuu ku soo ridaa saxan meesha yaalo, iyadna markaa waxey sii diyaarineysaa dab yar oo lagu diiriyo hilibka iyo subaga, actionka uu ninka sameenayey ayaa waxaa la yiraahdaa Koob-Cafe, another word, Koob-Qufe, ama Koob-Dhufe, labadan is qabto marka ay isku hubsadaan hilibkii iyo subagii khaasatan ninka ayaa asagoo neef-tuuraya xambaarta naagtiisa tunta uu ku wato kadibna uu ku tuuro sariirta, waagii ma baryin wali oo waa mugdi, halkii bey biyaajooyin kale ku galayaan markaa.

:D:D:D

oo muxuu u caawini uu koobka u cafi, miyeysan iyada cafi karin bisinke wallee nuunow wax kalana waa lagaa sugi :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Tuujiye:

a guy like BOB would have been an international pimp by now!... dhoorayaasha maanta wili dhaxanta heyso they got it easy man!!!!

Bal Islaamow ninkan waalan eega? Aaliyah I blame you for this blatant Insult...this guy insulted me openly in a thread that you've started and you didn't even bother to defend me when you knew I wasn't around to defend myself...Where is the Islaanimo? Where is the Somalinimo? Where's the Tolnimo iyo Justice? :mad: :mad:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol Bob I must have missed that comment. Tuujiye xaal sii walaalkaa..

 

But, my moto is to ignore dumb comments...say somali maahmaahda af caytamay ninkiisa ku yaala marka ka soco...

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Are you saying Tuujiye's comment is "dumb"?

 

Bob, iska dhici waryaa ma labo jirkaagii buu Kismaayo luubaan kaa baadi jiray?

 

Nuune, Facebook gadaal gadaal loo aqriyay ma'aha Koob Cafe...Indhaha maanatiree...Waa Koob-e-Caf... :D

 

Tuujiye, ani FB meelahaan camal markii looga hadlo waanba iska cabsadaa...As for late, FB naftikiisaaba iga cabsiiyo...Meesha waxa kasocdo macbuudka!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol koolkat maxaad isku diri. I simply meant if someone offends you let it slide it is only words on a screen as NG would say..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

BOB yaa baajuuni! abaa waxaan qoray sifiican u aqri nooh! seef aa galka kala baxee geeljire yahoo...

 

 

Nuune, nin hilib iyo subag isku daldalay, bajaq in uu xanta xanteeyo ma'ahee wax uu ka qaadi karo maleh. Sakaraad uuba noqonaa oo matalaato eh...Hurdadii aduunka iyo dhuuso buu sariirta la koraa abaa ee war kale noo sheeg...

 

 

KK, Facebook waxa ka socdo anba waan cabsaday..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Aaliyyah:

lol Bob I must have missed that comment. Tuujiye xaal sii walaalkaa..

 

But, my moto is to ignore dumb comments...say somali maahmaahda af caytamay ninkiisa ku yaala marka ka soco...

Waan gartay..waa runtaa and I agree Tuujiye waa DUMB. :D

 

 

Bob, iska dhici waryaa ma labo jirkaagii buu Kismaayo luubaan kaa baadi jiray?

inaa hadhoow usoo hiiliso oo aa igu goobataan aa rabtaa miyaa? kaale igaad aniga. :D kan aniga asoo keligiis socdo aan helaa markaas aan wacdaro u dhigaa...reer Xamar sempre fuleey waaye...that's a fact. :D

 

 

BOB yaa baajuuni! abaa waxaan qoray sifiican u aqri nooh! seef aa galka kala baxee geeljire yahoo...

Facebook ciyaalkaa isku shukaansado bro...aniga 70's kii aan teenager ahaa...marka gabdho aan dhali karo maan shukaansan karaa...Subhana-Allah...waaba saqiir suujis da'daan iyo cimrigaan ku biloow. :D:D:D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this