Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Dhimasho Sababay Oo Ka Dhacay Dalka Iran .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Iran)Ugu yaraan Saddex Qof ayaa ku geeriyootay, 19 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Chabahar ee Dalka Iiraan, sida Maanta oo Khamiis ah laga soo xigtay Telefishanka Qaranka Dalkaasi.

8E766AA6-9125-46B4-BAA7-5628432AF698.jpe

Warar ku dhow dhow halka ay wax ka dhaceen ayaa sheegaya in Qaraxani lala damacsanaa saldhigga Booliska ee Degmada Chabahar.

Guddoomiyaha Gobolka, Balochestan ee Dalka Iiraan, Rahmdel Bamri, ayaa u sheegay wakaaladda wararka IRNA , in Rag hubeeysan ay weerareen xarunta Boliiska ee Degmada, iyaga oo la socday Gaari xamuul ah.

Ma jirto koox sheegatay Qaraxa iyo weerarka ka dhacay Dalka Iiraan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this