Suldaanka

Ethiopia's FM welcomes President MBC to Addis Abeba

Recommended Posts

gooni   

Wax yaabaha laga bartay is bedeladaan waxaa ugu muhiimsan jacaylka tigreega loo hayay intuu qodan yahay snm iyo caam ahaan maamulada kale!!

Abey ahmed sida tigreegu soomaalida u bah-dilay way u cuntami wayday waana damiir uu yeelan karo qof kasta oo wadaniyad leh asaguba ma yeeleen in dalkiisa sidaa loo galo.

balse aragtidayda way adag tahay inaad kasii jeesato gabar qurux badan oo ku rabta, doonaysana inay gurigaaga kuugu timaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Tillamook said:

Despairing Tigray ai,

I see what you’re trying to do in here, but must I remind you that all those ports belong to Somalia —regardless of which you think is “preferable ”—and I assure you, only with the collective blessings and benefit of a Somalis will you ever gain access to the sea for trade, or any other purpose for that matter.

It makes a big difference if you see it from a Somali people benefit. More Somali area is covered by Berebera or Bassaso than other ports.

Not everything is political. Give economics some space.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Old_Observer said:

It makes a big difference if you see it from a Somali people benefit. More Somali area is covered by Berebera or Bassaso than other ports.

Not everything is political. Give economics some space.

 

You sweat nothings are duly noted: EVERYTHING is POLITICAL in the Horn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni adiga iyo  reerkiinu sawdiiinki u raxlayney tigrayga  dowladi  tigrayga  barrehiiraala manu  dawladi  taagtadarnayd uu niikin jirin.  Xabashidu idinku uunbay idin  gumeysata hadana waad ukala dhuumatan

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji

Anagoon isu kala saarin beel beel waxaan kuu sheegayaa inuu tigreegu soomaalida bahdilay caam ahaantooda.

Wuxuu aqoonsanaa lix madaxweyne oo isku awood ah mid kastaana matalo qabiilkiisa.

Kan soomaaliga ah ee kilinka shanaad oo federaalkooda hoo tagana wuxuu u ogolaa inuu shaaha u shubo markii xafladda laysagu yimaado markii ay dhamaantana uu dadkiisa xasuuqo.

Adeerkaa biixi Ina gaas, madoobe, sakiin iwm,waxay ka xishoon waayeen ayagoo saxaafadda hor taagan inay jacaylkooda qarsadaan.

Biixi wuxuu si cad uga hor yimid inay koonfurta wada hadlaan sababna wuxuu uga dhigay tigreega xafiiskii uu siiyay oo laga xiray.

Dr,gaas wuxuu sameeyay hal kudhig caan baxay

muqdisho soomaaliya ma'ahan soomaaliyana muqdisho ma'ahan, oo ilaa iyo hadda wax fasira la waayay.

Madoobo wuxuu isu qaatay oday amxaara oo heshiisiin kara tigree iyo oroma asagoo 5km dambas ku barkan.

Saaxiib warka markii lasoo koobo waxa soomaalidu isku haysato ma'ahan see dal jira oo sharaf leh u noqonaa ee waa yaa dumaasha tigreegu ka dhintay iska leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.