maakhiri1

Dhismihii iyo Mashaariicdii KACAANKA

Recommended Posts

Maakhir1,

You may be too young to know things or two about that era, but we know in our bones what that history was. And in fact it's political filter to us, in the sense knowing how much we should entertain any large claim about those who go-on about Siyad era.

For it tell us the real agenda of those who are spouting off what wonderful turn of history he did to Somalia. And it's short-cut for us to know what they believe and how much one should give any benefit of the doubt to any subsequent claim they were to make.

In other words, if ever you want to be taking seriously by Somalilanders (or beeshe-dhexe in the frank sense) and you start spouting this argument of yours, then you basically ended any further discussion you could conceivably have had about any other subject under the sun. For that tells us the measure of the kind of argument we are likely to expect from you.    

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis who admire late Barre and British who admire Sir Winston Churchill have the same wrong mountain they look.

These two men took their empires to so many meaningless big projects/wars left each in tatters. But empty pride about past that killed the future at the time.

Of course each at different levels, but the way EU and Tramp treat Britain and Ethiopia and Kenya treat Somalia is the same.

For Somaliland Britain has Scotland and for Puntland Britain has Wales.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Makhir1 jasakallah khayr.

Mowduucaan caruurtii dhalatay kacaankii barakaysnaa ka dib way ka faa'iidayaan,

kii joogay berigaas oo maanta ag taagan beeshiisa oo jiho wayday waa xaqiir aan waxba u kala saarnayn.

Waxaan rabaa inaan u sheego walaalaheen ilmo snm.

Hargaysa dawladnimo ma taal waa maamul laysku kabkabay, nin qabiil dhex seexday waa dareen u joog.

Dawladdii aabe siyaad waxaa loo dacwoon jiray qaadi soomaali ah oo aadan garanayn gobolkuu kasoo jeedo.

Maantana waa sadexda habrood midkood, caddaaladna ma taalo

Wadadii uu dhisay wali xataa olyo burshaato kuma shubin waa ayadii oo sii buburtay.

Qofkii shil ku dhinta waa in loo ergoodaa beeshii darawalku kasoo jeeday, wax caymis ah malaha, mana yaqaanaan si loo sameeyo.

Biyaha ay cabbaan waa ceelkii uu qoday oo ilaahay u barakeeyay hal tuubo weli lagama bedelin

Mashaariicda uu ka dhisay iyo kuwa ay ku kibreen afrikaa ka faa'iidi lahayd iska daa soomaliye.

Maantana garbasaar cagaaran bay huwanyihiin rag iyo dumarba, calaykuma salaam waxay ku bedeleen qarranka somaliland.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

Awoowe, Wadada waxa ku sadaqaystay China. Sido kale biyaha. 

Lacagtii Qaranku lahaa halkee la geeyay? Sow beeshu ka dhashay khamri iyo khamaar kumay dhameyn? Ileen waanu ognahay Garbohaaray iyo Buulo Xaawo inay buul Somali ka dhisanyihiin oo aanu waxba u qabane. 

Kolka laga yimaado sadaqada dawladaha shisheeye, bal sheeg hal shay oo taxation/cashuurtii dadka laga dhameeyay loogu qabtay? 

Ugu yaraan, Dawladii Afwayne burburkay magaalooyinka Somaliland u gaysatay ayaa 1000 jeer ku laba-laabmaya wixii ama sadaqo uga so gaadhay 21 sano oo dawlad la aqoonsanyay la ahaa. 

Waa ayaan daro aad u wayn runtii, qof kii caqli inun wali ku sii hadhay garanaayo.

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maakhir afweyne was a communist socialist dictatorial leader sure he did some iskauqabso projects. Agriculture and we expanded the banana  export. His regime did so much damage Italian Somalia alone is recovering from his cuqubo till this very day. He ruined the Somali military with the  war with Ethiopia. Wuxuu kharibay babaddan wuxu  than wuxu wanaajiyey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaan awoowe khamriga, jaadka iyo geerashaynta dhaqan siyaad barre ka horeeyay buu ahaa oo gumaystihii hore uga tagay soomaalida.

Usoo noqo mowduuca

Shiinuhu berigaas ma muslin buu ahaa?

Muxuu sadaqo ula bixi waayay siyaad barre ka dib?

Siyaad barre qudhiisu muxuu mashaariicda ula doontay waqooyi, bari iwm, oo uu garbahaarey iyo gedo oo beeshiisu degto u hareer mariyay?

Mise dadka sadaqada bixiya ayagaa dooran jiray meeshay dhisayaan?

Warshadihii uu dhisay way shaqaynayeen markuu muqdisho ka baxay hal guri ah kama dunsanayn soomaaliya nalku waa shidnaa

Tii caanha,

Tii hilibka

Tii taraqqa iyo sigaarka

Tii tamaandhada itop

Tii mooska somalita  

Tii dharka  

Tii baastada

Tii sonkorta

Tii kaluunka

Tii daawada

Tii barafuunka

Tii rinjiga

Tii sibirka

Tii kabista

Tii korontada

Tii hargaha iyo saamaha, iyo kuwo kaloo badan.

Ma garanaysaa warshadahaasu goboladay ku yaaleen iyo waxtarkay u lahaayeen bulshada?

Mashruucyada warkooda daa kan biyo celinta, kii bariiska la dagaalka dullinka, bacaad celinta, horumarinta reer miyiga, la dagaalanka ayaxa iyo dullinka lamasoo koobi karo.

Nabad gelyo caafimaad lacag la'aan ah  wax barasho lacag la'aana ilaa jaamacad

Dalxiiska iyo ilaalinta duur joogta.

Wasaarado tayo leh, makala garan kartaa wasaaradihii wax soo saarka lahaa iyo kuwii canshuurta lagu kabi jiray?

Ma joogtay markii diyaaradaha miyigga burco loogasoo qaadayay dad iyo xoolo caato ah abaartii daba dheer ilaa dajuuma sablaale qoryoolay si ay biyo iyo baad u helaan.

Taariikhdaas wali snm makaaga sheekaysay?

Suurto gal ma'ahan inaad Australia jalaato ku dhuuqdo adoo ka rradan taariikhda fiican ee dalkaaga

Ma dhooftay berigaas oo shisheeye ma u sheegtay dalka aad ka timid?

Beesha aqoonsiga aad la doonayso mashruuc digaaga lagu xanaaneeyo ma samayn karaan sodon sano oo ay nabad gelyo jaad ku cunayeen.

Markii lasoo koobo warkayga.

Suurta gal noqon mayso in lays barbar dhigo, ood amxaar jiiday xaabo ka daatay,   iyo geed qurux badan oo xiddidkiisu fogaa, hooskiisana, wali la harsado.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

Itaal-laawe, Irid-laga-dhigtow, iitali-ku-garaadlow, irbad-ma-dhacsadow, intaad kumeereysanayso adeerkay Afweyne ayaa waxan Soomaali u sameyeey, ogow raggan aad lahadleyaa ee SNM kasoo jeedaa, waa raggii ku qaawiyey, ee adeerkaa Afweyne xiniinya saarey. Ee fuley laaji ah in uu noqdo ku kalifey. Oo dabadeedna in uu sidaas uu noloshiisa gaba-gabadeeda ku khaatumeysto ku khasbey.

SNM Waa ragga kugu kalifey in aad maanta Soomaali Maxamed (mujtamac-ahaan) ugu liidataan. Maadaama dhulkiina Gedo ku yaalay hadh-cad lagumeysto. Waa ragga kugu kalifey in kii idinku sareeyey ee madax idiin ahaa uu "marti" Xamar ku yahay. 

Markaa, aqli-hacooyow, haku meereysan waxa aan kaa iibsameynin ee xinniinyo la kaaley, haddad wax isla heyso, oo "afku-ciil-baxaan" waxba kuu goyneynin ka gadub.

Oo ama wax iska celi oo kaalay halka raggu isku hayo ee xadka ah oo soo raac "dha-bayacadda fuleyda" ah si aad SNM aad ukala ciil-baxdaan. Maadaama aanu maalin walba aanu eryano kuwan Garoowe kasoo jeeda ee jooga halkaas.

Hadii kale orod oo miciin u noqo kuwa "tolkaa" ah ee la gumeysto ee Gedo ku nool. Halkan Afweyne iyo amaantiisa raqiiska ah cid aad ka iibin kartaa ma joogte'e. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

The economic decline and inflation had  started with IMF in 1982, and decimated the economy and brought huge corruption. I am not fan of those marches in the "Trabuunka" because , as one of those who marched there more than three or four times, it was always forced on the people.

The Somalia of 1980 was proud and rising. A French anthropologist said in 1980 that Somalia would join the middle income developed nations in the year 2000, or it will disappear due to internal problems that could explode.

Yet, with new technologies and know how, and after almost thirty years, the peaceful Somali administrations of today including Somaliland couldn't build one single major hospital, one major high school with hundreds of students or any significant life changing project. They couldn't build 25% of what the Kacaan did.

Leaders are usually judged after time lapses of thirty or forty years. Both their misdeeds and national achievements take shape. The October revolution had touched Somalis socially, culturally and economically like no any other administration. We might never get back the prestige of the nation we destroyed.

As a young teenage boy  in the middle of eighties , I have never feared or ever thought of foreign military taking over Somalia. We were proud while others feared from us taking them over.  I have never thought Somali clans taking the ownership of major centers like the national capital. 

Weligay kama fakirin Muqdishu cid baa kaa xigta, waxaan ahaa Muwaadin jooga caasimidiisi.

The worst legacy of the late years of the Kacaan was the destruction of institutions, meritocracy and standards. I went for government scholarship in late eighties and only three of us among the twenty were able to sit in the class, the rest were unqualified students sent through nepotism, and today, that culture is alive and well throughout the Somali administered regions including Djibouti. More than half of the students sent for scholarship in Turkey had left for " Tahriib" to Europe because they couldn't get in to thre classes even though the Turkish state paid their four year tuitions.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Judgment means comparing those who followed. While those who came before him were founding fathers and democrats who paved the way for him, those who came after him were weak in terms of leadership.

From Cali Mahdi to Farmaajo, what we got were not presidents but pretenders who are satisfied being supervisors in their own land.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Quote

The Somalia of 1980 was proud and rising.

Habartii docdii ay ku noolayd, daadku ugu so galay

dadkii inu wada helay mooday, oo daad wararac bay tidhi...

 

If you were in Mogadishu, that could have been true, because you were dining and wining and licking the icecream from your elbows. But if you were anywhere but Mogadishu, then that is absolutely a pipe-dream. 

I am sure you were happly welcoming Radio Banadir's famous broadcasting regarding regional football tournament between Hargeisa and Burco in 1988,  when the facts on the ground were the stuff of nightmare. Both Burco and Hargeisa were smouldering like Nuclear hit with the air thick with decomposing bodies.  

On the contrary, Somalia of the 1980s was on its last legs. 

 

Quote

The worst legacy of the late years of the Kacaan was the destruction of institutions, meritocracy and standards. 

Everything that is wrong with Somalia/Somaliland can be traced right back to the dictatorial regime. From interclan wars, to border issues (clan borders), to corruption, to Qaad, Qabyaalad, Qudhun... everything.  

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Quote

Tii caanha,

Tii hilibka

Tii taraqqa iyo sigaarka

Tii tamaandhada itop

Tii mooska somalita  

Tii dharka  

Tii baastada

Tii sonkorta

Tii kaluunka

Tii daawada

Tii barafuunka

Tii rinjiga

Tii sibirka

Tii kabista

Tii korontada

 

Most of these are from donations by biliteral donor countries and Development Agencies. Even in military terms, the bileteral training and equipment provided by USSR/USA and others including Arab countries (Egypt, Iraq, Syria etc), can be said were the army's backbone. Mogadishu Port, Kismaio Port, Berbera Port were all funded by global powers at one stage or another. 

The question comes back, 21 years of rule what can you attribute from locally collected taxation. The only thing I can think of the Education system in the mid 1970s. In the 1980s the education system in Somaliland was on its knees, schools without roofs, sanitation issue, demoralised teachers and student protesting from injustice and heavy militarisation of city streets.

The whole economy of Somalia was based on livestock and by 1980s when things got bad in Somaliland, that industry came to standstill which eventually caused the stagnation of economy of the whole country. By late 1980s, Afwayne regime was broke.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
29 minutes ago, Suldaanka said:

In the 1980s the education system in Somaliland was on its knees, schools without roofs, sanitation issue, demoralised teachers and student protesting from injustice and heavy militarisation of city

The whole economy of Somalia was based on livestock and by 1980s when things got bad in Somaliland, that industry came to standstill which eventually caused the stagnation of economy of the whole country. By late 1980s, Afwayne regime was broke.  

I agree, with most of what you said,  very broke and corrupted at the end, still I was in primary, free education till tertiary for all Somalis, free books, includimg exercise books, and pens, free basic health care, complete and working currriculum entire country, no jahwareer like today

is there any single free school in SL? today? or free health? dad sariirta lagu xiray si ay bixiyaan waxa lagu leeyahay ama banaanka loo soo tuuray ma aragtey.

Dhakhtarkii ugu aqoonta badnaa SL, Gaboose,  hospital ka furay Hargaisa, waxuu yiri waxaa loogu talagalay haldoor iyo ninkii wax haysta!! rumeeeyso ama ha rumeeysan, dhakhtarka waxaa la dhahaa haldoor!

Nin aan bini aadam mahadin, Alle ma mahadsho, Duqa waa iska xijaaban lahaa, Soomaali alloow qaylo iyo dhib noo yeeri,iyadoo wax khaldan jiro, nimco dhex dabaalanaaya,  bay gacmahoodii dhib ku raadsadeen, Alle waa ka ajiibey, He could have easily been replaced like Hosni, or other African dictators!! Dadka badankiisuna waa arkaa khaladkii Somali gacmaheed ku galeen, wax yar mooyee oo weli isla saxsan ama nacayb Qabiil indha tirey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Have you noticed students just gratuated from high school, and can not write basic Somali? Uuladii Xukunkii Siyaad ka horeeyso!!!!!

Suldaanka, waxbaradhadu maaha isluulka musqushiisa xun, dhismahaa dunsanaa, waa tayada macalimiinta! iyo manhaj/curriculum wanaagsan

Share this post


Link to post
Share on other sites

The education system was okay until late eighties. What I am referring wasn’t about quality of the education which still produced good students, but the extend of the corruption of the elite to send their kids and others while knowing full well none of their people were up to the standards. 

Until the end , the quality of the Somali students and people in general were high caliber compared to today or later years. Imagine a BBC or Radio Mogadishu broadcaster reading an English text with Somali language on air before the Somali language was  written. Today, most of the Somali journalists couldn’t even read Somali texts on the air properly. 

Thiose generations were proud and deep down they thought they could compete with anyone around the world. Still even today, the desire to learn and excel exists among Somali youth everywhere, but are hindered by corrupt officials who take bribes and keep out the bright ones from succeeding.

Some people were thinking that the only dictatorship in the region was Siyad Barre. Military, communist and authoritarian regimes  around the world take their time and disappear when things change either by events or history. Opposition is not allowed and talking the gun against them was impossible. Other than from inside, does anyone ever thought of changing the Soviet Union with an army or insurgency?  No it was impossible. 

Mubaarak of Egypt came 1981 and left 30 years after the Arab spring, Daniel Moi of Kenya came1978 and left  25 years after elections and wind of change touched the country. The whole region was run by one man rule. No one have ever though of replacing Mubaarak  , Qadaafi or Arab Moi with armed insurgency  in the seventies or early eighties. Only a Somali “ Madax Faluuq” who never thinks about time and space would indulge those kind of thoughts. 

Replacing Siyad Barre or regime change in Somali in 1985 meant destroying all of Somalia from Zaylac to Kismaayo. Tthere were no other ways. 

The angry tribes put aside of everything and were hell bent of destroying the country for good and let  the chips fall where they may. 

Reer miyigu warsabaha Marla at rabaan in ay qabtaan waxa ay dibeda ugu xidhaan Waxar yar gebtina ( trap) way ku xidhaan marku waxarta qaado yidhaahdana way ku soo dhacda. Mengistu, sida waxarta ayuu ku yidhi jabhadihii orda I Siyaadw soo qabta, Markay qabteena gurigii baa ku kor  dumay. 

In those days, the system was designed as whole. In order to change the regime you must destroy all of Somalia, and despite the dire consequences, they went ahead. 

Sodon sano ayaa Kay soo wareegtay welina sidii diinkii dhaanka loo diray ee la sugayey in uu reerka soo waraabiyo, ee yidhi hadda ayaan albaaka ka sii baxaya. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, maakhiri1 said:

I agree, with most of what you said,  very broke and corrupted at the end, still I was in primary, free education till tertiary for all Somalis, free books, includimg exercise books, and pens, free basic health care, complete and working currriculum entire country, no jahwareer like today

is there any single free school in SL? today? or free health? dad sariirta lagu xiray si ay bixiyaan waxa lagu leeyahay ama banaanka loo soo tuuray ma aragtey.

Dhakhtarkii ugu aqoonta badnaa SL, Gaboose,  hospital ka furay Hargaisa, waxuu yiri waxaa loogu talagalay haldoor iyo ninkii wax haysta!! rumeeeyso ama ha rumeeysan, dhakhtarka waxaa la dhahaa haldoor!

Nin aan bini aadam mahadin, Alle ma mahadsho, Duqa waa iska xijaaban lahaa, Soomaali alloow qaylo iyo dhib noo yeeri,iyadoo wax khaldan jiro, nimco dhex dabaalanaaya,  bay gacmahoodii dhib ku raadsadeen, Alle waa ka ajiibey, He could have easily been replaced like Hosni, or other African dictators!! Dadka badankiisuna waa arkaa khaladkii Somali gacmaheed ku galeen, wax yar mooyee oo weli isla saxsan ama nacayb Qabiil indha tirey.

All of Somaliland's public schools have been free for all school age kids for a longtime now.  However, the quality of the public schools are not that great . The reasons are many but the main ones are that the gov't pays public school teachers much lower than their private counterparts hence all good teachers move to the privately owned institutions which has flourished.

If you compare the privately owned institutions to pre-1991, they are better or on bar. 

With regards to healthcare, from 1980s onwards the health care in Somaliland/Northern regions was non-existent. In fact, activist groups like UFO were started primarily because of the dismall state of Hargeisa Group Hospital during 1980s.  

Today, Hargeisa Group Hospital is a primary health care referal hospital for the whole of Somaliland. It provides free health care to public. 

Having said that, Somaliland's achievements over the past couple of decades is nothing short of miracle. Specailly considering it has been achieved on shoe-string budget. 

At one stage, Hargeisa of early 1991s the class rooms were under the trees were students would sit on tin cans (qasacada caanaha). 

Somaliland has recovered from a society and country that has broken down in every sense of the word.

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now