maakhiri1

Dhismihii iyo Mashaariicdii KACAANKA

Recommended Posts

Tallaabo   

Maakhiri

Siyaad was not a bad leader in the first half of his presidency. In fact, he was better than most of the leaders we had before him and those we have now, but unfortunately his actions in the later part of his rule cemented his legacy as a failure and the architect of a national disaster. If only he did things differently and not listened to the unashamed tribalists of his clan, we would all better off now. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa idin salaamey SNM boys, war heedhe be objective, wax yeelooyinkii KACAANKA, waa cadahay, wax qabadkiiisu waa cad yahay. USC oo guusha ugu wayn lahayd riddida XUkunkii SIYAAD badankood, majority, waa aqoonsadeen in nin wax qabad badan sameeyey ahaa, ayna khald ahayd in lala dagaalamo, Si kale looga qaado.

 

Guushii KACAANKA qorida SOOMALIGA baa ugu yar, KHASAARE badan baa jira, oo KOW ka tahay in DAD SOOMALI AHI ku GOMOOBAAN, oo isnacaan, SOOMALINA Ka cararaan, diidana walalahood in wax la qabsadaan.

 

Markaa boggani waa Faiidooyinkii kacaanka, si la mid ah, mid xumaantiisa iyo wax yeeladii KACAANKA  ka sheekeeyn, waa bilaabi kartaan, NACAYD ha la xajiimoonida, waayo waa idin indha tiraysaa si fiicanna wax idinkuma muuqanayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, Tallaabo said:

Maakhiri

Siyaad was not a bad leader in the first half of his presidency. In fact, he was better than most of the leaders we had before him and those we have now, but unfortunately his actions in the later part of his rule cemented his legacy as a failure and the architect of a national disaster. If only he did things differently and not listened to the unashamed tribalists of his clan, we would all better off now. 

Tallaabo, war ninyahow  ayaad quraan ah baa ahayd, KUWA indha leh, hadana HADANA aan wax arkin, Qof indha qaba oo wax arka baa tahay,  AAD kuugu raacsanahay, Yes it is true.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis who admire late Barre and British who admire Sir Winston Churchill have the same wrong mountain they look.

These two men took their empires to so many meaningless big projects/wars left each in tatters. But empty pride about past that killed the future at the time.

Of course each at different levels, but the way EU and Tramp treat Britain and Ethiopia and Kenya treat Somalia is the same.

For Somaliland Britain has Scotland and for Puntland Britain has Wales.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Makhir1 jasakallah khayr.

Mowduucaan caruurtii dhalatay kacaankii barakaysnaa ka dib way ka faa'iidayaan,

kii joogay berigaas oo maanta ag taagan beeshiisa oo jiho wayday waa xaqiir aan waxba u kala saarnayn.

Waxaan rabaa inaan u sheego walaalaheen ilmo snm.

Hargaysa dawladnimo ma taal waa maamul laysku kabkabay, nin qabiil dhex seexday waa dareen u joog.

Dawladdii aabe siyaad waxaa loo dacwoon jiray qaadi soomaali ah oo aadan garanayn gobolkuu kasoo jeedo.

Maantana waa sadexda habrood midkood, caddaaladna ma taalo

Wadadii uu dhisay wali xataa olyo burshaato kuma shubin waa ayadii oo sii buburtay.

Qofkii shil ku dhinta waa in loo ergoodaa beeshii darawalku kasoo jeeday, wax caymis ah malaha, mana yaqaanaan si loo sameeyo.

Biyaha ay cabbaan waa ceelkii uu qoday oo ilaahay u barakeeyay hal tuubo weli lagama bedelin

Mashaariicda uu ka dhisay iyo kuwa ay ku kibreen afrikaa ka faa'iidi lahayd iska daa soomaliye.

Maantana garbasaar cagaaran bay huwanyihiin rag iyo dumarba, calaykuma salaam waxay ku bedeleen qarranka somaliland.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

Awoowe, Wadada waxa ku sadaqaystay China. Sido kale biyaha. 

Lacagtii Qaranku lahaa halkee la geeyay? Sow beeshu ka dhashay khamri iyo khamaar kumay dhameyn? Ileen waanu ognahay Garbohaaray iyo Buulo Xaawo inay buul Somali ka dhisanyihiin oo aanu waxba u qabane. 

Kolka laga yimaado sadaqada dawladaha shisheeye, bal sheeg hal shay oo taxation/cashuurtii dadka laga dhameeyay loogu qabtay? 

Ugu yaraan, Dawladii Afwayne burburkay magaalooyinka Somaliland u gaysatay ayaa 1000 jeer ku laba-laabmaya wixii ama sadaqo uga so gaadhay 21 sano oo dawlad la aqoonsanyay la ahaa. 

Waa ayaan daro aad u wayn runtii, qof kii caqli inun wali ku sii hadhay garanaayo.

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.