maakhiri1

Dhismihii iyo Mashaariicdii KACAANKA

Recommended Posts

gooni   

Wiilashaan la doodkoodu waa ka dhib badan yahay fuusto daloosha oo biyo lagu shubo

Dugsigaygii sare, muqdisho, galaaskaygii sadexaad waxaa macalimiin noo ahaa oo maadooyinka ugu dhibka badan noo dhigi arday ka timid waqooyi galbeed, hal sano oo qudha unbay naga koreeyeen, been idiin sheegi maayee kuwa lafoole kasoo baxay yaa ayaga wax waydiin jiray.

Maantana iska daa inay wax dhigaane ayagaa tahriibka laga ilaaliyaa oo hooyadood ag taagan tahay.

Lama sheegin muwaadin darajada labaad ahaa wakhtigii siyaad barre iyo 4.5 wax ha lagu qaybsado.

Maamulka snm jiilka cusub wuxuu u sheegay taariikh khaldan.

Wuxuu ku riday jah wareer dhan kasta ah, ha ugu darnaato kan nafsiga oo uu ka lumiyay kalsoonidii  ay walaalahood wax kula qaybsan lahaayeen.

Waxayna isu arkaan inaysan soomaalida kale la noolaan karin, ama iska uruuriyaan, inaysan hogaan soomaaliyeed noqon karin mid beeleed mooyee. 

Taas weeyaan muwaadin darajada labaad haddaad maqasho.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Maakhiri, 

Sxb, intaan la gaarin waxa la miisaamayo, waxa haboon in marka hore, miisaanka  Maryooley ay wax saarto inay dib u eegaan inuu saxan yahay. 

Miisaan qaldan wax la saaray inuu natiijo sax ah keeno waa midaan la sugayn. 

Marka hore, aanu iswaydiino midka qiima badan, nafta iyo sharafta qofka Somaliaga ah markii loo barbar dhigo mashaariicda aad halkan soo dhigtay. 

Mida xigta, qofka masuul noqda, waxa la eegaa, maalintii uu masuuliyada qaaday iyo maalintii uu kategay/laga qaaday xilka, xaalada ay sugan yihiin  dalka iyo dadka uu masuulka ka ahaa. 

Mida kaloo muhiimadeeda leh waa inaanu meel isla dhigno, qofka masuuliyada loo dhiibtay ama faramaroorsaday, waxa saaran waajib ah in uu ilaaliyo nafta iyo sharafta dalka iyo dadka, asaga ayaana leh masuuliyada ugu danbeeysa wixii dhacay mudada uu xukunka hayo. 

Hadaan usoo noqdo ragii Maryoolay masuul usoo noqday. Ragii ka horeeyey Kacaanka, waa Halyeeyo aan helin mudnaanta ay leeyihiin in loo qiro, ayaga ayaana leh wanaaga tobanka sano ee hore Siyaad loo tiiriyo, waayo wuxuu ka dhaxlay ayuu wax ku dhisay. 

Kacaanka kadib, ragii masuuliyiinta noqday, maysan helin fursadda uu helay helay Siyaad, waxa kale oo nasiib daro ah in ay dhaxleen kuna mashquuleen la tacaalida iyo badbaadinta bukaankii uu Jaalle Siyaad geliyey Koomaha(Coma). Midwalaba oo ragaa kamid ahna waxuu kadegay masuuliyada asagoo wadanku dhaamo, ama lamid yahay maalintii uu madaxda ka noqday. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
36 minutes ago, YoniZ said:

Maakhiri, 

Sxb, intaan la gaarin waxa la miisaamayo, waxa haboon in marka hore, miisaanka  Maryooley ay wax saarto inay dib u eegaan inuu saxan yahay. 

Miisaan qaldan wax la saaray inuu natiijo sax ah keeno waa midaan la sugayn. 

Marka hore, aanu iswaydiino midka qiima badan, nafta iyo sharafta qofka Somaliaga ah markii loo barbar dhigo mashaariicda aad halkan soo dhigtay. 

Mida xigta, qofka masuul noqda, waxa la eegaa, maalintii uu masuuliyada qaaday iyo maalintii uu kategay/laga qaaday xilka, xaalada ay sugan yihiin  dalka iyo dadka uu masuulka ka ahaa. 

Mida kaloo muhiimadeeda leh waa inaanu meel isla dhigno, qofka masuuliyada loo dhiibtay ama faramaroorsaday, waxa saaran waajib ah in uu ilaaliyo nafta iyo sharafta dalka iyo dadka, asaga ayaana leh masuuliyada ugu danbeeysa wixii dhacay mudada uu xukunka hayo. 

Hadaan usoo noqdo ragii Maryoolay masuul usoo noqday. Ragii ka horeeyey Kacaanka, waa Halyeeyo aan helin mudnaanta ay leeyihiin in loo qiro, ayaga ayaana leh wanaaga tobanka sano ee hore Siyaad loo tiiriyo, waayo wuxuu ka dhaxlay ayuu wax ku dhisay. 

Kacaanka kadib, ragii masuuliyiinta noqday, maysan helin fursadda uu helay helay Siyaad, waxa kale oo nasiib daro ah in ay dhaxleen kuna mashquuleen la tacaalida iyo badbaadinta bukaankii uu Jaalle Siyaad geliyey Koomaha(Coma). Midwalaba oo ragaa kamid ahna waxuu kadegay masuuliyada asagoo wadanku dhaamo, ama lamid yahay maalintii uu madaxda ka noqday. 

 

 

Waa ku salaamey bro, Taariikhda dib u raac, xukumadihii siyaad ka horeeyey runta markaan ku dheego, kuwa maanta waa ka liiteen, bal dib u raac oo wayso, Taariilhdaa dib akhri, gabayadii dhegeeyso.

Tuugo bay wada ahaayeen, doorasho been ah, bal ku noqo, wadanka inta mashaariic laga hirgeliyey intee baa qabsoontay ka hor 1969?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan berri dhowayd la kulmey nin Somali ah, oo reer SL ah, qof macquul ah buu ahaa waxa uu ii sheegay in uu aad iyo aad u dadaaley,  dugsiga sare, ka dibna helay scholarship, reerkii soo macasalaameeyey ilaa Burco, soo noqday, basaboor la soo baxay, magaciisa iyo saaxiibadii jariirada 21ka October lagu qoray, asxaabtii sii macasalaameeyey, madaarka, airportka tegay, ka dibna la xirey, Waa iska fahmey markiiba isaga asxaabtii, Arooryadii baa la siidaayey, loona sheegay in magaciisii lagu baxay!Galbeedi waa ka badbaadey, waxyaabaha wadanka lagu noco weeye!

Xukun askari waa dhib badanyahay, shookaanta si khaldan baa looga qaadey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
10 hours ago, Oodweyne said:

Tallaabo,

Well lets play a "counter-factual" little game in here, and say lets put Somaliland of 1991 into a "time--travelling-machine" and take her back into 1960 with no level of the destruction of the kind she had by 1991. And then when you got her there give her thirty (30) years of peace as well as a "legal recognition" of its statehood, in-terms of her having a recognized government from 1960 onward to 1991. And then add all the bilateral and multilateral financial assistance of the kind that then Somali Republic has gotten between the years of 1960 - 1991 from the both super-powers of that era, namely the then USSR (and its allies) and USA (and its allies) into Somaliland's coffers. And then, finally, ask yourself this simple question.

Which is, as to where Somaliland will be in 2018 in relation to the position she is now in, if all of that "set of miracle circumstances" were to have been given to her, say, from 1991 onward?

Meaning if from 1991 onward Somaliland had no national destruction to contend with, and she was given all the "financial aid" of the kind Somali Republic had gotten from world during the years between 1960 till 1991, which means that kind of help was given to Somaliland from 1991 onward, and then the world as an extra help to her, has decided to recognized her statehood from 1991, then where do you think Somaliland will be in today's world of 2018 in "comparison" to the "actual reality" in which she is now living it in this year of 2018?

You see the point that I am getting in here, my friend? Which is to say, that, what the likes of Galbeedi is missing in his argument is that his argument is without "context". And in particularly of the kind of "historical context" and the unique situation in which Somaliland have faced since 1991.

Of course, the likes of Gooni in here are the sort of folks who are essentially "illiterate", both in small way and in a larger sense. And I mean that in the most fundamental way. So I am not counting on him to get the "gist" of this sort of "comparative arguments" or discourse of this kind.  

To him all that matters is that his uncle Afweyne have build few factories in the then Somali Republic, even if he had destroyed most of them by the time he was done in 1991. Moreover, for to him the "context of the time", in the sense of Somali Republic getting all the "financial goods" and help it had gotten during from 1969 to early 1980s, due the super-power competition and due to the Arab petro-dollar aid that was an "open spigot" for Somali State given that the Arabs were trying to stop the Communists doctrine getting into the Muslim world, is not something he can actually comprehend it. And how that have made all the "difference in the world".

And he can't comprehend as to how that "international assistance", both from the East and from the West, had helped the build Somali Republic in the first few years after 1969 and after the military coup. This is the point he is so singularly missing, namely the "historical context" of the time and how that had actually "facilitated" what "little developmental activities" there were in the Somali Republic of that time, particularly up to early 1980s.

Hence, I don't usually waste time on him in actually showing him as to how he is talking about "oranges" and "apples" in here, particularly when he is comparing the period of from 1969 to early-1980s to the period of post-1991 in the Somali peninsula.

And in fact I would say with confidence that even a "banana-eating-monkey" who is being made as the leader of the Somali Republic of that era (say from 1969 till early 1980s) could have produced the same "Socio-developmental indices" as was produced by then Gen. Barre's regime in that same period, if on the other hand that mere monkey was also given the same "sets of favorable circumstances" which in turn had prevailed in the wider world of that era.

This is reality, our Maakhir and Galbeedi, are deliberately looking away from it. Which is understandable, given that if you take into account the "historical context", the "Geo-Political Context", and the "Economical Context", that indeed have prevailed in the global setting in which the Somali Republic was living it through during the era of its flourishing phase, then you will see there was a "no miracles" of any kind on the part of the leaders of the country.

But rather what there was essentially was a "set of fortuitous circumstances" that had allowed Somali Republic to rapidly develop from a "low-base" up from 1969 to the early 1980s. And then she started eating itself as soon as the West (in general) lose any interests in feeding Somali State, economically, in competition with the Soviet union (USSR).

And the reason was that, given that the West realize that the USSR was no longer an economical threat to them, and therefore they no longer need to feed some third world dictatorship with all sort of economical largess just to keep that country on their side of the East-West competition, which wasn't the case during the years of 1960s and 1970s, And this in turn was reason they were intend of helping the Somali state in its formative years. 

Subsequently, this meant that by early 1980s Somali State could not depend too much of economical largess from the West (or from East as well) other than to contend herself with the likes of the IMF with its "punishing structural programs" and its demand to allow the market fluctuation of the Somali Shilling. As well as her getting the likes of the World Bank demanding a massive regime-change to the tax system of the State, in the sense of reducing it as well as a "whole-sale privatization" of the State-Owned-Enterprises (SOEs).

Hence by then the true and the inherent "State ability" of the Somali Republic to actually sustain itself came to the fore, given that it was shone out of the every other "artificial support" it was getting from 1960 onward to all the way to early 1980s. And at that point, Somali State reverted back to what it would have amounted to, if such lack of assistance was she was borne into by 1960, which was a "gradual economical decline" till it had collapse upon itself by 1991.

Consequently, this kind of "contrast" and "comparison" of two period of the Somali peninsula, namely the period  between 1960 till 1991 (or at least up to early 1980s) on one hand, and the period between 1991 till now, are actually nothing less than comparing "oranges" to "apples".

And only those who are "historically illiterate" (like our Gooni), or those who are deliberately misleading themselves, like Galbeedi and Maakhir, given they ought to know better about these things, are liable to be so seen in "comparing" these two different "historical epoch" of the Somali peninsula. For no one else would otherwise be so silly enough to actually do it in the first place.

Oodwaynoow, Somaliland is not without assistance or friends. It also receives many millions of dollars in aid. Also its government collections millions of dollars from the hard pressed public every single year. Indeed, every year without a fail, tax collectors(gangsters) from the Hargeisa municipality come to my mum's home and on many occasions removed the metal doors of the gate just because she either forgot or was a bit late with the payment of the annual property tax(baad). 

Now tell me what has the governments of Somaliland done in all those thirty years? Ceelkeebay qodeen? 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Talaabo, canshuurta gurigga hooyaday ku jirto ontime baanu ku bixinaa albaabkeedda cidi uma soo dhawaato ee islaanta canshuurta ka bixi. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, galbeedi said:

Suldaanka, 

You are partially correct that at the end Siyaad Barre watched the country disintegrate in a chaos while he had an opportunity to leave peacefully or transfer power before the implosion.On the other hand Mengistu was air lifted and Ethiopia was saved by the west and others.

Yet,  major Eritrean cities were never invaded or taken over by insurgents. Mengistu killed more than 60 generals and murdered thousands in cold blooded purging . He murdered two presidents, and  burred King Haile Selassie in his office after he starved him to death. Siyaad Barre was small time tyrant  compared the real dictator Mengistu.

Imagine the second largest city of the country taken over by rebels. in that era Every leader would have used any means necessary to dislodge and bring authority. Even Cigaal bombed Burco to fight the 1994 rebels.

Since the people of the North eventually rebelled and became a poplar uprising, no force or dictator could have controlled them. In history , the public in general are correct if they rise because of oppression,  despite the consequences.

On the issue at hand of building things, in Somaliland , it is the people who achieved impossible and built things. Even when they celebrate the national day, 18 May, no one forces them to wear the colors but themselves. This love of the land in Somaliland is definitely much different than the rest of Somalis. 

@galbeedi 

 You said this because it is very obvious that you have no clue or have no first hand information regarding the SNM vs SNA wars in the North. 

It was the SNA that militarised urban centres, after they were decisively defeated in the countryside.

In camparison, when Mingistu was defeated in the country side of Eritrea, his forces withdrew to Tigray region and Afar area in Asab. They didn't do what Afwayne did when he was defeated. 

Afwayne wuu u dagaalamay sidii gunta. And that will forever be an ignoble mark on his rule.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Quote

And on top of that, Gen. Barre take took over from 1969 a "functioning state" that is not destroyed to the ground similar to what Somaliland had to content with by mid 1991 onward, which was when they come home from the refugees camps of Ethiopia to rebuild their shattered land.

Not only a functioning state but also the people back then were humans. In 1991, the people have been to hell and back and their mental/physical and complete humanity was lost. Just the task and effort it took to sort out the land dispute would have been enough to make anyone give up. Leave alone the disarmament of civilians and bringing law and order back.

You can build infrastructure but the build the humanity in people is much harder task. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Siyaad barre Allaha u naxariisto ka hor dadku wuu koobnaa siduu Maakhir sheegay.

Wuxuuna shacabku u qaybsanaa darajooyin kala sarayn sad bursi iyo qabiilaysi ku dhisan.

Aqoonta waxaa loo ogolaa dad kooban oo dabaqadda sare iyo tan dhexe qaarkood ah,ayagoo wax ku baran jiray luuqado shisheeye.

 

Dawlad sax ah oo qofka faqiirkaa kan beel ahaan la liido, kan curyaankaa, dumarka ay iska dhex arkaan waxaa ugu horaysay kacaankii barakaysnaa taasi muran kama taagna.

Waxaana lagu tilmaamaa kacaankii indhaha u dilicaayay soomaalida.

Tobankii sanoo ugu horaysay iyo tobankii ugu dambaysay siyaad barre nin qalbi wasakhaysan ma ahayn.

Dad cararaya lama celin karo balse xoolaha waa la oodi karaa.

Wuxuu ku dili jiray inay iska daayaan musuq maasuqa, tuugada, qabiilaysiga, wuxuuna jeclaa inay dahab saafi ah oo simman noqdaan, ama si kasii fudud hadii loo dhigo dadka ugu sharafta badan aduunka.

Wuxuu yeeshay cadaw gudahaa oo u adeegayay dano shisheeye dadka qabiil u kala saari jiray , mar walbana jeclaa inay soomaaliya kala googo'do daciifto sida ay maanta tahay waana miro cadawgooda iyo maan-gaaba, u macaan. 

Nin wayn wadkiis wuu yaqaan wuu uga diggay in badan, balse asagoo hadalkii wada ama aan dhamaysan, bay mar qudha wada dhago beeleen.

Waxaana ugusii caqli liita aragtidayda kuwa itoobiyaanka iyo ingiriiska jeclaaday,walaalahoodna cadaw soo jireena ku sheegaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
9 hours ago, Apophis said:

Why are we celebrating the killer regime and its despostic bloodthirsty ruler.

are we seriously blinding ourselves to the atrocities of the so called “kacan” regime?

Siyad Barre destroyed Somalia. He hasno redeeming  features. And let us not even get into his defiling of the religion and culture.

 

Good quetion, but you miss the point my little sister we have no other day to celebrate

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Majority were NORTH moved to farming areas. this is a visionary and Chinese used similar technique recently and moved 320 million to urban areas. Siyad Regime  understood nomadic life is unsustainable.

sOMALILANDERS  MOVED.PNG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
23 minutes ago, maakhiri1 said:

Majority were NORTH moved to farming areas. this is a visionary and Chinese used similar technique recently and moved 320 million to urban areas. Siyad Regime  understood nomadic life is unsustainable.

sOMALILANDERS  MOVED.PNG

Depopulating the North was not the only answer. He could have resettled the nomads along the coast and then introduced to them a lifestyle where they fished while supplementing their income with their nomadic tradition and also a bit of farming in the mix. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 minutes ago, Tallaabo said:

Depopulating the North was not the only answer. He could have resettled the nomads along the coast and then introduced to them a lifestyle where they fished while supplementing their income with their nomadic tradition and also a bit of farming in the mix. 

You have to know the country, North is mainly desert, and since they were citizens, and South  itself has no much population,  why not move them?

I know they faced many difficulties but Siyad knew nomadic life is hell, and source of all troubles and wars. And at the end , all of the oppositions got the oxygen from MIYIGA,  from Geel Jire, aan waxna xeerin, waxna ka biqin.

And still most somali conflicts start MIYIGA

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.