Saalax

Muuse Bixi bites a camel after it refuses him in Oodweyne, Togdheer, Somalia

Recommended Posts

Saalax   

Waxa laso sheegaya qaniinayada ka dhib inay hashii ku dhacday xanuunka lo yaqaano Hepatitis C (Cagaarshowga C)

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
6 hours ago, Saalax said:

Waxa laso sheegaya qaniinayada ka dhib inay hashii ku dhacday xanuunka lo yaqaano Hepatitis C (Cagaarshowga C)

Waxaan maqlay hasha  geela magaceeda waxaa la dhahaa farmaajo markaa ciilkii uu qabay farmaajo ayuu odayga is iloobay

But seriously this is animal cruelty qoladii animal protection group RSPCA in loo sheego waaye.

  • Thanks 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Kolka Halsha awrka loo tu'iyo in tunka uu ka qaniino ama looga qaniino waan maqlay, laakin waa ii bilow in tartarta laga qaniino kolkay diidmo bilowdo.

Lesson in Dhaqanka, si fiican waa in looga faa'iidaysta. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
4 hours ago, cadnaan1 said:

Waxaan maqlay hasha  geela magaceeda waxaa la dhahaa farmaajo markaa ciilkii uu qabay farmaajo ayuu odayga is iloobay

But seriously this is animal cruelty qoladii animal protection group RSPCA in loo sheego waaye.

Indeed.  Muuse Bixi will pay for it.

Share this post

Link to post
Share on other sites

A true wannabe geeljire. A muqayil geeljire waa ii koow laakiin.

By the way, Saalax, maxaa ka jiro Muuse Muqayil's lieutenant in laga celiyey Adisababa a few days ago? Waa loo diiday inuu ku galo baasaboor beenaadka. Jabuuti ayuu ka dhoofay on his way to Ingiriiska, with his Jabuuti baasaboor. Cunaqabateynta dowladda dhexe weyba sii balaaraneysaa and that is why Muuse Muqayil qeylo, quuq, aflagaado iyo afxumo ka soo hartay baryahaan. Qof bahlaha laga rifay waaye oo xabsi xaafad laga dhigay.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
5 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Wa ruun. Also Muuse Bixi's  Djiboutian passport was revoked by Ismaacil Cumar Geele after a rift.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, Saalax said:

Wa ruun. Also Muuse Bixi's  Djiboutian passport was revoked by Ismaacil Cumar Geele after a rift.

Ileen wuxuu xaafaddiisa Hargeysa iskaga fadhiyo waa plan B xataa ma heysto? Ha iska qayilo, ha iska qarawo dhib malaha inta laga soo dhameystiraayo bahlo rifida.

Muuse Muqayil is so desperate these days he is calling around Axmed Madoobe in Kismaayo, Gaas in Garoowe iyo Xasan Sh. for an advise iyo isxulafeysi ka soo horjeedo dowladda dhexe. Such a desperation.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Ileen wuxuu xaafaddiisa Hargeysa iskaga fadhiyo waa plan B xataa ma heysto? Ha iska qayilo, ha iska qarawo dhib malaha inta laga soo dhameystiraayo bahlo rifida.

Muuse Muqayil is so desperate these days he is calling around Axmed Madoobe in Kismaayo, Gaas in Garoowe iyo Xasan Sh. for an advise iyo isxulafeysi ka soo horjeedo dowladda dhexe. Such a desperation.

Yep that is the real reason. Abiy Ahmed also refused to see any of the mamuul goboleed leaders.

Share this post

Link to post
Share on other sites
22 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Ileen wuxuu xaafaddiisa Hargeysa iskaga fadhiyo waa plan B xataa ma heysto? Ha iska qayilo, ha iska qarawo dhib malaha inta laga soo dhameystiraayo bahlo rifida.

Muuse Muqayil is so desperate these days he is calling around Axmed Madoobe in Kismaayo, Gaas in Garoowe iyo Xasan Sh. for an advise iyo isxulafeysi ka soo horjeedo dowladda dhexe. Such a desperation.

The poor sod has become so discombobulated by the Good-Cop/Bad-Cop of Somali politics, that now— like a deer caught in the headlights— dhinac uu aado ayuu garan la’yahay! 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.