Saalax

Nabad Iyo Nolol: Students from all over Somalia visit Daalo,Sanaag under recommendation of FSG

Recommended Posts

Saalax   

Xukuumada federalka ah ee Soomaaliya oo Barnaamijka nabad iyo nolol ka bilowday Gobolka Sanaag

BURCOONLINE.COM

Halkan Ka Daawo;Xukuumada fadaraalka Ah Ee Somaliya Oo Barnaamijka Nabad Iyo Nolol Ka Bilowday Dhalinyarada Gobalka Sanaag Iyo Ceerigabo Oo Dhalinyaro Badan Oo Ku Sugan Yiuhiin.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

This is good for the Ceerigaabo economy. Somalis from other parts of Somalia visiting the famous landmarks in Sanaag means more hotels, houses rented and flourishing businesses. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
9 hours ago, Holac said:

Is Col. Caare taxing them?

They are staying in our hotels.  Welcome banu lenahay walalaheen Soomaaliyeed.  :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
49 minutes ago, Barwaaqo said:

^^^^^^

Line Manger-kaaga Nabar iyo Naxdin waxbaa ka si ah! Waxaad mushahar kaga qaadataa “been Doqoni garatay ah”

 

Been maxay ah?  arday gobolada kale ee Somalia ka yimi oo badan inay yimadeen daalo dalxis ahaan oo ay joogaan hotelada Ceerigaabo ba been mooday miya.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isdhexgalka barbaarta Soomaaliyeed waa loo baahanyahay. Kuwa aad u badan dhalinta Reer Waqooyiga ah Xamar u shaqo tagay sanadihii u dambeeye. Xataa kuwii jeelalka Liibiya laga soo badbaadiyey Xamar ayee ka shaqeystaan oo masii gudbinba. I guess asxaabtooda ayee soo kaxeeyeen oo ay Sanaag ee geeyeen, waana wax loo baahanyahay xilligaan.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.